Suldaanka

Reer Laascaanood si jeesjees ah ugu jawaabay Garoowe

Recommended Posts

gooni   

Ra'yigooda qof weyn baa akhrin kara caruurtuna taageere snm bay u qaadan karaan markay dhagaystaan.

Puntland toban sano ka hor bay dayacday dhulkaan iyo dadkiisaba waana runtood.

Aragtidayda reer sool waa dad ka fac weyn labada beelood oo isku haysta xalkana cidaan ayaga ahayn ma keeni karaan.

Balse dhiig sokeeye waa xaaraan hadduu sii sokeeyana waa labo xaaraan.

Abaal marrinta faysal waraabe uu ku abaal mariyo reer sool inay xaduudka garoowe ku dhintaana waa ceeb aad oo foolxun xaqiiqdii waana jees jees ihaana loona dul qaadan karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Puntland toban sano ka hor bay dayacday dhulkaan iyo dadkiisaba waana runtood.

Baroortu orgiga ka wayn. Dhawaaqa iyo dhiilada colaadeed ee maamulka Puntland hada durbaanka u tumaayo, waxay ku eekeed in maalintii Adhicadeeye sameeyaan. 

Kolkii Garowe kaabiga loo istaagay, inay hada durbaan tumaan waa ku fashilmeen. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waan kugu raacsanahay suldaan ishaad ka riday too late

Wayna ku argagaxeen goor dambe in xuduudka snm ingiriiska ka dhaxashay uu garoowe u jiro 5 km

Tan ugu daran aragtidayda, waa  abaal marinta snm, ay ku abaal marinayso reer sool, kuna tilmaamayaan geesiyo u dhintay ilaalinta xuduudka qaranka ee snm.

Waana guusha rasmigaa oo smn ka gaartay dagaalka tuko-raq.

Itoobiya waxay ku nasatay liyu-bolis, Snm'na reer sool inta u shaqaysa, waana siyaasad meel qudha kasoo jeeda markaad u fiirsato.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.