Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Originally posted by Northerner: quote:Originally posted by Allamagan: quote: Originally posted by Northerner: ^^I dont think hes vomiting but the flag is weighing him down as its around his kneck. But i'm not wearing my glasses,,,,,, Ma saas baad adna keentay, thank you for your mocking humour adeer! Mocking? his mouth is under his nose and the flag is lower down (ie around his kneck) symbolising the flag weighing him down. I'm i wrong? let me know Mr sensitive :rolleyes: I see what i see but as i said before, my glasses are in the office. Been baad sheegtay, welina wad ku sii indha adagtahay waxaan ku malayn jiray iyo waxaad noqotay waxaan ku malayn jiray inaad tahay nin sensible balse waxaad noqotay ****************
  2. Walaahi haddii SOL moderators waxba ka qaban arrinkan I would be the first in SOL to come up with very insulting avatar that my northwestren brothers wouldn't love at all. Miyanan la oran People who live in glass houses shouldn't throw stones?
  3. ^^^ War Duke-oow ragga sawiradda ka daa wixii aay dhihi lahaayeenba waad u diiday inaay dhahaan tan iyo inta aad saawirada the oldman in China meesha lasoo taagana tahay!. Look everytime you confront them with sawirka odeyga, they try to avoid to respond to it. A sight for sore eyes, maahan?
  4. Wallee wiilo la ogaayoo banaanka aayeey isa soo taagtay wadhadhac! barqo cad ayadoo gacana maxaakiimta ku wadata gacana qabiilkeeda. Waa la yabay! :eek:
  5. ^^^ sxb unnka xataa amxaaro ma fadaana maxaakim ku der iyagana ma fadaana cimad beens so xireten.
  6. ^^ Walaalo annigu ma anan oran reer kismaayo ma jogaan Baydhabo. Ku noqo aqriska hore waxaan u jawaabayey saaxibkay Xoogsade oo lahaa meesha waxaa ku soo haray odaygii AY ahaa iyo darawishtiisi anna waxan ugu jawaabay cid walba waa joogaa madaama magac qabiil halkada la ogolayn ayaan un isticmaalay magaalooyin, markaa ku badalo qabiiloyinka meelaas aan magacaabay dega oo ka soo qaad in aay Baydhabo joogaan haba tirsi yaraadaane, sxb-key hadda ma kasino?
  7. ^^^ Bakar, Bakar baabuurka jooji marka hore, if you are an honest muslim brother, first you would have said first amen to this prayer, then send your naseha or reminder to this brother to extend his prayer to all of us. you got me?
  8. ^^^ Adeer adigu malaha qolada shaarka maxakimta huwan ee Sh. Axmed Madoobe uu wato kaliya ayaad malaha ku taqaan Kismaayo, huh? Ta kale Baydhabo qabiil soomali ah oo aan dad ka joogin malahan, yaa dafiri kara taa? Xoogsade, waxaan kuu hubaa in meesha loo dhan yahay qabiil kasta, balse inaay socon doonto iyo in kale aanan hubin waa shaki sanahay waayo dhaan itoobiyaan laga dhursugayo oo goor uu imaandoono la ogayn caruurtiina halka asqo la jiifaan ma kasinoo waa la yaabanyahay? Xattaa walaalkaagi weynaa aaway ee Abuukar Baale ahaa xaggeed ku ogayd ma ogid in xerrada Daynuunaay uu Korneel Af-guduud ku siinayo tababar ciidan ee war ninyahoow aamus wa la yaaban yahaye
  9. ^^^ Khalaf brother honestly speaking dont waste your breath with this dude. It is like talking to a deaf man with thick skull and you expecting him to talk sense ehh ma bruda! waz'rong widya! xakuukah!
  10. Warka galbeed ka soo yeerayaa wuxuu diirinayaa dhiigeyga! Allahu Akbar! Well done cid kasta oo soo abaabusha mashruucan!
  11. Originally posted by Northerner: ^^I dont think hes vomiting but the flag is weighing him down as its around his kneck. But i'm not wearing my glasses,,,,,, Ma saas baad adna keentay, thank you for your mocking humour adeer!
  12. ^^^^ gartay, waa la hubbaa in ajbani la joogaan maxkamadaha, Xassan Turkina qudhiisa wuu sheegay hadda kahor asagoo yiri qof islaama ajnabi uma aqaano, cid walbana waa ogtahay in ajnabi joogaan halkaa balse waxan la yaabanahay waxa aay ayaga xatta u dafirayaan ama lookala jecel yahay 2 ajnabi.
  13. ^^^ no, for sure that wasn't a good image for them. And why do they (maxaakimta) need to hide their faces, if they really fighting for a noble cause? They did wrap all their faces with cimamad isqariska maxaa keenay waxaas waaye wixi oo tooska ku ifinaayo. Tan kele that 'poppy' thing, armeey simbaatiyo diyaarin ahayd? or kindayou know awoowayaasheen ayaad idiin soo dagalami jiray ama ku shaqeysan jirteen signal camal, I realy dunno!
  14. ^^^ Sxb waanu garanay itoobiyaanka maxaad ka leedhaya ragga cadaanka ahe & kuwa kaleto ee ajnabiga ah ee commandant Fartaag uu ka hadlay? Kuwaasi xaggeed saareysaaahalagu maqleeba?
  15. ^^^ Adeer dafirada iska daa qabiil aan joogin malahan Baydhabo. Reer Hiiraan, Reer Baay & Bakool, Reer Gedo, Reer Puntland, reer Hobyo & Reer Jowhar, reer Ceelbuur, reer Gaalkacyo, reer Kismaayo dheh waay dhici kartaa in aay yaryihiin balse somali qabiil kamaqan malahan anche waxaa ku jira dad ka soo jeeda somaliland.
  16. ^^ Adeer, it is not about the number, rather it is about how it is done or executed un-armed PoW laying on their hospital beds. That was a cold blood massacre, but whose gonna pay the bill? Maxaakiimta or reerkaas? we'll see! OK, yaa Miskiin, Cali Madoobe iiga warran? Asaga iyo Aaden Saransoor yaa magaalada laga saaray oo isaga baxay
  17. ^^^ Mowlaca sheekh cali cabdile in la geeyo, dhiig la siiyo markaasna madad-ka la saaro waaye nooh ama arliyo loo geeyo waaye inta SOL lacag looga soo aruursho. Aniga muggoo diyaar aa ahay wixii laigu soo qoro.
  18. ^^ Waa wax lasoo qorsheeyey in cadaawad la dhexdhigo dadkaas walaalaha ee halkaa wada dega. Markaa isku jaba sow maahin sheekadu? Originally posted by Jimcaale: Caamir: That’s a typo. I meant to write siyaasad, not siyaad. Jimcaale, if you were one of those of Ubixii Kacaanka, then fair enough it is understandable for your loging for aabe Siyaad , get over it! udecee in badalkiisa fiican illaah kuu keeno ....haddii kale mahino, oo heer aad ku walatid mareysid markaa adeer nin jiran baa tahaye dhaqtar u tag. Marba haddii after 16 long yrs aad weli Jaale Siyaad (Allaha u naxariiste) weli ku qarweysid. Go'luk!
  19. ^^^ Juje xumbo & xiiso waa dhacaan, ha la yaabin Fartaag, macallinka wuxu suggaa markii oo isku daalaan dhexdooda, you know the crack from within... OK, qoladan Qaadisiya sow ma ahayn wadaado goorma ayaa BEENTA la baneeyey, wallaahi Gedonet waa ka xishootay waxa aay qorayeen. Waxaan ka aqriyey Qaadisiya inaay qoreen in Fartaag toori aa lagu dilay asagoo dhaawaca intuu yiri baxso.
  20. ^^^ Horn halayaabin wuxuu qoro miskiinkan looma baxo daa codkiisa ha dhiibto e. Ta kale dadku waa noole biyo ku nool sow ma ogid, marka waa la waraabshaa ha iska wabxaane!
  21. Originally posted by Khalaf: quote:Originally posted by Allamagan: ^^^ Duuliye, yes they are! but what did they get in return? fussilade of .... quote: Originally posted by HornAfrique: No, it won't. It would have been a problem for Caabudwaaq in Galgaduud which is in a more vulnerable position. Hornoow, Reer Caabudwaaq will be the last to support this UICs. Ragaan waa rag reer mudug ah adeer, yes they are more vulnerable yet with their stronger anti-uic stance, they dare to speak up the truth even if it hurts. This image should not send out the wrong message abti nor does it represent the ppl of cabudwaq...a very religious, simple nomads, and fiercly independent ppl...as my ayeeyo said the lions of reer How are they "vulnerable"? :confused: Khalafoow abtgis you right, this picture is sending out a clear message to UICs to be on reflective silence in the wake of Buaale massacre and afterall UICs' activities in Jubooyinka. As to ppl of Cabduwaaq or Ballanbale (the two main towns left for these nomads after these massive displacements) I say I must acknowledge the truth of your argumemnt. you right, ciddaasi is very religious and simple nomads with great hospitality. They share all these sentiments with other nomads in that region, tho. However, by vulnerablity I mean that they live in kinda 'enclave' and not that self-sufficient the other thing is the displacement activities that going on there. Abti waa la is barakicinayaa. So for them to survive there they need some sort of quick return of working central government haddii kale biyo kaa badani waa ku harqiyaan
  22. There is a clear family resemblance between a rat and Meles. the man looks like human rat. By the way why the west lying about the fact about Ethiopia by calling her all the time the christian Eithiopia? According to The CIA World Factbook Ethiopia religions: Muslim 45%-50%, Ethiopian Orthodox 35%-40%, animist 12%, other 3%-8% ..and yet they calling her christian ethiopia! Well, it is about the time now this to be changed! isn't it?
  23. ^^^ a quick question: Maxaa wiilka Sheydaanka & Shariif isku keenay~ What do they have in common?