Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Where is the "somaliland" one? I cant see
  2. For sure these curfew will backfire on this so-called tfg.
  3. Now it is time for these guys out there in Kismayo show the world that they can guarantee/assure the safity of the people and make the city peaceful. It is the interest of everyone though.
  4. Originally posted by Faarax-Brown: Anyway,waxaas iga daayo, Waxaan la yaabanahay, Indha adeega reer Gedo. Bal dhul aynu lahayn ayeey xoog iyo shan cad ku qabsan rabaan? Walle waa yaab.... Faarax Brown, Sxb, indha adeega reer Bariga makuu muuqdo miyaa adigu wa ayaga lasoo taagan magaaladda annagaa iska lehgoor iyo ayaane? Waxaad la yaaban tahayse ma aanan garranin, balse waa runtaa dhulka reer Gedo malahan, waa dhul Illaah cid kasta oo soomali ahna laga xiggin, marka bal haddii aan anigu adiga su'aasha dib kugu soo celiyo bal iiga jawaab, dhulka ma reer Puntland baa leh miyaad adiguna qabtaa mise reer PL ayaa dadka kale oo dhan ka xiga? reer Gedose dhulka ma ka mamnuucbaa? Waligaase ma aragtay Reer Gedo oo leh annaga Kismaayo iska leh? Originally posted by Faarax-Brown: Let me ask the resident Gedo boys here(Alamagan iyo Horn),whats next after this? How can the Gedo boys(still laughing) defend this port city? What will YEY & his puppets give in concession to handing over power? Will Hiraale be back? Bal inoo sheega nimanyahow Faarax Brown, waxaan aaminsanahay oo an qabaa in aad adiga ninyahow dhulkan & deegankiisa dadka ku nool & isbedelaadkii magaaladan soo maratay wax ka taqaanid ama la socotay taariikhda Kismaayana tan iyo burburkii dowladii dhexe ogtahay & dagaaladii kala duwana ee ka dhacay. Saaxiib roob markuu soo da'ayo waxaa lagu gartaa saxansaxadiisa. Dowlad ku sheegtan Cabdullahi Amxaar hor-boodayo markii maamulka usoo dhistay Jubooyinka waxaay the new admin ka koobnaayeen 21 xubnood, 13 xubnood waxaa qaatay reer Punland, 8dii soo hartayna waxaa la siiyey wixii kale oo reer Gedo ku jiraan ayagoo heleen 2, halka reer Bu'ale & saakow ka heleen 1, reer jilib hal reer beerxaano 1, reer cad-cad 1 hal hal aa lagawada safay ayagoo markaa reer Gedo ka baqaya ayeey 2 u tuureen Taasi wax macquul ama madax geli kara ma lahayn, qabiilooyinkii kale kulligood waa ka xumaadeen balse yaa hortagi kara reer PL oo ku dhihi kara cadaalad ma ahayn wixiinu aan ka ahayn reer Gedo. Qorshe xumadaas & taladaas guracan waxaay keentay in dadku u dareemaan in magaalada la rabo in qoys kaliya gacanta loo gesho. Taasina waxaay ahayd koow waxyaalihii keenay in reer barigii & afguduud oo reer Qandala ahaa meesha laga saaray, waqti badan oo la siiyeyna ka dhago adeegen inaay saxaan qaladkii iskana daayaan goobo-goobeysi iyo qabiil waxku doonid ayagoo amainsaa in Cabdullahi Amxaar oo adeegsanaya amxaarada in uu wax uqaban karayo. Qabiiloyinka kale ee deegaanka waxaay ku racsnyihin oo wax la qabeen reer Gedo. Dhanka kalena reer Gedo magaalada waxaay ka soo martay difaaceeda and their sacrifices cid aay ka qarsoon tahay malahan. Markaa cid aay ka baryayaan ama kaga haybadaysanayaan ama amar weeydiisanayaan malahan. Illaahay minority kama dhigin, ciddi rabta wanaag then waa la soo dhaweenayaa sumacadna waay kuleeyihiin qowlkaay qaadaan iyo daris waanaag. Teeda kalena gobolkan iyo magaaladana cid walba waa qaadaa haddaanan damci iyo hunguri weynida la iska dhaafaynin. AY & Qorshihiisa Kismaayo Cabdullahi Amxaar wuxuu rabay madaama xamar dhibaato ka haysato, Maxamed Dheerena lagu saliday dabadana uga jiro ka neefsan la'yahay ayuu ku yiri reer tolkii ordaya isoo xaar-xaara kismaayo si haddii Maxamed Dheere & Geedi igu keen-keenaan aan ugu soo baxsado oo xagga uga soo jeesto, for this A/Y has to gamble, and he did by sending Afguduud back to Buulo Gaduud in the hope of he can make some magic out there and quickly turn things arround to his favour, taasi waa la qaraxday, Maxamed Dheerana dushiisa ahaatay waligiis, maxbuus ha u ahaado. Now I bet A/Y regreted all these, hence "arrimaha shaqo madaxweynuhu kuma lahayn" & crabs you would hear and on the other hand you would never ever hear Af-guduud meeshii Morgan, the sprinter uu maray ayuu maraa... cabdullahina maquusanayo intii naf ku jirto wuu harjadi... that is my predictions. As for the City, waxaan Illaah uga baryayaa in dadku gartaan in wada noolaanshuhu cid walba dan ugu jirto oo aay gartaan maslaxadooda nabdadana si wadajir looga wada shaqeeyo, insha'Allah.
  5. ^^ dabka jooji adeer. All Horn wants is to educate Duke about the consequences of when playing with the fire.
  6. Originally posted by rudy: just good tea! and u..! dont drink what uncle does...it will mess up your liver.
  7. It is more to do with publicity stunt than to care about his people.
  8. Now all the arab secular pro west leaders are behind this thug Abu Mazin in fear of their own future and personal greediness and to avoid the wrath of the mighty US. Any measures or sunctions against Hamas would definitly backfire on the west and their arab poodles. If Hamas have the support of the public, the palistians, then for sure they can survive and once again prove all their critcs wrong.
  9. Originally posted by Libaax-Sankataabte: It is quite a frequent practice in that cursed nation for the “conquering” militia to commit crimes against civilians suspected of sympathizing with "the enemy". LSK, "Afguduud" group sympathizers were there in Kismayo from Morgan exit and onwards and probably nothing happened to them apart from that they had a kinda "minority" feeling there, which is understandbale. However, to set the record straigh, it never happened that people got lined up and shooted, just because they hail from PL. No, no, Never sxb. It is on record that and everyone know that haddii aanan la is dacayadaynaynin. These people were there all the time, freely expressing their concerns and were actively involved in all the peace and city activities during Barre's, during the short ICU stay, and hopefully they will be involved in any activities this time too. Adeer maamul baa la isku dagaalay ee dadku isma necba, cid qabiil loo raadsanayana majirto, waayo haddii ay jirto 9kii sano ee u dambeysay ma ay joogeen haddii gooni loo ugaarsanayen. And honestly speaking I dont understand why would they be harmed this time, if they were not harmed all the previous chaotic times? I hope and I pray for none will be harmed and things to return to normal, insha'Allah.
  10. You see... I was right! when I wrote the above post. The defeated TFG-clan went on rampage through the net. They took their only open option as predicted, the Propaganda way Ninkii muxuu yiri: "Alloow ma kaga dararamsiiyey!" I am enjoying Duke and Co's effort to flood us with all these rubish..so fill us in yaa jameeca!
  11. ^^ waraa Castro see waaye sxb, alqaacida waxa watay oo uu ka hadalyo Fartaag waa Af-gudduud naagtii burcada ahayd ee Kooxda TFG-clan ka socotay & former ICU members ee isbarada u taalay magaalada dhinacyadeeda ee washamsida lagu qaaday ayu ka hadlayaa.
  12. ^^ Waaba iska dhamaatayba hadda xaaladu waa caadi. Originally posted by Castro: ^^^^ If the Gedo boys join the resistance and turn on the occupation and the puppet regime, I'll start cheering for them. Until then, labada dhinacba futado ha go'do. Castro, umalaynmayo in reer Gedo YEY wax ka sugayaan ama raacsan yihii dowlad uu horjooge ka yahay. reerahani dowlad kusheegta kuma jiraan, mana raacsana balse game-ka Yeey lala cayaarayo ayaa ah in marnaba afkoodu ka soo bixin dowlada waanu ka soo horjeednaa, you know amhaaro fighter jets & tanks start rolling towards the city, saan aa qoraxda loogu ridaa...
  13. JB, nabad waa diideen, wadahadal waa diideen. Waxay rabeen oomeesha la soo taagnaayeen annagaa iska leh magaalada, idinku ka baxa, dowladeena aa iska leh, aabo Yey aa nasoo diray, maamulkeena annagaa wadano. War ka daaya, war u kaadsha, nabdii diide, deedna washamis aa lagu qaaday sowta la waayeyba, wataas haka xaaxaabshaan.
  14. ^ haa sidaan aa la rabaa meelahaga kale iska aad
  15. Originally posted by The Duke: Allamagan, how do you reconcile Xasan Dheere's remarks today, that "they will not start the fighting, but will be in defence" and his words a few days back that his clan would invade Bulu Gaduud? Duke, now you know this man, Xasan Dheere. don't you? And hopefully you have now learned a lesson & acknowledged that these boys are a regional power to be reckoned with. cayaar cayaar mood caanabooraha
  16. ^^ Raggeedi..are you daydreaming brother? Wake up!
  17. AY described himself as maquuste, so is to his militia. They dont seem to be learning lessons after lessons, don't they?. Now Af-gaduud is disappeared so is our brother Duke, where are you, yaa Duke? Can you update us? please what went wrong? and what is next move? I know the only option open for the TFG-clan is the easy and cheap way, the propoganda way! typically you would soon hear Kismayo women got raped, innocent kismayo people got ropped, killed blah blah etc... Originally posted by Castro: So who won? The "government" or the "terrorists"? Castro, ofcourse the "terrorists" won it. Blukah!, illeen sagaaro ima barato, ninbaa laga soo sheegat
  18. "Wallee sagaaro ima barato" nin baalaga sheegay Dagaalo lagu kala qabsaday gawaari dagaal oo ka dhacay duleedka Kismaayo Mogadishu 22, June.07 ( Sh.M.Network) In ka badan 2 ruux ayaa ku geeriyootay inta la ogyahay tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib dagaalo xoogan oo saakay ka bilowday tuulo ku taala duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, iyadoo dagaaladaasi lagu kala qabsaday gawaari dagaal iyo fariisimo ciidan. Dagaalkaan oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah oo ka soo kala jeeda beelaha **** iyo Puntland ayaa waxa uu bilowday abaarihii 9:30 daqiiqo, waxaana yara qaboobay 12:30 kii duhurnimo sida uu ku soo waramay Wariye ka tirsan shabelle oo maanta gaaray Tuulada Buulo gaduud. Maleeshiyooyinka Beelaha **** ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay jiireen kuwii kale ee fariisinka u aheyd deegaanada Buulo Gaduud iyo Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo oo uu hogaaminayay Col. C/risaaq Afgaduud oo ay isku heyn yihiin Madaxweynaha dowladda KMG ah. Sarkaal sare oo u hadlay Maleeshiyooyinka Beesha **** kana gaabsaday magaciisa ayaa waxa uu shabelle u sheegay in ay ku qabsadeen dagaalkaasi 6 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo abaanduulihii qeybta koowaad ee ciidamada Col. Aadan Boojaar. Tuulooyinka Buulo Gaduud iyo Goobweyn ayaa haatan dagan, iyadoo ay gacan ku heynteeda ay la wareegeen maleeshiyaadka maamula magaalada Kismaayo. Lama oga wali halka ay cirib iyo jaan dhigeen ciidamadii uu hogaaminayay Col. Afgaduud, inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in wali ay isaga soo horjeedaan labada dhinac oo israsaaseyn ay ku dhex mareyso tuulooyin kale oo ku dhow dhow goobtii lagu dagaalamay saakay. Ilaa iyo wali lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi, laakiin labo dhimasho ah iyo labo kale oo dhaawac ah ayaa la soo gaarsiiyay Isbitalka magaalada Kismaayo. Source: Daagaal xoogan oo leysku awood sheegtay oo ka socda duleedka magaalada Kismaayo Kismaayo Dagaal aad u qaraar oo leysku awood sheeganayo ayaa xiligaan ka socda dhanka tuulada Buulo Gaduud ee duleedka W/magaalada Kismaayo kaasoo u dhaxeeyo beelaha dega Gado iyo Puntland . Dagaalka oo ah mid aad u qaraar ayaa ilaa iyo hadda la heynin qasaarahiisa dhabta ah ee soo kala gaaray labad ciidan ee ka wada tirsan ciidanka DFKMG laakiina u kala qeybsamay laba beelood oo iska soo horjeeda Dagaalka xalay oo markiisii hore ka bilaawday gudaha magaalada Kismaayo ayaa u muuqdo in loo awood sheegay maleeshiyada asal ahaan ka soo jeeda deegaanada Puntland kuwaas oo loo soo buurtay dhinaca tuulada Buulo Gaduud oo 12KM u jirta magaalada dekadda ah ee Kismaanyo Labada beelood ma ah kuwa dagaalkooda uu cusb yahay iyagoona kal hore ay is gacan saareen laba ciidan ee iska soo horjeeda iyadoona dagaalkii hore loogu awood sheegtay maleeyshiyadii uu hogaaminaayey Col. C/risaaq Afgaduud Waxii soo kordha kala soco dayniile .com Source
  19. ^^^ Duke, why you are lost in there? what is relevant here is who controls the city. Xasan Dheere's remarks is series of manoeuvres by the G-boyz to outplay the TFG-clan boyz from Qandala & iskushuban! . The playing the game adeer, stop calwasaadka.
  20. ^^why losing all that energy! Duke save your face for this upcoming embarrasment... waji kaki aa awalba ahayde!
  21. Eazy boys!! I wonder why you guys, all of you try to avoid the truth on the ground. I dont want to burst your bubbles, however, this is make-or-break situation for the TFG-clan. We'll see who will have the last laugh!
  22. ^Anyone responds to it means "I am availble too". me, just onlooker tho!