Tuujiye Posted October 12, 2006 Owguuriyo Owguuriyo to my good friend ZUUUUUUUUUUUU...The Ausie waxaa la sheegay in uu last month naga qarsay Aroos aan inama caadi aheen..... Zuu saaxiib waxaan kuu rajeynayaa wiil iyo Caano gabar iyo Mushaari... Ilaahey Gurigiina haka dhigi kii malaa igta ku baashaalto.... Owguuuuuuriyo.... Zabta aa naga qarsatayna Ku dhimo..hadii aad xasad nimo noogaga qarsatay lee nooh.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 12, 2006 Maasha Allah.. Maba ka jajabna fiirsha.... Legond Of ZU.. qadaami in aa tahay oo reer beeralee aheed saan aan ku kasay.... Jaceel Daraadiis, ilin aa kaa imaan rabto.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 12, 2006 Mabruuk, Legend of zu, gabadh iyo caano Wiil iyo Caano.......... the bride is aslo SOL member? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 12, 2006 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL HAMBALYO HAMBALYO ,, WIIL IYO CAANO, GABADH IYO SUBAG , MALAB IYO DUFAN ,,, ILAAHAY HA IDINKA DHIGO KUWII ISKU MUDHUUDHUQA EE ISU DHIDIDA BOODHNA ISKAGA DUULIYA ILAA QIYAAMAHA ,,,,, NOQDA KUWII ISKU DHEGANAADA WELIGOODBA EEN ISKA DAALIN, KALA DAALIN, WADA DAALIN ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 12, 2006 Masha Allah Congrats and may your lives together be fruitful with many junior Zus insha allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
murefu Posted October 12, 2006 OWGUURIYO GEBER IYO CAANI WIIL IYO CAANO.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted October 12, 2006 Congrats Zu. May ALlah bless your marriage. aameen Tuujiye..pls take off the picture. I know i wouldnt like it for my wedding to be on a public show. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted October 12, 2006 Waaaaaaaaaaaw......Congratulations, Legend of Zu, and may Allah SWT make your marriage a good one and bless you with qeyr in this life and the next, and may He give you children who will be good Muslims and take care of you in your old age insha Allah. Amiin. This is one good-looking man, a far cry from the 5-foot tall indhoyar I envisioned him to be(Time to change your avatar, Zu!!) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted October 12, 2006 LoL... Tuujiye, dadka ha wareerin. If Zu marries anyone, it will be me, ma garatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 12, 2006 Originally posted by Valenteenah: LoL... Tuujiye, dadka ha wareerin. If Zu marries anyone, it will be me, ma garatay? I never thought you were that desperate! :eek: the Islamic courts should find you a good guy to marry, and I pray for you sister, insha-Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 12, 2006 Originally posted by Tuujiyee: Wareer Badanaa!!! Aw Guuriyo Saaxiibkeey Legend of Zu. Waan ku faraxsannahay inaad xarootay runtii. Ilaahey haka dhigo guurkaaga kii loo aayo oo ubud kheyr qaba kala hela oo aduun iyo Aakhiro idin anfaca, insha-Allah. Again, congratulations brother! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 12, 2006 ^^whats with the laughter? was you there? Quote Share this post Link to post Share on other sites