Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. 100% agree with J11 on this ongoing saga of PL's mistreating their fellow somali citizen. Shame on them!
  2. Haduu reer Sanaag & meelahaa ka iman lahaa waa macquul balse nin reer Gedo ahi ayaa jacayl naag ku dilay waligeed lama arag armay wax kale & xisaab kale jireen armuuse dhalada ka dhex arkay? Allaha u naxariisto gabadha.
  3. With that look ^ anyone can see he is not black but a painted whiteman.
  4. ^Ibtisamey adeer caqligan kugu jeclahay ee Allaha ku sii siyaadiyo. Ayaan darose wiilkan MAX ahi wa la haleeyey, probably Oodweyne iyo rag kale helay casharo ah Faysal Cali Waraab school of thoughts ayaa u socda malinba maalinta ka dambeysana go from one extreme to another bal nala dhowra
  5. Cumar Dhuule:: King of Kaban & Qaaciga (RIP) ...Biimeeyey Naftaan Bogsiin jirayee ***** Layga kaa qaadyoo layna kala qariyoo alla qacdaan ku arkayan isqoonsadaye --- Alloow kuu naxariiso
  6. Guys, dont you know that 85% of somali artist in Europe/North America are from or based in Denmark. And Abdi Gacan & his brother, Said were one of them they were well know local faniin and homeboys from Århus, Denmark before they suddenly disappeared from the radar screen.
  7. I am not fan of this group, but most of these stories we read here and there are nothing but complete fabrications and smear campaign
  8. Innan & ayeeydeed oo markaa jirtay 75 sano ayaa beri wada sheekeestay: innantii: Horta waa su'aale ayeeyo waxan ku weydiiyey, goorma ayeey dumarka ragga ka dhargaan o dhahaan hadda waa bas nin uma baahnin..... Ayeeydi: Heedhe iga aamu maandhay...Allaha nagaarsiiyo waagaase!! innantii: yaa , igu soo celi bal.... :eek:
  9. ^ looool@ isagoo raba in shanta beri ah laba kaliya laga sii amaahiyo ... engine 4.8 turbo Diesela aya wadaadka saarna.....horta odayga marki ay u tagtay wa ay u darsan baan is lahaayo waxan filanayey iyadoo say ku qaadataba maruun xaajigii ku tiraa xabiibi qiil ii baar 5tii iyo 5tii iyo 5 kalana waa ku siiniye.
  10. ^maxa la iska daalini isku dirdir & mukhaalafo waa meheradoodiye.
  11. ^what more important issues? you should know everyone has his/her own priorities so plz stop being arrogant and rude here Cowkow. Allaha u naxariisto, mujaahidka.
  12. Thanks Paragon, I watched it, find it very interesting and highly informative. These bigots, small minority of white scientists’ opinions are of little account to any sane person, maybe to people like Nick Griffin. IQ test can be considered as ‘knowledge or achievement test and in no way can be recognised as a true yardstick of intelligence. no racial supremacy in intelligence at all. Looking at the races, what these racist scientists failed to take on board was the historical impact of enslavement and decades of racist government policies (USA, south Africa) including that colonial exploitation/ subjugation of Africa plus all those sh1t inherited from them ...a huge setback ...a contributed factor of where we are today. I agree with Rageh the key to change this is“We have to change culture if we want to change the status quo” education education education education education education.
  13. ..in a quite and reflective silence think about this and think about yourself.... you are not different, are you?
  14. Wat is your take on this finding, yaa Paragonow?
  15. Originally posted by Maaddeey: Allamagan, lol@Amitabh Bachchan, dadkii hore aad tahay!, Don & Sholay ka warran? welina waa hit aan maqlay, laakiin wiil uu dhalaa flop noqday! Ciyaal shaneemo Nassar aan aha. Shiirkole waan daganayn wan xasuusta, kadiba shaneemo Xadarmuut & reer bexani aan ahaa marka hindiga guriga aad aya looga fiirsan jiray see ku hilmamaam. Mithum, Cali dheere, Dramandar, Canjeex, amjiet Khan, Snundut most of these actors waan xasuusta balse somehow filamdii waxba kama xasusto ninyo wagaas ciyaal aan ahaa wixina xasuustayda non-volatile memory-ga wa ay ka baxeen.
  16. ^ Statistically, you will never see Duke see sense. Talk about thick skull! I know the reason Duke opened this thread is to cover$ss up the puntland's decision to hand over its own somali citizens to enemy. A&T got it right, Duke deserves not the slightest attention I say. VIVA ONLF!! kii kanaxayow ka nax, udhimo
  17. Originally posted by Koora-Tuunshe: Marka hore halganka arag, difaaca lasoo gal. Kadib ka dood in dhulka aad u wada dhimanaysaan aad kawada hadashaan magaca in laga badalo. Nin aan xornimada taageereynin, oo aan dhimashada ogoleyn, sideebuu ugu gorgortamaa in magaca la badalo Jabhadii dagaalamaysay! ..and Originally posted by Sherban Shabeel: ...If you hate the taste of root beer and its name was changed to "heaven water" would you start drinking it? If the fact that the region and the organization are dominated by one clan which is not yours, is stopping you from helping your brethren, FINE! Just stick to your corner and stop whining. PERIOD!! Even if the goddamn name changed ppl like Meije would still try to find other excuseses for not supporting this ongoing struggle against the enemy. Cajiib!!
  18. adeer caday maa qaar dabada iiga jabisid odaykii wuu yaabay markaasuu yiri ku soo celi maxaad tiri markaysay tiri adeeroow cadyka inta jilicsan dabada iiga jabi odaygi intuu yaabay buu yiri sow maadhay dabadu ku xanuuni mayso ---------- ...Wuxuu kujawaabay "WAA XAAJI MAXAMUUDOO AAN CAAWA BARTAA KUUSOO DHAAFEYN"!!!!!!! ---------- Intuu cabaar is war wareejiyay, marba si kale ufiiriyay buu yiri 'Walaan kaas horay u arag'...Dadkii qof ka mid ah baa yiri 'Ma Woow gaadaan garaneyn'... Intuu halgacan sinta saartay, gacantii kalena garka ku qabtay buu wuxuu yiri 'Aduun halaga sabro haduuba woowgii sidan u ekaaday'.. ---------- Nin baa waxaa lagu yiri. war illahay ka cabso. markaasuu wuxuu yiri: xaan illaahay ka ba'shay mugaan ka cabsaayo. ---------- macallinka ba arkay geedkii oo shinbiro ku sawirnayn. markaas ayuuu yiri warayaa aaweye shinbirihii geedka saarnaa .. ardaygii ayaa macalinka ugu jawaabey “Dee macalin adigaa sacabiyay”. ---------- Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee. ---------- Islaan ayaa loo sheegay inuu inankeedii diinta ka baxay oo uu Kiristaan noqday. Intay la hadashay ayay ku tidhi: "Hooyo, kollay waakaas oo Diintii kala dhaqaaqde e, Bal Gaalnimadana ha ku Ceeboobin" ---------- Dhakhtarkii baa ku yidhi, lacagta ha iloobin ee inanka maqalka jooga u sii dhiib. Ninkii baa yidhi, Diktoore adiguna iska dhaadhici in aan lacagtii ku siiyey!!! ---------- Caliyow adiga oo heysta laba shilin haduu aabahaa kuugu daro afar shilin meeqa shilin ayaad haysataa Cali wuxuu ku jawaabey labo shilin, Macalimadii oo xanaaqsan baa tiri, Caliyow waxba xisaab kama taqaanid, Cali ayaa ku jawaabay macalin adna aabahey waxba kama taqaanid ---------- Hooyo aabe bidaarta maxaa u yeelay Kadib hooyadii ku jawaabtay: Hooyo Caqliga waaye,Kadib cuniga weeydiiyay Hooyo adiga caqli malihid miyaaa loooooooooooooooooooooooooool wallaahi saan u qoslaayey waan fuuray! LOL. sxb inoo wad waraa JB sxb soo wad dee sxb, thanks to all contributors!
  19. I wonder how these guys do define what is beautiful? a beautiful person? there must be a list of ingredients or attributes that constitute or set the benchmark for beautiful people, what is that? illee ninba quruxda si bu uyaqanaye!
  20. Guys, lets be fair here! cid cid lagu qasbay malahan, gabadhan iyada danteeda idinka og ee daaye at least you should be happy for the married couple! Let the old man do what he ought to do. I know he will be kinder to her.
  21. Mindida Cadawgaagu kugu halgaado iyo Mijin qabashada walaalkaa midkee xanuun badan? Waa runoo ka walaalka ahi ee inta aad amintay haddana cadawga ku loogaya runtii kaasi aya cadowga kaaga darran waayo cadowgaadu wa ad taqaanayo ku gaban mayo wadna iska ilaalin karta balse kaanad iska ilaalin karaynin ee adan ka shakiyeynin waa kan kula dhashaye ee cadowga hoosta kala jira habeen iyo dharaarna ku shirqoolaya kasi marka si aad ka yeesha garan maysid markaasi waa adagtahay inad ka hortagaa illeen waa cadow dahsoone. Runtii qoraalkan Rooda waa qoraal akhrintiisu murugo kugu reebayso waa qoraal xambaarsan fariimo badan oo isugu jira garasho & garnaqsi marna si gaara ugu socota somali xagga dhalashada sii wada wadaagaan marna ku socota somalidoo idil oo ay ku tilmaameyso in maankodi & garashadoodiba la nastaqay marka ay noqden kuwa u jajaban hadba siduu cadawgoodu u ged-gedisto. Tan iyo inti qaranimadii Somaliya dhulka gashay dadkiina qabiil qabiil midiyaha isugu wada afeysten, dhulkii & shacabkiina gacanta u galeen kuwa qowleysato arxan-darayaal ah, taasna dhalisay in hankii dowladnimo iska daaye kii ka somalinimo ayba gebegediba meesha ka baxday oo waxad arki dad dhahaya ""adeer, maxaa naga galay, OG & amxaradu waa aay wada dagaan ama ha is laayan ama ha is daayen, waa shaqo utaala ayaga" bal fiiri, halkaas baanu maanta joognaa, marka qoraaga maqaalkan wa ay carabawday arrinka inoona cudurdaartay balse ma aysan filanaynin tageero & taakulayn iska daaye in ayagaiiba soomali dhexdooda ku amaan heli waayeen oo qofkii magacaas OG wataba bilaabatay in lagu gorgortamo Puntland-ba ha ugu horeysee. Hal mar maahin, 2,3,4 tiro ka shan ayeey dhagaheygu ku soo dhaceen in Puntland aay gudbisay dhallinyaro culimo ka soo jeeda OG balse waxaa is weydiin mudan aawaye nabadoonadoodi, caaqiladoodi indheer-garatkodi? Maxayse uga kici waayeen ugana gilgilan waayeen arrinkan mar kasta soo noq-noqonaya? Sheeko yaroo bog internetka lagu soo daabacay iyo waa la cambaareyey iyo wadaadba masaajid waa' ka istaagayo yiri hala joojiyo iwm ma ay soconayso cid ka dhageysaneysana malahan waa haddii aad xaqiiqda la doonayo gabadhuna cidda aay si toosa ula hadleysayi waa iyaga ee inta sida isu dhamaan haddi tolnimo & wadadhalasho jirto ha soo siidaayeen gabanadii la dhiibay hana ku dadaalan in waxani mar dambe aysan dhicin ama ganacsigooda ha sii wataano aduuna waa harka labadiisa gelin maalin ayaa imaan doonto ...wa tilkal ayaam... baahidu dhinaca kale degto...markasna waxba tari mayso tolnimo dib laga soo xasuustay iyo goor xeero iyo fandhaali kala dhaceen. thats my 2 cent worth!
  22. Over the years Boollywood actors drawn by huge fan base in Somalia, so something true to thist Shah Rukh Khan is superstar and I am in no daubt that SRK has huge fan base there in Somalia. Amitabh Bachchan (Cali Dhere) used to enjoy huge fan back in the days Bollywood Diplomacy? maybe, who knows? am sure many of alshababs are die-hard srk fan.
  23. Originally posted by Indhoos: You forgot to include where to find it. Got it thru my FB. You can read more here
  24. ^ A&T wax la'aan ma soo noqdo waxun waxay noqotaba wu la soo noqoni and we all love these clasical short stories of A&T. ....Ringtones sometimes tell us more about the personal preferences, attitudes, and even philosophies of cell phone owners. 100% agree with you sxb! balse the owner of that ..Ileen Xero dhurwaa galay, xoolo kuma nagaadaan ringtone ninkaas waa nis caynke ah ayaad is leedahay bal?