Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Free Hotel in Burco

Recommended Posts

Sawirka maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee Oodweynenews waa Sawir muujinaya Dadka shaqo la’aantu hayso oo ku nool Magaalada Burco oo geed hoos hurda, Geedkan Hadhka wayn ee ay hoos hurdaana waxaa la yidhaahdaa “Arbeekada Bilaashka ah ee Xayraamiinta” .

 

Bal aan ku ladho sawirka baydad ka mid ah gabay uu tiriyay Abwaan Cumar Maxamed (Xiinwaal) waxaanu yidhi:

 

Qorraxdiyo kulaylaha dar uu dheehu qolofaystay

Oo saan qombobay baan sidii qaran wadaagnaaye

Sidii baan qalfoofkii u nahay qaro yaraantiiye

Qalbigiyo sidii baa wajiga qiiq ka karayaaye

Qaadiro sidii baa indhuhu nala qalloocaane

Qaawanaan sidii baa derbiga qubane jiifaaye

Qado li’i sidii bay wax badan maalmo qadayaane

Qufac iyo sidii bay darxumo weli qandhoodaane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar that is Burco. If you are somewhere and want to take a nap ,, u don't have to go back all da way home or look for a hotel room. U just go to a nearby tree and sleep right there .... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this