Suldaanka Posted May 25, 2018 Reer Laascaanood to Reer Garoowe, dufaantu Garoowe ayay ku wajahantay ee xejista numberka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 25, 2018 Ra'yigooda qof weyn baa akhrin kara caruurtuna taageere snm bay u qaadan karaan markay dhagaystaan. Puntland toban sano ka hor bay dayacday dhulkaan iyo dadkiisaba waana runtood. Aragtidayda reer sool waa dad ka fac weyn labada beelood oo isku haysta xalkana cidaan ayaga ahayn ma keeni karaan. Balse dhiig sokeeye waa xaaraan hadduu sii sokeeyana waa labo xaaraan. Abaal marrinta faysal waraabe uu ku abaal mariyo reer sool inay xaduudka garoowe ku dhintaana waa ceeb aad oo foolxun xaqiiqdii waana jees jees ihaana loona dul qaadan karin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 25, 2018 7 hours ago, gooni said: Puntland toban sano ka hor bay dayacday dhulkaan iyo dadkiisaba waana runtood. Baroortu orgiga ka wayn. Dhawaaqa iyo dhiilada colaadeed ee maamulka Puntland hada durbaanka u tumaayo, waxay ku eekeed in maalintii Adhicadeeye sameeyaan. Kolkii Garowe kaabiga loo istaagay, inay hada durbaan tumaan waa ku fashilmeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 26, 2018 Waan kugu raacsanahay suldaan ishaad ka riday too late Wayna ku argagaxeen goor dambe in xuduudka snm ingiriiska ka dhaxashay uu garoowe u jiro 5 km Tan ugu daran aragtidayda, waa abaal marinta snm, ay ku abaal marinayso reer sool, kuna tilmaamayaan geesiyo u dhintay ilaalinta xuduudka qaranka ee snm. Waana guusha rasmigaa oo smn ka gaartay dagaalka tuko-raq. Itoobiya waxay ku nasatay liyu-bolis, Snm'na reer sool inta u shaqaysa, waana siyaasad meel qudha kasoo jeeda markaad u fiirsato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 26, 2018 I see propaganda is in full swing on both sides. Quote Share this post Link to post Share on other sites