Mooge Posted June 3, 2018 Quraanjecel is masiibo niyoow. haha. He knows how to talk. Xudun, Taleex, Buuhoodle, Boocame are all free lands niyoow. Laascaanood is the last bastion of jeegaanta and it will be freed soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted June 3, 2018 17 hours ago, Mooge said: Xudun, Taleex, Buuhoodle, Boocame are all free lands niyoow. Laascaanood is the last bastion of jeegaanta and it will be freed soon. Mooge, We need you here for information. I do not want you to disappear like our Oodweyne after making similar statement like yours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 4, 2018 Dhaqankii reer koonfurka ee intay ganbadh/kursi qolqolka isku so hordhigtaan, isu tirinjjiray miyaa la bilaabay? Dhaqanka halkan lagama yaqaano, ha loo sheego Garoowe. Hadaad waxaa la timaadaan, sidii Maxamed Cabdille Xassan ayaa xaarka taalo ka dhigi doontaan. Inaan Bile tagoogada ka xidhay, tebiya oo geeya Inuu xaarka taallada ka dhigay, tebiya oo geeya Inaad gaalo taag daran tihiin, tebiya oo geeya Quote Share this post Link to post Share on other sites