Deeq A. Posted May 27, 2018 Puntland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ahaa in ay kawada hadleen Cabdiwali Gaas colaada Tukaraq. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweyna Puntland Cabdiwali Cali Gaas uusan wax gorgortan ah ka galeyn deegaamada Dastuuriga ah ee Puntland, sidoo kalana aysan bixin karin Dowladda Federaalka Soomaaliya dhul Puntland ah. Sidoo kale War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in beesha caalamku Somaliland u sheegtay in ay dib uga baxaan deegaanka Tukaraq, balse Muuse Biixi ku dooday in uu tegayo xuduudkii Ingriisku siiyay. Puntland ayaa sheegtay in Muuse Biixi markii uu waji gabax kala kulmay ciidamada Puntland uu bilaabay in uu ku celceliyo waxaa na soo weerartay Dowladda federaalka Soomaaliya, nabada uu sheegayana ay tahay hadal meel waayay. Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhameystiran PUNTLAND POST The post Puntland oo sheegtay in wax gorgortan ah ka galeyn deegaamadeeda Dastuuriga ah appeared first on Puntland Post. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted May 27, 2018 It looks Tukaraq invasion was the last straw for Puntland's patience. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted May 27, 2018 No compromise. Leave peacefully or face the full force of dhafoorqiiq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 27, 2018 Ninyahow bootada Hala yareeyo 10 days and still tuulada tukaraq is in the hand of Somaliland xagee salaat iska qabsan la'dahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ifiye Posted May 27, 2018 Puntland hadii eey dastuurka kuqoratay tuulokasto oo beesha dagto in eey iyada hoos imaato maxaa kacelinayo in qabiilkaasta sidaasookale sameeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 28, 2018 1 hour ago, Ifiye said: Puntland hadii eey dastuurka kuqoratay tuulokasto oo beesha dagto in eey iyada hoos imaato maxaa kacelinayo in qabiilkaasta sidaasookale sameeyo. Ifiye, sheeko caata ah ayaad la soo shir tagtay. Puntland waa 5 Gobol iyo degmo. Sharci weeye, waana dastuuri, waana rabitaanka ummada gobolladaas ku nool..Adiga iyo mid kale oo naf lacaari ah wax ay ka badeli karaan ma jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 28, 2018 19 hours ago, cadnaan1 said: Ninyahow bootada Hala yareeyo 10 days and still tuulada tukaraq is in the hand of Somaliland xagee salaat iska qabsan la'dahay. Saaxiib, aan kula kaftamee...adiga iyo moryaanta xamar intee bay Puntland ku qaadatay in ay rabaayad ka dhigto?😜 There’s a Swahili saying that goes..”Haraka haraka ha ayna baraka!” There is work in progress, so just lay back and enjoy the federalism ride!😆 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 28, 2018 Maahmaahda iyo odhaahda/halqabsiga Reer koonfurka intooda badan waa iska cali beesteyn, laakin mid aan in badan is idhi waa ta ugu fiican waa tan Eelayda ee tidha "Fad ama ha fadin, waa lagu fadsiin". Sidii Laascaanood ba lagaaga faramaroojiyay ayuunba tana feedh iyo laad laagaga saari. Meeshu marya calastii Galkacyo maha. Waa Ciidan Qaran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 28, 2018 1 hour ago, cadnaan1 said: Ninyahow bootada Hala yareeyo 10 days and still tuulada tukaraq is in the hand of Somaliland xagee salaat iska qabsan la'dahay. Hadii ay joogi waayan oo halkooda ku eekan waayan, waxa wacad ah in aan laga soo hadhin ilaa iyo Yoocada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 28, 2018 14 minutes ago, Suldaanka said: Maahmaahda iyo odhaahda/halqabsiga Reer koonfurka intooda badan waa iska cali beesteyn, laakin mid aan in badan is idhi waa ta ugu fiican waa tan Eelayda ee tidha "Fad ama ha fadin, waa lagu fadsiin". Sidii Laascaanood ba lagaaga faramaroojiyay ayuunba tana feedh iyo laad laagaga saari. Meeshu marya calastii Galkacyo maha. Waa Ciidan Qaran. Suldaanta naasaha jilicsan; It’s too early in the day to read your bedtime stories. 😆😆 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ifiye Posted May 28, 2018 1 hour ago, Tillamook said: Ifiye, sheeko caata ah ayaad la soo shir tagtay. Puntland waa 5 Gobol iyo degmo. Sharci weeye, waana dastuuri, waana rabitaanka ummada gobolladaas ku nool..Adiga iyo mid kale oo naf lacaari ah wax ay ka badeli karaan ma jirto. Waxba maadan sheegin oon aheeyn wish listiga reerka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 28, 2018 46 minutes ago, Ifiye said: Waxba maadan sheegin oon aheeyn wish listiga reerka. Wish listiga reerkaan wish listyaasha reeryowsha kale ee Soomaaliyeed wuu ka hor hirgalaa, ma ogid miyaa? 😀 Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 28, 2018 On 5/27/2018 at 8:48 PM, Tillamook said: Saaxiib, aan kula kaftamee...adiga iyo moryaanta xamar intee bay Puntland ku qaadatay in ay rabaayaad ka dhigto?😜 There’s a Swahili saying that goes..”Haraka haraka ha ayna baraka!” There is work in progress, so just lay back and enjoy the federalism ride!😆 Weligay taariikhda ma maqlin dagaal uu ** Ku guulaystay. Kan maanta la joogana 2 weerar ayaad qaadeen hal tuulo xataa waad qabsan waayseen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted May 28, 2018 Gorgortan? “Maba aabay lulatee; bal maxay ka leeftaa” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 28, 2018 20 hours ago, cadnaan1 said: Weligay taariikhda ma maqlin dagaal uu ** Ku guulaystay. Kan maanta la joogana 2 weerar ayaad qaadeen hal tuulo xataa waad qabsan waayseen. Sxb, howshaan ** iyo jacaylka aad u qabtid ** waa ka weyntahay. So just kick back and relax and enjoy the show..👍 Quote Share this post Link to post Share on other sites