Suldaanka Posted May 25, 2018 Sanad Guuraddi 27aad ciidanka Qaranka... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted May 25, 2018 Seriously. It seems somaliland is shaken by the heavy loses yesterday. Nothing is secret everybody knows it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 25, 2018 20 minutes ago, Duufaan said: Seriously. It seems somaliland is shaken by the heavy loses yesterday. Nothing is secret everybody knows it. Sheeko Sheeko, sheeko xariira... kakakak You can sell that to 5 year old kids. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 26, 2018 From “Garowe baan qabanaynaa” to “Xuduudeeni kaliya ayaan u soconaa” to “ weerar baan geli doonaa hadii tuurtuurka na laga daynwaayo.. Classic!😆😀😆 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 26, 2018 4 hours ago, Ducale said: Puntland maydkeedi wey ka carartay. Somaliland ayaa odeyashii deegaanka la gurtay maydkoodi. Waxa dacas iyo macawus meesha laga guray. Ileyn Puntland waa militia beeleed iyo reer miyi. Soo doonatee dacartiyo qadhaanka hoo! Waxa igu maqaalo ah hogaankii dagaalka ee Puntland gacanta ayaa lagu dhigay. Waa reerka Faroole. I have also heard Faroole is using his contacts to have him released with conditions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 27, 2018 Waxaan goor dhawayd Burco la iiga so xaqiijiyay in dhaawac lagu qabtay hogaankii ciidanka maamulka MJteeniya. Waxa hada socda dadaal badan oo madaxweynihi hore ee Puntland Faroole ku doonayo in ninka si hoose loogu sii daayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 27, 2018 ^ Bullshit lies...😆😆😆 Suldaanta naasaha jilicsan: si hoose ha u soo daynina, si kor kor ah u soo daaya ...lol😆😆😆 Quote Share this post Link to post Share on other sites