Ifiye Posted May 25, 2018 Midnimo ayuu sheegayaa 3dax area reerku dago wuxuu leeyahay waala xoreeynayaa. Xaqiiqda Waxaa weeye hadii eey Somaliland joojiso sheegashada dhulkaas kana baxdo Soomaalida ugu horeeysa ee aqoonsanayo madaxbanaanida Somaliland ineey noqonanyaan kuwan maanta midnimada Soomaaliya kuqaraabanaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 25, 2018 He learned nothing from history. He forgot the modus-operandi of the Puntland folks. He will learn it the hard way. Quote Share this post Link to post Share on other sites