Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. ^^^ sxb taarikhda soo baro xoogaa wax baad isku qaldaysaa . Juuje, Su'aal sxb: Barre ma cid baa ka xigta Kismaayo? ysi o no? Mise is weydiisay waxa Barre oo magaaladan USC ka saaray una soo sacriface-gareeyey in uu haddana isla USC qayb kamida ku soo cesho ama soo bahaysto waxa ku kalifay ma isweydisay adeer. Indhihiina waad ka leexiineysaan wixii keenay arrintan. what illegal for you is halal for others sxb
  2. Thanks Suleyman, well put! khalad baay galeen wayna ku sii socdaan weli, sidaa darteed they are now unwelcome in both Gedo & Bari. Kheyrkooda ha isku haystaan.
  3. ^^^ lol, waxay taa cadeneysaa sida aysan isugu xirnayn dhexdooda oo kii larkaaba go'aan iskiisa u gaarayo.
  4. ^^^ which cause is honestly free from qabiil that I rally behind? Plz, advise me brother. Dont be so naiv, take a close look at UICs and what they really composed of and you will see different. - Tusaale ahaan, maxkamadda Al-Furqaan? maleyshiyadeedu yeey yihiin? hubka ay haatan haystaana yaa lagala wareegay? miyeesan ahayn hubkii beeshaaas ku abtirsata Alfurqaan in wax alle iyo wixii warlord-kooda ahaa hubkooda & maleeshiyadoodi lagu warejin? So is to Makka Almukarama court, and all these varoius so-called courts, however, when you come out of Mogadishu the rule of the game changed, so is to the players! hmm! In Xamar, women do go out without muxram, Jaadka weli waa soo degaa, however, In Kismayo no women allowed to go out without muxram, jaadkii isla maalintii ay qabsadeen ayeey diyaaradiihii cesheen mamnucena! :rolleyes: Dekedaha Ceel Macaan, Xamar & Kismayo waxaa run gareeya Abuukar Cadaani? inkastoo maqlay tii xamar waa laga wareejiyey balse this dude is the man maraakiibtiisu ku soo xirato Kismayo! :rolleyes: Marka walaalkiis, weli ma hayno "a cause to rally behind" sxb! UICs done great job and compared to the current TFG it UICs is the clear winner so far and shining out balse cilad weyn ayeey qabaan, hoostooda ma arkaan! PS. Xiin ciduu kurbo ku hayo ma jirto, apart from some twisted views uu qabo oo loo iftiinshay maahinee inta kale sxb he is OK. Inkastuu ninku Kismayo ku waashay
  5. B4 maxkamadaha Xoogsadoow xagged taagnayd, waanu ogayn meeshaad taagnayd ee maxkamadaha ha ku gabanin adeer. Meel kale adoo aadin adiga & General Duke doodiina kaliya ku laab. Originally posted by Xoogsade: Kismayo abtiyaashay isbedelkeeda waa kufaraxsan yihiin. Awal b4 maxkamadaha abtiyaalkaa yeey ahaayeen? illeen waan xasuusana waxaad qori jirtaye I know ulajeedadaad guud, iyo qofkaad simbaatiyaha ka diyaarineysid halkan. So sxb be yourself, would ya? Originally posted by Xoogsade: - No hired guns for protection. - Walking tall and not looking at the ground in fear of intimidation. - No fear of eviction. Alla muxuu been qoray, been hakasheegin taarikhda sxb, nimanka "abtiyaalka" ah magaalada waa joogeen foodada & amni xumida ka jirtay magaalada waxaay la qabeen reer Kismaayo oo dhan ee ma ahayn wax ayaga gooni u ahaa ma kasinoo marka try wax kale oo gadmaya. C'mon be a good seller! Originally posted by Xoogsade: - Curving a permanent place for themselves in the future of the city unlike the past seven years.... Koooow! Originally posted by Xoogsade: they were nothing but second class citizens in their own homes. .... Even Xiin hadalkaa kugu raaci maayo therefore Xoogsadoow, you been fired! you have 30 seconds to vacate the SOL political section and leave the Big Brother City alone, would ya? the crowd: booooooooooooooooo!
  6. ^^ Ma arkinoo! Originally posted by Caamir: Duke, Waxan la yaabanahey maxaa dadka dagaal aysan diyaar u aheyn loogu wadaa. It is the courts that declared war on Ethiopia for crossing the border and publicly, like demogagues do, incited its citizens to take arms against the "unpopular minority rule" in Ethiopia. Adeer waa waxaanu ka hadlaynay marwalba. I believe the whole this Amxaari thing is something normally preventable but unfortunately, they UIC are inviting amxaaro to Somalia instead. Bunch of macallin dugsi who really need to take a crash course in politics before anything else!
  7. War hadaay wadaado yihiin sow beenta kama xishoodaan, or is it HALAL been
  8. Originally posted by Observer: What if the good Mujahideen of course UIC capture Barre Huuraleey. I would say they should hang him in public, hopfully he will caputre alive INSHA ALLAH. what would you think the UIC do with this terriorist guy? Dream on. Even lets say if they capture him, they cant do nothing to him. This man got the support of his peaople. So noocaaga oo kale iyo kan kaa hooseeya iska ririyooda coz I know where you guys belong to. Dhiig ********** Waa qaaxo kugu maqan adiga & qoomkaa waa u eedi doontan Rag horaa yiri
  9. ^^^^ Widaayoow an waxa ka hadley wixii o maha ku so qortay ma kasino juuje. An maa kenay alalaaskaneeto, ad ma ahino ki o furay thread-kan with that strong and striking words of habaar iyo sidoo oo neftada as jecleed. Muggoo waxas ficnaan laheed inta oo iska sugtid ma kasinoo oo markii aas hubsatid in kii oo jini-qabihii oo Barres ahay & askartiisi si fiican loo bacdhabey aa widayow hadalkaseti aas kuu banaana ma ikasaninoo. Ciid wanagsan to all
  10. ^^^ Taarikkhda been ha ka sheegin adeer. Hiraale was/is never on ethiopian's bank roll like your uncles . Durba been aad ku afureysaa miyaa maalinta ciida Nayrusow.
  11. GABAY Jawaaba! oo ku socda Abshir Bacadle oo uu tiriyey Maxamuud Axmed Colaad (Filig). Abshirow daliil gabay haddan deelka ka hinkaadsho Deelqaafki aad tiri haddaan dood yar ka iraahdo Anigoon dambaabaynin baan kuu dulmarayaaye Mar-eexaanku dooxada Jubbu dagin uyaalaaye Duulkaad ka sheekaysay bay daris wadaagaane Deerkaa ukala rogan Ab-same taniyo Dowlowe Doqon-diide iyo Cowramale D-ir iyo shiiqaasha Mushunguliga deexdiyo Har-tida duq iyo waayeelba Dugaag mahan oo ehelnimaan kala dugaalnaaye Diiraro anoo joogo iyo daawo iyo gowlin Digaal iyo anoo dowmacaan dalab ku maalaayo Dooyaan ku tagi meelkastoo la iga doonaaye Daa-roodku waa wada dagaa doolo iyo howde Danihiisa uma sheegi jirin dayday iyo tuuge Waxaad adigu ugu duubatiyo Daahir garan waayay Dowladnimada maantay dhacdee daqaydu naafowday Dooxatadu markay soo gashee dumarka laynaysay Dab inaad ridaysaan maqloo dirirtay waagiiye Moor-yaan inaad dabagashaan daabaceed helaye Shaydaan nimuu duufsadoo daacay baad tahay Darsin dhigo islaanimadi baad darafka joogtaaye Nin ku dilay markuu diyo baxshaa la iska daayaaye Isagoo dabaabaadki iyo danabki heegeeysan Hadduu duubcad kuu soo xirtaa digasho weeyaane Duulaanka xamar waa qabiil loo durbaan tumaye adiguna danaanaad u tiri nimanku waa doole ama doolar tobanhaad cuntood u digrinaysaaye Daroogada cagaarani aday daawa kuu tahaye Adaa deeq ilaahay u qabay dahab islaameede Guryahoodiii kuwaad diirateen dabato weeyaane Hiiraale niman doortay buu daaci u ahaaye Isagoo dadkiisii watuu duulan soo kicine Damiciinu wuu guri haddaan moodku daqarayne Dayniile iyo Dari wanaag looma daadihine Dakadoodi waa laga xiroo looma soo dagee Digniin bay baxsheen oo hadday dirir u joogaane Haddii aad Daraawiish tihiin diinta u adeego Oo aan dakanadiii horiyo xumo la daacaynin Cirfe maxaa dikee loogu yiri wabiga daaftiisa Dhuxulow dariiquu xirtiyo Yuusuf dabinkiisi Maxaa loo dulmaray waan ogeeyn dacatigoodiye Dambigay galeen ma adinkaa daahir uga yeelay Shariifkuba dadaal iyo wanaag buu dalbanayaaye Daniihiisa inuu khayr u huray baan daninayaaye Waxse dilay rag diriqsanahayiyo ducuful iimaane Haddii diinta eebahay sharciga lagu dabaalaayo Oo daalimiintii dhulkaan laga dul qaadaayo Maandhow maxaan diidayaa daraja weeyaane Daaraha shabeeliyo inataad dagalka meereeyso Dukaanada ismaaciil inataad laba diblaynayso Dalgii agoontiyo intaad daaqa guraynayso Tunni duunyadeedii intaad darar ka maalayso Diriciyo cimaamaduhu waa dac iyo ciideede Ka dabaasha adinkaa xumaan diin u qaayibaye
  12. ^^^ this "political prostitutes" makes sense to me Qudhacoow!
  13. Originally posted by Sakhar: I really don't want Barre and his militia back into Kismaayo! Let's hope for a better solution, for the people of Kismaayo, but right now the islamists are best for them! Sakhar, adeer, you proved Qudhac's claim to be true. You are politically prostitute yes you are! You are welcoming UIC to Kismayo, but not to Galkacyo. I remember your rants about UIC when they tried to capture Galkacyo. You also reminded me Mr. Xiin, coz that time he too was critical about them. Alla maxaan idin aqaan the same goes to adeer Juuje & awoowe Nayruus. Can you guys see the inconsistency about your stories?
  14. Hornoow, not enought yet sxb. Weli way soo geli la dahay! masax dhowrkoo bal
  15. ^^^ Nayruus, brother you seem to be confused here. I agree that the Somali people will prevail one day, but how? by going back to square one? back to 1991? with this, man I tell ya we far far away from it sxb!. sorry to say but many vital ingredients missing on the list we have
  16. Originally posted by Nayruus: They did and that is why they are rushing to the front to capture the likes of adeer Hiiraale. What can you do about it? Cry/ Nayruus, no, they didn't. Re. Adeer Hiiraale if he was destined to be captured, then nothing I can do. But all I know about him is that he is a man of Principal.
  17. ^^^ Degdega ma fiicna, celebrating naivety!. Wax hubso adeer
  18. Ciidenkee? Ma oromada? Just a side note: They (in xamar) are the ones invited the ethiopians to Somalia, then they have to fight agaist it. Ninkii darbiga kuu ahaa hadda xabad la soo aaday, ha arkeen waxaan ka horjoognay. Xamar waxaay ku huruday kuna dhisantay kuna noolayd darbiga Gedo, Bay & Bakool, the Amhaaro gateway to Somalia, waligeedna soo dhaafi weysanayd haddase ooy Xamar udhawaaqatay ayaga lee waaye. Kuleelka hala wada arko bal markaas baanu wax isla garani. am
  19. Wadaada-kusheeg ka beenbadan ma arag. Qaadisya & Shabeele beentooda waa la yaabay. Almeno Gedonet war aanan la hubin ma gelin meeshooda balse Duke-oow Caawa warka la iikeenay u malaynmayo war aay ku farxi doonaan Juuje iyo Muraad iwm. Ciid Wanaagsan!
  20. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Allamagan: Juuje, what made you to reach such that hasty conclusion? and what proof can you support with your claim that Barre's forces either captured, killed or scattered at best.. Waa la yaabay! Sxb that is bitter truth and the sooner you accept the better it will sink in....Ciid-Wanagsaan sxb! Sxb, wasn't it too early for you to celebrate. Si kastaba waad ku mahadsantahay sida aad iskuga kaaya sheegtay sida aad la rabtay Barre. Whata would you say tomorrow? I hope you have to take the NEWS tomorrow with a pinch of salt. Noocaagoo kale waa kuwa BOGA jecli beerka jecli meel isugu bayr adeer! Ciid Wanaagsan to you also sxb !
  21. Originally posted by Juje: Barre Hiralle is no longer a threat to the ICU. I dont what the calculation of the coalition against the ICU was, but it was miscalculated move for them to send Barre to capture Kismayo alone and also so early stage. They have clearly failed and now Barre is on the run and his forces either captured, killed or scattered at best. The hold of the ICU at Kismayo is now strong and solid, at least Barre Hiraale is no longer a threat to them. Juuje, what made you to reach such that hasty conclusion? and what proof can you support with your claim that Barre's forces either captured, killed or scattered at best.. Waa la yaabay!
  22. One thing is for sure, Shabelle network is not reliable news organisation. .....balse war jiraaba cakaara imaan!
  23. October 21st is also famous day . Happy Aniversary, and maasha'Allah, What informative articles they all sound interesting. However, I would love to read these below articles. Agains jazakallah 1. Democracy and Islam, are they compatible? 6. The Convertible Hijaab, A sign Of Personality Disorder 19. Hell, 250 km Away. 20. From Conceptual Drawing To Finished Product, Our Journey To Paradise