Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Bal maxaan 3 xisbi sheydan oo kala abtirsinyo gudbon ku ku dhaama kakaleto jirin aan midna vote-ka u siin midna vote-ka u diidi Labour baay ka taalaa iyo Conservative ba bulxamaya iyo mid kaloo wax is mooday Mar hadaan dalkaygiyo Somalia waxba taraynin ingiriis elekshankisiiyo vulkanahas dambaska turayiyo bal maxaa iga gadhiisha ah Anyway ...would love to see Labour go....
  2. Zackow kuma darine KK baan kuu aqaana iyo waxay ka waday...
  3. loool @ Iceland owes UK ash and not cash!
  4. Allamagan

    JUXA

    Not in UK, but only in america that this kinda thing most likely might have a lifeline
  5. ^ war waxy kaloo tir oo ka wadaa ku fadhiisiga waxaaba ka sii daran duqa wajiga looga dhuu*a* constantly!iyadoo sideediya
  6. loool @ a Clearasil-faced kid, anyway these ramdom thoughts remind me those of Steve Allen's early morning LBC Show
  7. Islaantu waa u dhacatay wixii dhaafay sanadihii hore ee ka damsaneed hadda ha soo gudo qalihii lagu lahaa. So loo caawiyo xabsiyada ha booqato hana is caawiso.
  8. ^ 8.30 PM local time. Live TV debating is something imported from America quite new in this side of the atlantic.
  9. I watched this movie three weeks ago. Really really creepy film it is about a young couple who are haunted by a supernatural creature (jinni or balaayo or whatever in somali) in their own home so they set up a camera in their sleeping room to capture what is haunting them. Few nights later the camera then captures supernatural activities going on while they asleep. One night while they fast asleep the girl is been dragged out of her bed and down the hallway by an invisible jinni or balaayo the whole thing was surreal...I found it very scary. Have you watched it?
  10. Subhanallaaah! may his soul rest in peace. And they remained mute as usual about this to inform the public about what has this young man has done wrong and deserved his head served!
  11. ^ thats bad dream I can tell ya. I think no one wants Labour in power agai...yes as it looks like now it gonna be a coalition gov where Lib Dem at the centre stage. Who knows Lib Dem can get the majority
  12. NC won because firstly as Malika said Gordon Brown helped Nick Clegg to win by agreeing most of Glegg's arguments and secondly Nick Clegg's closing statement was too powerful compared to two others by pointing out that both Labour and Conservative is of dameer & labadiisa dhegood same old fart and wont make any difference at all this had been for the last 60 something years where he urged voters to try something fresh somtething different something new …….meaning vote for Lib Dem.
  13. C'mon Chelsea. No less than double this year!
  14. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Haday meeshu Ohio tahay, ALLAMAGAN ayaa arintan oo dhan ka masuul ah oo mudaaharaadka soo qabanqaabiyey. lol....so Ohio is synonymous with Gedo I didnt know that thanks Anyway my twin brother was there holding this "Ethiopia Thank You" placard aniga kan London iga fiiri
  15. Xizb kuma dhacaan Shababka, waa markii u dhamaan lahayd
  16. Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Peacenow: Good. Throw her out of the country too. They have ruined the streets of London with this provocative and offensive acts and now they want to ruin other places too. I can NOT believe this guy is still active on this board war wuxu ma script admin ku leeyahaybaa ? looooool...Koleey saan ogahay adminku waa muslime ha u gefin. At least ninkan waa sixiroole balaayo ku aqriyey adminka xaarkiisa ka indha-saabeysa.
  17. ^ Waraa dadka dhintay faraha ka qaaad
  18. Allamagan

    moving out

    ^ loool @ Maadeey war meesha galgaduud & habrteey habaerteey waa ka gudubtay haatan kaararkaas isticmaalkoodi waa horey gubteen xilligii Maxkamadaha u dambeysay hada raggan afka duuban waa dhamaan kuwii hore UIC ee balo-kudhacdaydu meel loogu hagaago iyo si loola mutacaamalo lama yaqaano. Teeda kale waxaa naloo soo sheegay oo nala yiri: "ar isqaboojiya relax wixina cid idiin diidan ma jirto e waa la idiin hayaa gacan fiican ay ku jirtaa ee idinku markaad diyaar tihiin is keena wa la idinku wareejiniye" :rolleyes:
  19. It is wellknown fact that the majority of the ppl in Ethiopia are muslims, around 60%. However, since the Christian Ethiopian Empire known as Abyssinia had its good legacy in the bibel, survived throughout centuries and was also well protected by the european powers therefore today no one wants to change that status. It is laughable to see such realiable CIA fact book giving misleading figures that muslims in Ethiopia are somewhere around 32.8%. Totaly untrue!
  20. Allamagan

    moving out

    ^ looool ok maxaa ka aqaane never mind lee ka warhelay aan is iri maxaa daaray igaarka.
  21. Sayid, call in sick! lool, to be fair its very difficult situation especially to any practising muslim (not part-timers)and I believe you should consult with learned ppl and then make up your mind.
  22. Allamagan

    moving out

    ^Haatu ksitoo sug lee sheekada mar dhow Gariso aa soo galeysaa Waraa Che true ciyaalka xaafada aa noqotay. Ciyaal Shineemo Xadarmuut Beexaani waa aheed aan filaa anwyway Yasiin Cusmaan hal sano bas aan dhigtay wa la iso wareejiyey I liked the school but I had no choice ...lakin walaalkay iyo walashay aa dhigan jireen. Anniga 8da Maajo aa kabaha iiga dhamaadeen. Hoteelka isgoyska fagax Kalluunka ka soo horjeeday I think in la dhihi jiray something Hotel Xaramayn iwm. Markii la furayey meelahaas aan annigu 1988 Somalia ka soo tagay. Re. the VIP yes I knew many guys ka shaqeen jireen Cinema Bunt Theatre Ladane iskaba daa taa gadaasheeda waxa ku yaalay Geedka Yaaqa so Shadoor, Xiireey, Xasan Kuuriya ragaas u sareeyey agaas an well either relatives or friends e ahayen. Maadeey meesha mowlac weyn aa ku yaaley Xerta SH Muxudin Celi maalin kasta siyaara jirtay oo meel kasta laga imaan jiray maybe siyaaro siyaaro ku imaan jiray aagaas. Maadeey Maxaa Villoyin kale ka sheegesaa teeni aa weli xoog lagu deggen yahaye aakhiro maxaa wa jirra! ina Cilmi Goonjeex waa isla xaafadda ubaxyadii ma dhindhinteen mise wagaabi kama dambayn? Cali Dheere waagii gacmaha goyn jiray aa iigu horeysay magiciisa. Awkuuku (RIP) tuu ku suubiyey ma maqashay?
  23. Waraa Dhubad odayga yaa sidaa uga ohiyey? Ahmed Didat (RIP)?
  24. Originally posted by Tuujiye: ...aniga wax kaste aan u adkeysan karaa laakiin gaal somali ah oo kuunto madoow markuu Islam caayo uma adkeysan kari duqa lool... loool waraa Tuujiye maxaad runta sheegtay ninyo, ayaamahana waaba soo badbadnooyaan halka ma is tiri banaankooda haddii aay gaalnimadooda la mari lahaayeen yaa qabsan lahaa problemka waxaa waaye ayagaba ku soo raadsanayaa oo qarasta kugu kic-kicinaaya kaalay icun camal.
  25. Allamagan

    moving out

    MAdeey, Masjidka Gumarey walige ma maqal wxagge ku yaalay? wixii o 1991 ka dambeeyey magacyo cusubaa soo baxay oo hore ujirin. Fagax, DA 30 (I like the name), Kalluunka, Geedka Yaaqa, Biibito Cali Gureey, Xerta Muxudiin Celi, Lafweyne, Faanus, CC illaa Max' Axm Cali thats used to my home territory. Che ciyaalka xaafada ahayd haye, ciyaal 8da Maajo maa ahayd mise Yaaqshiid? Cinema Bunt free aa ku geli jiray (VIP xaafada ahaa)