Suldaanka Posted June 7, 2018 DEG DEG: Puntland oo isaga baxday dagaalkii Tukaraq. https://www.allshacabka.com/2018/06/deg-deg-puntland-oo-isaga-baxday-dagaalkii-tukaraq/ TUKARAQ, 06 JUNE 2018 (ALLSHACABKA) Sida goordhaw wasiir aan magiciisa qarinay oo ka tirsan golaha wasiirada Puntland usheegay ALLSHACABKA, waxaa dhamaaday dagaalkii Sool lagu xoreyn lahaa kaas oo maamulka Puntland laga dareemayey abaabulkiisa maalmihii ugu dambeeyey. Madaxweynaha Dawladda federalka Soomaaliya Mudane Farmaajo oo gacan ka helaya dawladda Itoobiya oo qaramada midoobay iyo beesha caalamku u xilsaaratay gaar ahaan dawladda Mareykanka ayaa ku guuleystay wada hadal siinta labada Madaxweyne ee maamulada Somaliland iyo Puntland. Dawladda Itoobiya ayaa xiriir fiican la leh labada maamul iyadoo dawladda Mareykanka ee Itoobiya u xilsaartayna ay labada Madaxweyne ee Puntland dhalasho ka haystaan dalkaas Mareykanka taas oo fududeysay wada hadalka iyo xabad joojintaba iyadoo Madaxweyne Gaas uu guri malaayiin dollar ah ku leeyahay wadanka Mareykanka. Qorshaha Madaxweyne Gaas ayaa ahaa in dagaal tuur tuur ah uu dhaco 15-ka bishaan June kadibna midka xiga lagu balan sanaa bisha sagaalaad ee September, iyadoo mid yara xoogan qorshuhu ahaa in la qaado sanadka cusub ee soo socda 2019 maalmihiisa hore si shacabka Puntland loo jahwareerinayo sida taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Dheere u xaqiijiyey wariyaha ALLSHACABKA Axmed Nuur Xuseen Jaamac oo ku booqday xafiiskiisa Garowe. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng. Camey oo ka war helay qorshayaasha Gaas, ayaan maantay Garoonka Garoowe kusoo dhaweyn Madaxweyne Gaas taas oo noqoneysa markii ugu horeysay Camey oo Garowe jooga uusan soo dhaweyn Gaas iyadoo khilaaf xoogan ka dhex jiro labada masuul kaas oo maalinba maalinka ka dambeysa soo ifbaxaya. Beelo badan oo jiida hore ee dagaalka Puntland ee Tukaraq lagu soo daabulayey illaa bilowgii sanadkaan ayaa dib ugu noqday deegaanadii ay ka yimaadeen kadib dagaal aan daacad laga ahayn iyo daryeel xumo kusoo wajahday jiidaha hore. Shacabka Puntland ayaa iweydiinaya haddii illaa bishii koowaad ee sanadkaan aan weli la xoreyn tuulada Tukaraq imisa ayey maaweelada Gaas socon kartaa ee ah Laascaanood waan xoreynaynaa iyadoo inta Tukaraq la heysto kayar doorashada Puntland ka harsan tahay? Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Gaas oo Qurbajoogta Puntland kamid ah, doorashada kadibna ku noqonaya dalweynaha Mareykanka ayaan marna niyada ku heyn dagaal uu amro oo lagu xoreeyo deegaanada Puntland ka maqan. Sidoo kale waxaa jira siyaasiyiin badan oo doorashada Puntland sugaya 2019 kuwaas oo aan marna raali ka aheyn dagaal aan natiijadiisa la ogeyn iyo wakhtiga uu qaadanayo iyadoo Madaxweyne Gaas si cad dhigiisa musharixiinta ugu sheegay in dagaalku daba dheeraanayo taas oo muuqata. Laxariir Allshacabka1@gmail.com Short URL: https://www.allshacabka.com/?p=18975 admin Comments are opened 300x250 ad code [Inner pages] Home RSS © 2018 Allshacabka. All Rights Reserved. Log in - Designed by PO TEAM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 7, 2018 This can literally be out of some fadhi ku dirir session. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 7, 2018 It is a Puntland based Website. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 8, 2018 It seems Gaas has pulled the plug off the "Musalsalkii Garoowe" by the 3 stooges Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 8, 2018 This is more entertaining Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 9, 2018 12 hours ago, Che -Guevara said: This is more entertaining What is funny about this old man's message Mr Che? If you cannot see the wisdom in his words then I am afraid you have no moral authority to preach Somali reconciliation and unity. I hope you are not turning into another galbeedi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 9, 2018 Somaliland will close it's borders with arms with diplomacy with everything. Somaliland for the first time has military leader. Haday mamuuulka.budhcadbadeedka fadhiwayaan garowe wala qabsanayna and it's gonna be out gollanheights Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 9, 2018 3 hours ago, Tallaabo said: What is funny about this old man's message Mr Che? If you cannot see the wisdom in his words then I am afraid you have no moral authority to preach Somali reconciliation and unity. I hope you are not turning into another galbeedi. Incoherence and yapping but seriously, his mention of two tribes is the quentessial waryaa tola. You would think he would appreciate history. Besides. I have seen comments by him in the past. He is no peacemaker. As for morality, I have said before I see no value or winners in this fight. P.s. I have given up preaching anything when it comes to Somalis especially reconciliation. Intii is rabta ba israacdo, the rest can go their merry way. Quote Share this post Link to post Share on other sites