Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo qoraal carro leh oo saartay arrinta ka taagan Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa war-murtiyeed uu soo saaray ku sheegay in shacabka magaaladda laascaanood ay ku sugan yihiin xaalad aad u qalafsan oo ah tacadi bani’aadannimada ka baxsan.

Qoraalkan, oo carro xooggan ay ka muuqato ayaa lagu sheegay in ciidamada laga keenay Hargeysa, sida qoraalki lee yahay, ay shacabka u gaysanayaan dhibaatooyin isugu jira xarig, jirdil, handadaad iyo caburin fikir.

Puntland ayaa sheegtay in waxa Laascaanood ka socda ay yihiin xasuuq ay gaysanayaan ciidamo uusoo diray madaxweyne Muuse Biixi.

W-Muriyeed-May-30-2018-1.jpg?resize=696%

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this