Allamagan
Nomads-
Content Count
3,070 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Allamagan
-
Thanks Paragon for nice read. War ingiriisku xaasidsanaa xattaa waxaan maqlay hal iskuula uma dhisin markuu ka tagayey ok that is why they were lagging behind. make sense tho. Waligey wax talyaani ka xun inaysan jirin ayaah u haystay. Part 2 please...
-
^^ Wax haddad difaacankarto Gaalkacyo ayaad difaacan lahayd waagii aad ka carartay. Adeer my intention is not to give you a flashback of those painful days, however If you believe in yourself why did your jabhad been chased away from the city after they gave only 1 hour fight? Why did Af-Cas surrender to the Gedo boys? Adeer reer Gedo waxay magaalada ku haystaan xoggooda baryo kuma joogaan ee wax kale ma ihaysaa.
-
^^^ Paragon waa runtaa and I agree with you 100%. Magaaladana soomali oo dhan waa qaadaa. In magaaladaas nabad loogu wada noolaado waa danta iyo maslaxaada cidkasta. That is the position and always been the position of Reer Gedo. However, this makes no sense to a certain extend greedy and selfish people who want the whole city -they can not defend, and a city that they are the minority of course?- to their name. wax soconayan ma ahan cid ka yeelaysana ma jirto.
-
^^Xafid, bootadii cidda ahaa. Orda aada xay tahay "patient" aad sheegaysaan? Ta kale leave the locals alone ka daaya filimka waxan aad la wareegaysaan ee kabta & Laxda ah ee aad awrkiina rabtaan inaad ku kacsataan. Markii diyaaradada amxaarada iyo mareykanku garaacayeen oo xatta geelodii iyo reer miyigoodiba la laayey ma aydan isticmaali jirin term-kan Kabta & Laxda ah balse markii reer Gedo xoog wax looga qaadi waayo maxaad u isticmaasaan waxani, ma isla yaabtaan? Originally posted by Abdi_Xaafid: REMEMBAR I AM THE ONE WHO IS RUNING THE SHOW IN SOMALIA NOT YOU. :cool: MADAX WEEYNAHAADA KA XISHOOW. Yeah, agree adeerkaa YEY amxaar together his puntlanders runs the coffe shop for zenawi but the question is for how long will he run for him. For Zenawi is already on look to find his replacement. The cauntdown started adeer.... iiga qor. Bookmark this post for future reference
-
Caqliga Illahay nagamaqaado a really laughing stock. Originally posted by Abwaan: Kismaayo fogaan badanaa oo weli lama tegin miyaa?...oops yaan waxaas amxaaro igu maqlin hadday intay maraykankuna sidoodii geel baabi'iyaan dhihi doonaan argagixisaan laynay! Abwaan, diidiinkii dhaanshay ma maqashay oo markuu dhowr beri sii maqnaa sharqantiisi la maqlay, deedna yiri ninkii waa kanaa wuu yimid, saa waxaa la maqlay asagoo dhahay: "War mad iga aamustaan waan sii socdaaye yaa dadkaan howl u geli jiray" Hadda Afguduud iyo kooxdiisi weli magaalada wa aay weerarayaan weli waa soo socdaan. Sow diin dinkii oo kale ma ahan maxay kismayo la fogaan weysay. Ta kale amxaaro waxay ku tiri ragga haddad iska celinaysan orda iska celsha annaaga ha nagu tashanina!
-
Originally posted by Sharmarkee: quote:Originally posted by The Duke: ^^^He is a spokesperson for the President office. And he is doing a great job. As for the Duke who knows the governor of Gedo maybe? ^^ Duke for Gedo governership? bloody hell! That will be their biggest calamity on them and misfortune, imagine you selling your humbug to the poor gedo people,as you do in SOL what did have done to encounter this mishap?? lol joke upon joke! Reer Gedo dont buy these usual political cheap humbugs especially when the salesman is Duke's lot. So consult with the historians adeer.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: By the way, Reer Garbahaareey and Buuloxaawo are peaceful people, oo shaqo kuma laha dagaaladaas dhulbalaarsiga ah ama dantooda ma'aha dadka Kismaayo ka dagaalamaayo. They even released statements and baaq ku aadan inay dagaaladda ku jirin. Dadka Kismaayo inay xoog ku qabsadaan rabaan, xaaraantooda inay xalaaleystaan rabaan waa Reer Cabuudwaaq oo Galgaduud kasoo cararooyo. All of them waa kuwaas, xataa kuwa inta quuqda ku haayo. Dad cararadii kululeyd ogaa, aanan arag meel Kismaayo iyo kisteeda iyo kaskaaga ah, oo meeshiiba jano la noqotay waaye hee, ee ma'aha Reer Buuloxaawo iyo Garbahaareey. Dadkaas anaa kuu aqaano, waa peaceful people, oo dhulbalaarsi iyo xaqdaro mayaqaanaan, like their fellow original Reer Waamo and wider Southerners isku deegaanka yihiin. [/QB] Aduunka ninkii nool muxuu wax arki! dadka qaarkii waa ka xishoodan waxaysan waxba ka aqoonin in aay faraha la galaan. Bal ninka wuxuu la soo shirtagay halka eega, yaa weeye reer Garbahaareey? yaase waaye reer Buuloxaawo? Maxase ka taqaanaa sida reer Gedo u yihiin beelo beelo ama magaalo magaalo? Kulayaabi mahayo meesha ayse kula marayso cid waliba waa ogtahay balse next time try your best in aad taqaanid marka hore waxa aad ka hadlaysid intadan dhubuq isaga soo oran. ...All of them waa kuwaas, xataa kuwa inta quuqda ku haayo . I can now understand my good nomad Abaadir. Malaha adigu waa ka sareeysaa SOL Golden Rules! right? kuma qabtaan malaha ee carry on with your rants baby!
-
^^^ Puntlander propoganda bullsh1ts Hadalka inta iska daayaan haddii aay wax dhacsan karaan may meesha tagaan. Koleey xabashi diiday in reer Gedo loogeeyo e.
-
Tony Blair to be named new chief of the WORLD BANK
Allamagan replied to Gordon Gekko's topic in Politics
^^^ sxb there is terms and cond attached to this post, saad rabtid yeel ma ahan, so I promise he takes up this post he will pe different Tony Liar. -
^^^ What quality has this man, Abdullahi Amxaarleft in him? cajiib
-
^^^ Axmed Gureey ma maqli jirtay "they do the talk, we do the bussiness. About the eviction, adeer carar maxaa dhaama mar haddaan waxba la iska dhicin karin
-
If Huseen Idamaale became a security boss I wonder what will DUKE be in the near future.
-
Originally posted by Axmad_Gurey: Duke is acting tough on SOL while the TOL who have been eaten by ants and other little animals in buuloguduud are praying for a reconciliation. ^^
-
^^^ Duke, truth always hurts, so stop attacking the nomad.
-
^^ of course they (YEY's & Geedi's) cant fill in all these posts, however apart from these "low class posts" cauntries you mentioned above, lets talk about the US, UN, EU, London, Paris top posts. Who do these top posts go to or going to if I may ask? Not long ago Amin Amir highlighted this. Anyone has it?
-
^^ seems though that ambassador posts as split between Yeey's and Geedi's!
-
^^^ Yeah we all know. Anyone can find the anwer here. The problem for YEY now is that the amhaaros are not convinced about the logic of YEY's selfish desire to wage war against this said clan and his puntlander clan militias alone are not 100% up for the job by alone marka sidee wax la yeeli... confused!
-
Reer Afmadoow & Reer Gedo waa dad wada dega dhulkaas nabadadana in la dhowrna labada dhinac aay u fiicantahay, saa waa reer barriga Af-guduud iyo wax lamida ah ee raba in magaalada xoog ku soo galaan dowlad baanu nahay iyo ciidamo dowlad baanu nahay iwm kuwaasi wixii aay ayaga iyo "argagixisada kismayo joogta" ka helaan ayeey leeyihiin .
-
The kidnapping of Cabdiqaadir Nadaara
Allamagan replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The owner of Idamaale.com website, a man called Hussein from Manchester, UK, now "security chief" of YEY :rolleyes: is responsible of his detention. -
A plan architected by the CIA, executed by ethiopians whose sole objective was to get all the membebrs of then defeated Alliance of counter terrorists (most hated warlords) to be part and parcel of the TFG. Expect more.... it is just the begining!
-
^^^ Qolyaha xagjirka ..blah.. blah blah.. Haddii aysan wadahal xal u arag ha adaan wixii aay ka helaan ayeey leeyihiin.
-
1) Kismayo in curfew by Gedonians Bandow lagu soo rogay magaalada Kismaayo Kismaayo 08, May.07 ( Sh.M.Network) Bandow ayaa lagu soo rogay xilliga habeenkii ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, ka dib markii amaanka magaaladaasi uu faraha ka baxay. Bandowgaan oo bilaabanaya 9 ka habeenimo ayaa waxaa ku soo rogay magaalada Kismaayo Mas'uuliyiinta maamulka deegaanka, iyadoo lagu arkayay gudaha magaalada ciidamo gaafwareegaya wadooyinka iyo xaafadaha magaaladaasi. Ciidamadan ayaa waxa ay ku amrayeen dadka in ay xiraan goobaha ganacsiga, isla markaana ay galaan guryahooda. Lama soo sheegin xilliga uu ku egyahay Bandowgaan oo looga gol leeyahay in lagu xakameeyo amaanka magaalada oo sii xumaanayay maalmihii ugu dambeeyay. Ciidamada sugaya amaanka magaalada Kismaayo oo ah ciidamo beeleed ayaa howshooda sii wadan doona tan iyo inta laga soo afjarayao xiisadaha u dhaxeeya maamulka dowladda KMG ah ay u magacowday magaaladaasi iyo dadka deegaanka . Gacan ku heynta magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku loolamaya ciidamo ka soo kala jeeda Beesha **** iyo gobolka Puntland oo dhowaan ku dagaalamay halkaasi, iyadoo ciidamadii Puntland ee dowladda KMG ah oo uu hogaaminayay Col. C/risaaq Afgaduud laga soo soo saaray magaaladaasi 2) Yey's clan militia made vow to attack the city Col. Jookar “Lama hurayo inaan Kismaayo weerarno kana saarno kooxda xagjirka ah ee qabsatay kana tim Monday, 07 May 2007 Sarkaal sare oo ka tirsan horjoogayaasha ciidamadii laga saaray magaalada Kismaayo laguna magacaabo Col. C/nuur Jaamac Jookar ayaa ka dhawaajiyay in arrinta gacan ku heynta magaalada Kismaayo ay tahay mid dagaal ma hurto ah isla markaana ay doonayaan inay xoog u adeegsadaan qolo uu ku sheegay xagjir ku xiran argagixisada oo uu sheegay inay haatan gacanta ku hayaan. “Anagu Kismaayo waan sheegnay ma imaaneyno inta ay ku sugan yihiin qolyaha xagjirka ah ee ka soo duulay illaa magaalada Muqdisho, waxaana ku soo laabaneynaa inagoo weerar ah oo dooneyna inaan ka xoreyno qolyahaasi” ayuu yiri sarkaalkan oo sheegay inuu hogaamiyo guuto ka tirsan ciidamada dowladda . Sidoo kale, sarkaalkan wuxuu gaashaanka ku dhuftay inay wax wadahadal ah la geli doonaan qolyaha la wareegay gacan ku heynta Kismaayo isagoo sheegay in aysan wadahadal munaasib ku aheyn “Lama hadleyno, maxaa yeelay dowladda ayaan wakiil ka nahay iyaguna waxay ku socdaan qaab qabiil iyo kooxo xagjir ah, munaasibna maahan in dowladdu ay la hadasho koox mabda’ qabiil ku socota” ayuu si kulul u yiri sarkaalkan. Arrintan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli xubno uu horkacayay wasiirka arrimaha gudaha Max’ed Maxamuud Guuleed Gacmodheere ay todobaad ku sugnaayeen magaalada Kismaayo halkaasoo ay u tageen dhex dhexaadin, waxayna ugu dambeyntii sheegeen in ay ku guuleysteen inay dhameeyaan khilaafkaas, inkastoo aysan waxba ka soo naasa cadaan. Source
-
Popular Contributors