Deeq A.

Muuse Biixi “Weerar ayaa dhinac walba nooga socdo”

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal saakay Somaliland iyo Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Muuse Biixi oo socdaal ku maraya deegaanada ay abaaraha ku dhufteen ee bariga Somaliland ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya iyo Puntland ay weerar ku soo qaadeen sida uu hadalka u dhigay.

Anaga oo ku jirna gurmad ayaa waxaa weerar nooga yimid Soomaaliya halka Soomaali kale ay kacaawineyso, laakin waxay ahaataba waan is difaaceynaa ,dagaalka socda dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah ayaa jira laakiin Somaliland marwalba wey iska difaaceysaa weerarka uga yimid Soomaaliya” ayuu yiri Muuse Biixi.

Dagaal xoogan ayaa markale saaka ka dhacay Tukaraq kaasi oo geystay khasaarooyin kala duwan.

Hoos ka dhageyso codka

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/05/Muuse-biixi-Cabdi.mp3

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Muuse Biixi “Weerar ayaa dhinac walba nooga socdo” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
13 minutes ago, Tillamook said:

Saalax, Indha Adeyg Muuse laguma gaaro...😀

 

Muuse wa hasha geele cuunta hadana cabaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.