Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Hunguri spot on sxb, I am glad you reposted matagii uu walaweyntu meesha ku soo qortay, but hey to a deaf ears it makes no difference at all. A sheer hypocrisy!! The ball is now with LSK, lets see if he can set the record straight. If he too shy about stoping this kind of things, then the easiest for him is to eliminate us from SOL, by simply banning me and Horn so that meeshan free ride marathon ha u noqoto waxmakasta SOL.
  2. ^^ ..and who is killing people in Mogadishu? You seem to be ignoring that as well. As I already told you, you better do what you are damn good at it. Waan kuu ceeb qarinaa sxb ee ha igu qasbin inaan banaanka keeno warkaada. Waanu is ognahay.
  3. I now see that MMA edited his post of insulting entire clan Fulay......
  4. Originally posted by -: ^^^LoooooooooooL@neutrality....runta lasheegay has little to do neatrality.But as Somali I guess you wouldn't know that. Continue killing people, we shall see where that takes you. What runta la sheegay? I challenged you to find where I condoned killings of any people regardless of their clan and you came up with that. You said, continue killing people. Well I take that as compliment and you do what you good at it. you know what I mean.....
  5. ^ sxb, armaad ku fiican tahay inaad iska wasaqayn the "neutrality" that you like to play here!! Tell me when I did justify or condone killings of innocent ppl in Kismayo? Dont try to play smart here brother, run iyo ilko waa la cadeeyaa ee what is clicking inside you?
  6. Subxanallaah! very disturbing pictures indeed. May Allah help these civilians out of these hard times they facing. Been badanaa xayawaankan kulahaa amxaarada afaaraha soomalida ma soo galaan.
  7. ^^ Dadka xamar bilaashka lagu laynayo MAATO ma ahan? Wadaada Adis loo dhoofiyey ma ka naxaysid? Kuwii Cabdullahi Amxaar mareykanka ka gatay oo Gaalkacyo lagu aruuriyey ee 5 bilood xero aad xaraysateen wadaado ma ahan. Oohinta iska dhaafa adeeryaala, xajista markii la idin karbaasho qorta, balse haku mareysanin wadaado iyo maato iwm. Ciid wanaagsan. Intaas ciid mubaarak u qaado.
  8. ^^ Mindhaa culimada adeerkaa Ina Amxaar ku dilay Barri iyo Koonfirta Somalia ayan ahayn culumo Haye? Oohinta iska daaya niman weyn baad tihiine.
  9. ^^ Amin, Allaha ka waraabiyo jannada asaga intii kale ee si xaqdaro lagu dilayo meel kasta ee somalia ah PL, SL, Xamar land, and in the name of TFG, clan maamul goboleed, and in the name of Qabiil. Having said that, what I dont understand here is why some folks here intentionally try to associate this incident with a whole clan there. Any sane person here would clearly see the el desperado attempts by team desprados and therefore dismess all their allegations as pure smears and hatred. Oh, folk X, put that mask off, would ya? you are laughing stock of SOL politic section. "wadaad" ku lahaa, goorma ayaa wadaad laga nixi jiray. well I say to them, hypocrites!!! I never seen them shed crocodile tears for all the wadaads killed by amxaaros in Somalia by the TFG stooges that they secretly and hypocritically support. Maybe the wadaads from Mogadishu aint their wadaads. For the "moderator" dude, adeer haddii amxaaro duul jecel jiraan ama ku tiirsan and historically ku tiirsanaan jiray waa adiga, sidaa daraadeed amxaaro ka eeg deegaankiina aay ba satay, mandhow. Cidna ha ku caayin amxaaro ama haku riixin adigoo amxaar guriga u goleysid, caano usoo liseysid, hooy siineysid, gabdhana loogu daro. Therefore, when you get your house in order, then talk about others. Inta ka horeysa uurkaada waxa ku jira usoo saar banaanka ha la aqrsitee.
  10. Horn, dont let them boil you, ina adeer. Ha ku taagnaato ee daa! Dont never lower yourself to thier low low. Mar haddad magaaladaada gacantaada kuugu jirto maxaa kaaga jira cidii sidii dugaaggii hadba bowdka ka soo ciyeysa
  11. ^^Friday is eid. Ciid Wanaagsan
  12. Dahia, KK wasting your time, I know someone who knows someone who can teach you xamarawi slang.
  13. Qaraxan ayaa sida la sheegay lala beegsaday Gaari uu saarnaa Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Ninka lagu magacaabo Maxamed Cali Shire oo isagu aaney qaraxaas waxyeello ka soo gaarin. Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dadka Qaraxa ku dhintay ay ahaayeen Dad rayid ah oo ku sugnaa Goobta Qaraxa ka dhacay oo ahayd goob Suuq ah oo ay Dadku ku badnaayeen. Hadhoow bey oran waddaadaa la laayey iyo dad baa la gumaaday. Afeef hore ama adkeysi dambe lahoow. If you live in a glass house and throw rocks at your neighbors you could destroy your own home too.
  14. Originally posted by SheekhaJacaylka: You didn't have to edit the subject I too noticed that he changed the title. whatever!!
  15. Horta dilka culimada meel kasta ayuu ka socdaa. Allaha u naxariisto cid kasta oo gacanka xaqdarani dishay, balse waxaan kuu sheegayaa Duke, haddaad miino dad u dhigtida adna guriga ayaa laguu imaani, maxa ka heshay markaaa. Hadda meel kasta wa idinka soo gubatay, ma waxaad isticmaalaysaan Wadaad card. Ma samirtaan ninyahow
  16. Duke, malaha indhahaadu meel kale ma arkaan haye? Qarax ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Kismaayo Arbaco, October 10, 2007(HOL): 3 qof ayaa ku geeriyootay, 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xooggan oo maanta ka dhacay Xaafadda Calanleey ee Magaalada Kismaayo, iyadoo qaraxanina uu ka dhashay miino dhulka lagu aasay oo nooca la hago ahayd. Qaraxan ayaa sida la sheegay lala beegsaday Gaari uu saarnaa Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Ninka lagu magacaabo Maxamed Cali Shire oo isagu aaney qaraxaas waxyeello ka soo gaarin. Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dadka Qaraxa ku dhintay ay ahaayeen Dad rayid ah oo ku sugnaa Goobta Qaraxa ka dhacay oo ahayd goob Suuq ah oo ay Dadku ku badnaayeen. Dadkii ku dhaawacmay Qaraxa oo la geeyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo ayay Howl-wadeena Isbitaalka Kismaayo u diideen in ay dadka dhaawaca ah soo arkaan Saxafiyiinta, iyadoo aan la sheegi karin xaaladda ay ku sugan yihiin Dadkii dhaawaca ahaa. Dhanka kalena, Ilo Wareedyo ku sugan Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa mid la damacsanaa in lagu dilo mid ka mid ah Sirdoonka Itoobiya oo ku sugan Kismaayo, kaasi oo dhowr habeen ka hor lagu weeraray isla xaafadda Calanleey. Ugu dambeyntiina, Qaraxan ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo ka dhaca Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose, inkastoo horaantii sanadkan uu ka dhacay Qarax Bambaano nooca gacanta laga tuuro ah, kaasi oo sababay dhaawaca Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo weliba kuwa maamulka Gobolka Jubbada Hoose. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  17. Wasiir maashee waxaan! ...end of the road? Nacam, end of adeer Yeey too.
  18. waxaan maqli jiray odayaal 4 jeeblayaala (meaning tuugo ah). loool kuligood 4 jeeblay wataan inyar oo meel soo suratay mahee.
  19. Hehehe so the chicken did come home to roost.
  20. Geedi hadduu dadkii uu dabka saaray waa hore uu la shirahayaa oo uu ka raadinayaa naxariis iyo jiljileec. trickster! will they listen to him? waa la arki.
  21. Allamagan

    LasAnod

    Originally posted by Dahia al Kahina: ^^I would rather LA be part of Somalia,not SL nor PL..just plain city[yes it is ] in a country called SOMALIA. Truly agree with Miss Dahia.
  22. ^ loool@jajabiska. ayaan wixii la dhaho badaan ka galaa
  23. Horta Ayaan oo dhan dhib badanaa. Intii Ayaan aan aqaano waa dhib badan yihiin, kulli waa wada qac.