Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawir: Guddoomiye kuxigeenka Hargeysa oo xafiiskiisa ku xardhay calanka Itoobiya iyo caro ka dhalatay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (Caasimada Online)- Guddoomiye ku-xigeenka magaalada Hargaysa ee maamulka Somaliland, Cabdicasiis Cagaweyne ayaa xafiiska surtay calanka Itoobiya, falkaasoo ay si weyn ugu caroodeen bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha iyo gudaha ku nool.

Tallaabadaasi uu qaaday Guddoomiye kuxigeenka Hargeysa ayaan la ogeyn sababta ku kaliftay iyo in ay aqoondaro u geysay in xafiiskiisa ku xardho calan aan aheyn midkii uu madalayay.maayar-xigeen-calan-itoobiya.png?resize=Ficilkaasi ayaa dhabar jab ku ah qaranimada iyo jiritaanka ummada Soomaaliyeed oo ah dal madax-bannaan in maamuladii dalka qaarkood xafiisyadooda surtaan calamada dalalka shisheeye.kk.png?resize=696%2C382&ssl=1

Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this