Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. ^^ Yep, truly agree with you Jabhadow. I can assure you, this monkey becomes very tame, I tell ya! Ilkaha oo dhan aya laga bixinayaa si uusan dad dambe u qaniinin
  2. maleeshiyaadka Gobolka Gedo iyo Galguduud ka soo duulay ee dulmiga ku haya dadka deegaanka Saa waa kuwa Puntland ka soo duulay ee dulmiga ku haya dadka deegaanka Banaadir see la yeelayaa? Cabdulahi amxaar wuxuu sheegayo macno ma suubineyso. Waa la arki ciddi aay jiq ku noqoto. Annigu waxaan saadalinayaa in Cabdullaahi maalmihiisi tirsan yihiin.
  3. Originally posted by Castro: "The first part of your question is ruthless " LOOOOL. Did he mean "truthless" or "rootless?" Must be a new word. LOL. ^ loool @ the new word. He seemed lost & nervous there.
  4. ^ and who to blame it for all these?
  5. ^ Recapper, SA veteran aa tahay haye, sxb? I agree with you somalis shouldn't open shops in these hostile no-go-zone townships. One question bruv, what is their perception of somalis? how do they see on somalis? as africans? as blacks?
  6. Thanks, nice song about Mogadishu. Balse Inkaar baa ku dhacday magaaladan meel aay uga timidba. And I really missed it too.
  7. ^ Qatari sana aa tahay haddii oo 5 qaladay I got 12 out of 20 correct they almost same fake smiles look very similar to genuine smiles.
  8. ^^ So, dhubad what would you do with your Nokia 3310 then? me 2, I cant wait this iPhone thingi!
  9. Originally posted by Ladif: ^^ quote: Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida quule Sxb yaa yidhi quule waa caan? Armey inte cunta lee taqaanaa gedkan loool sxb xaafad aan joogi jiray caan buu ka ahaa hadalhayntiisa balse ayaan darro waligay ma arag mana aanan cunin. Waxaa maqlay in dowladii hore rabtay in aan aay siiso status ah national fruite camal. Originally posted by Nephthys: quote: Originally posted by Allamagan: Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida quule, ontor, lebbi, maygaag, dhiirtaag, yicib, hohob, nagaar, qansax, tiitiin, yaaq, dhusundhus, jiic, xannan, dhiirtaag, mayrax, marreer iyo qaar kaloo badan inkastoo 80% aaan sheegay waligey arag balse reer adeero ka maqli jiray Waxaasoo geed oo u moodid cuduro magacood intaa sheegtay, hadana weligay ma arag tiraa, ma caqli gal baa? Waa may! Waxaa diidee geeloos waaye in lagu dhaho haye? Bishta Xaaji, loooool @ cuduro magacood. Ok agree qaar waa xuux, qaar kale waa iska OK. Ta kaleto haddii aan anigu kuu soo tiriyo intaasoo magaalo ama tuulo magaceed oo ku yaala Somalia haddana aan ku dhaho waligey ma tegin ama ma arag malaha waad iga beensanee haye? oo waxad dhihi malaha wuxuu ka baqay in la yiraa waxaad ahaan jirtay kirishbooy ninyahoow sax? Anyway believe it or not all these names waxay ahaayeen magacyo dhawaaqoodu markasta dhagahagu ku soo dhici jireen markii aan yaraa. Waayo guri aan ku soo koray ayaa boosteejo waxay u ahayd rag reer galguduud/mudug hardcores ah. geedaha badan oo aan kor ku taxay waxay aay ahayen alaabo weli ii dhiman aragtidooda balse aan aqaano magacooda is like a person you heard much of his name, but do not know how he looks like or never meet him/her. waa ikastey nooh! Hope Paragon would help providing photos of these trees..
  10. Very enjoyable indeed. its kinda mix feeling and I really enjoyed it all. I can't imagine all the pain & agony that muslims in Spain went through when the crusade against them started. I also noticed that Raageh had tears in his eyes when talking this black chapter of muslims in Al andulisa. Thanks brother, nice video.
  11. looool and this is another comedy I found on the YuoTube regarding Shia. We all know this dude Grand Ali Sustani of Iraq, right? now listen and watch what he gotta say about Anal sex in Islam. He says it is permissable if the woman asked for :rolleyes:
  12. ... suddenly Shia is the mojority in Bahrain, now they want divide Bahraini people between Shia & Sunni, like Iraqis.
  13. Mentioning names like Ali, Husein, hassan, has become a means by which their prayers and supplications are accepted to God according to their belief. You often hear them say O ya Ali provide supplies! O ya Husen rescue us etc. Subxanallah! Illaahay ha soo hanuunsho!
  14. Originally posted by Gordon Gekko: Dude, there arent alot of french speaking nomads on thís board, just post the pics or translate if you speak french. Gordon, nothing to worry about when you have Google at your reach!
  15. Originally posted by Paragon: ^^I am still between Mombasa and Nairobi. Insha-Allaah I will take off to dhulkii from the 3rd of July. Markaan halkaa tago ayaan sawirada Xanan, Gumar, Sarmaan, Dhiin, Sarqeen, Kurow iyo kuwo kaleba kuu soo qaadi doonaa . Kuwa kale maqlaye/arkaye labadan dambe (Sarqeen, Kurow) ma wax aad iska suubsataya adeer? Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida quule, ontor, lebbi, maygaag, dhiirtaag, yicib, hohob, nagaar, qansax, tiitiin, yaaq, dhusundhus, jiic, xannan, dhiirtaag, mayrax, marreer iyo qaar kaloo badan inkastoo 80% aaan sheegay waligey arag balse reer adeero ka maqli jiray goortii aay ka yimaadaan halkaa iyo dhulkii Ceelgaab & Cadaado oo aay shaaha cabayaan ee la is warsanayo. Anyway take care of yourself and safe return. And if you going to Somalia make sure to have put on a good bodyarmour.
  16. Originally posted by Awlugeeye: ALLAMAGAN, I know all about the Kenyan police and their downright aggression against the Somalis in Kenya. Still it occurs to me that we can’t say that there is an open campaign to harass the Somalis by the Kenyan government and thugs. There is a peculiar array of habits and attitudes by the Kenyan police solely reserved for the Somalis.I hate to chuck the truth under the nearest waste bucket I can find, but to accuse the Somalis who are in authority for the mistreatment of their breathren is a little over the board. There could be subtle unintentional lack of support from this leaders, but I am sure that many Somalis would look out for the welfare of other Somali when in the environ of outsiders.But behind these solidarities would always lie a human selfishness of not caring about something that doesn’t affect you.Unless you are shipwrecked in an incident you wount take a look at the world that surrounds you.I am sure that if those Somali leaders you are talking about walk in the streets of Eastleigh at night they will definitely be stopped by the police. For one I will agree with you that they as leaders need to step up to the plate and help the Somali guests(although I doubt if they can be called guest any more having lived in the country more than a decade).In personal opinion I think the Kenyan government have really helped the Somalis . (Socoto) Awlugeeye, Agree, Kenya did help the somalis and as the result of that Kenya reaped the benefit too. We all know somalis helped boost the economy. Bringing in cheap and affordable household appliances, mobile phones, TVs, helped cut down unemployment and so on. A police man can get a month's sallery in just one day by nicking a waryaa from the street for not having his/her paper (kabanda) in order. So all in all who stup1dly would want to kick these rich refugees out. Taasi waa taas, ta kaleto I haven't accused somalis who are in authority for the mistreatment of their breathren, rather I am criticizing them for not doing enough for their fellow somali. These somalis in the government, in the police and in army should do more to stand by their fellow somalis and to protect their interests in this country. am
  17. Subxanallah!, very sad endeed! what can I say, how long will this suffering continue... Illaahoow adaa umadan u maqan ee ka soo gaar!. We are suffering in everywhere, inside somalia, outside somalia. Cadaab aduun dheh!
  18. In Kenya robbing somali businesses seem to be something "halal" persmissable. The police themselves or gangs loyal to them and to local authority are believed to be behind most of these robberies. Even these so-called somali sujuis in the government cant and wont help their somali at the times they most vulnerable and need their help. Imagine, the Kenyan police chief -as I heard- is a somali himself, let alone other high ranking somali officers in the army and yet they cant defend their own people. They are just tools there to be used when needed by their bantu masters.
  19. Barre Hiiraale:Qaraxa Waxaa Ka Dambeeyay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed Waana Xurguf La Xiriirta Arrimaha Kismaayo Jun 27,2007 by Baardheere-GEDO-NN Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale )oo ka mid ah xildhibaanada dowladda federalka soomaaliya oo maanta ka bad baaday qarax lala beegsaday gaarigiisa oo marayay duleedka degmada Baardheere ayaa caawa iiga warbixiyay xaaladiisa caafimaad iyo waliba sida ay wax u gaareen. Xildhibaanka oo xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsanayd ayaa sheegay in haatan uu dareemayo xasilooni, uuna fiicanyahay kaddib qaraxii maanta. Dhinaca kale xildhibaanka oo waraysi dheer aan la yeeshay ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen isagoo sheegay in qaraxa miinadaasi ay ahayd mid si weyn loo soo qorsheeyay isla mar ahaantaasina uu ka dambeeyo Madaxweynaha DFKG ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Xildhibaanka oo hadalkiisa aad ugu dheeraaday ayaa tilmaamay in ay arrimahaasi la xiriiraan dagaalada jubbooyinka soo cusboonaaday taasoo uu ku tilmaamay wax muddo dheer soo jiday. Barre Hiiraale oo aan wax ka waydiiyay cadaymaha ay u hayaan in qaraxa uu ku lug lahaa Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo isaguba dowladaasi uu xildhibaan ka yahay ayaa carabka ku adkeeyay in arrimahaasi uu madaxweynaha lu lug leeyahay, asaguna uu soo abaabulay qaraxaasi. Dhinaca kale, xildhibaanka oo aan waydiiyay in xitaa ayba suurto gal tahay in qaar kamid ah beesha loo adeegsaday si ay falkaasi u fuliyaan ayaa hadalkiisa ku soo koobay in xitaa haddii ay jiraan dad noocaasi ah la soo adeegsaday, waa la ogaan doonaa, waana ay soo bixi doonaa. Ugu dambayntii Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa sheegay in dagaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda looga gun gaari karo in dadka degaankaasi ay tashtaan oo ay heshiiyaan ayaga dhexdooda taasoo uu ku sheegay in ay tahay wadiiqada ugu haboon. Qaraxaan miinada ah oo maanta lala beegsaday kolonyo uu ka mid ahaa mudanayaasha dowladda ayaa waxaa ku naf waayay hal qof iyadoo labo kalena dhaawac soo gaaray oo uu ka mid ahaa Barre Aadan Shire Hiiraale. Qaraxaan miinada ayaa lagu aasay goob biyo mareen ah iyadoo xubnahan ay ku sii jeedeen deegaanka uu magaalada ka dagan yahay ee Muuri halkaas oo ay ka ambabaxeen goob ay shir ku hayeen saakay. Goortii qaraxaan saakay ka dhacay goobta oo u dhaxaysay deegaanka uu xidhibaanku ka dagan yahay magaalada 5km ka jirta dhinaca galbeed ayaa waxa dhamaan magaalada laga maqlayey shanqarta dhawaqaasi iyadoo dadka deegaankuna ay sheegeen inay maqlayeen qaraxaasi. GNN
  20. To amuse himself he took a great breath and sang out, "Yeey! Yeey! Yeey is chasing the sheep! Who is this Yeey? We only know one Yeey and thats uncle Abdullahi Amhaar. right? But wait a second, did he chase a sheep? for what? interesting story
  21. Originally posted by N/AA: Ilaahay hau naxariisto yarkii ku geeriyooday, gacan ka xaq daran ayaa dishay ^ amii amin! Xildhibaan Barre Hiiraale oo ku eedeeyey qaraxii maanta lala beegsadey in ay ka dambeeyaan madaxda DKMG ah Mogadishu 27, June.07 ( Sh.M.Network)- Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiirale oo maanta ka badbaadey isku day dil ka dib markii lala beegsadey gaari uu la socdey Miino dhulka lagu aasey degmada Baardheere ee G/ka Gedo,ayaa waxaa uu ku eedeeyey in qaraxaasi ay ka dambeeyeen madaxda dowlada Somalia. Wareysi gaar ah oo uu siiyey Xildhibaanka Caawa idaacadda Shabelle gaar ahaan barnaamijka Qubanaha wararka ayaa waxaa uu shaaca ka qaadey Barre in qaraxaasi uu ahaa isku day dil la doonaayey in isaga lagu qaarijiyo. “Waxaan ku tuhmayaa Weerarkaasi C/lahi yuusuf iyo Geeddi, oo I daba taagnaa waayahanba,waa niman colaadda wada oo na daba jooga” ayuu Barre ku sheegey Wareysigiisa. Waxaa uu intaasi ku darey inkastoo aan hadda si dhab ah loo ogaankarin cidda ka dambeysa qaraxaasi ayaa waxaa uu sheegey in uu ku tuhmayo in weerarkaasi ay ka dambeeyaan madaxda dowladda, isagoo sheegey in ay si kastaba kala caddaan doonta cidda ka dambeysa qaraxaasi. Sababaha uu ugu tuhmaayo in ay ka dambeeyaan madaxda dowladda weerarkii maanta lagu qaadey ayuu xildhibaan ku sheegey in madaxda dowladda ay daba joogeey isaga tan iyo colaadihii Kismaayo ka aloosanaa. “Waxaa ay igu eedeeyeen in aan ahay nin dowladda jalaafeynaya anigoo waliba wasiir ahaa inaan colaad ka wado Kismaayo, Marka dadkan sidaasi ayey ii daba joogaan”ayuu hadalladiisa sii raaciyey Xildhibaan Barre. Barre ayaa ku dhaawacmey maanta weerar miino ah oo lala beegsadey gaari uu la socdey,waxaana ku dhitey halkaasi daraawalkii gaariga u wadey inkastoo xildhibaanka uu dhaawac yar ka soo gaarey dhinaca Isha midigta ah agteeda, haddana uu bed qabo sida uu sheegey Barre. Markii la weeraraayey Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa waxaa gaariga la saarnaa mas’uuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha G/ka Gedo iyo saraakiil kale oo ka tirsanaan jirey isbaheysigii dooxada Jubba inkastoo aaney soo gaarin ragaasi wax qasaare ah oo la sheegey. source:
  22. ^ There are two class difference betwen the two.
  23. ^ David Letterman-oow, awalba way sugeysay cadaab aakhiro haddii aay siddaa [gaalnimo] ku sii jiraan. Weli towbadu wa u furan tahay ee u ducee duqa! inkastoo Fidel somalia uu godob ka galay hadduu islaamo waa la cafinayaa, maahin!
  24. Originally posted by me: End of story [/QB] Period.