Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Originally posted by Mr. Red Sea: Only Yemen supports,but the rest of the Arab league backs the ICU financially and morally,what can few poor countries do,when the ICU has all the wealthy ones on their side giving them all the support they need not to mention the support of the majority of the Somali people everywhere. Adeer, nagakala aayar bahasha... haddii carab dhaqaalaheeda iyo maskaxdeeda meel lagu gaari lahaa falastiin ayaa la xaroon lahaa waa hore, ciraaq ayaa la dhamayn lahaa, siyaasadda aaduunka ayeey meel fiican ka ciyaari lahaayeen. As long as uncle Sam is around they are nothing but buch of chickens.
  2. Onkod News, Coventry: Warar goordhoweyd soo gaaray Shabakadda Onkod News ayaa sheegaya in Saaka magaaladda Coventry ee Dalkan Britain lagu dilay Gabar Soomaaliyeed oo haysata dhalashada dalkaasi Denmark isla markaana ku noolayd Magaaladaasi. gabadhan ayaa la sheegay in ay xiligaasi shaqo u socotay isla markaana Policeku ay baarayaan sababta loo dilay iyo cidda ka danbaysay. Gabadhaasi wali lama hayo magaceeda oo sadexan, waxaana ay jirtay 19 sano jira. Gabadhaasi ayaa wararku waxay sheegayaan in dhowr nin oo aan la ogayn waxa ay yihiin isla markaana waxaan la garanayn sababta loo dilay. Wararka qaar ayaa sheegaya in gabadhaasi ay Bank lacag kala baxaysay 7.00 am ee Saaka. warar kale ayaa iyana sheegaya in laga yaabo in loo dilay sababo kale hase yeeshee wali Baaritaanku ma cadayn cidda ka danbaysay dilka iyo sababta loo dilay. Coventry oo ay ku noolyihiin soomaali aan sidaasi u sii badnayn ayaa si weyn uga naxay geerida gabadhaasi saaka lagu dilay Coventry.
  3. Aaway maxaakiimtii la lahaa wa aay gaareen meeshaas & sheekadii ahayd Indho Cadena waa laga qaaday meesha. Tan iyo intee ayeey sidaan usii caburin doonaan dadka. ------------------------------------- Warqad Furan oo ku socota Sheekh Yuusuf maxamed Siyaad Indhacade oo ah madaxa Ammaanka Golaha Maxaakiimta islamka Niinka Lagu Magacabo Yuusuf Indhacade waan Qosla marka an magaciisa maqlo Waxaan isku baranay Magalada marka ee gobalka Shabelada Hoose Marka cadey wax badan baa iska badalay Xalada , Sheekh yusuf Waxa inta badan Ku doodi Jiray in uu Xaq badaan u leeyahay in u marka Xukumo , Waliba uu ku dhashaay kuna kooray idoo la Og yahay mesha uu Dhalsho ahan Beshisa uu kaso Jedo , Yusuf maxamed siyad indha Cade Waxaa uu Gobalka Marka ee sheebalada hose Xoog ku hestay wax ka badan 10Sano oo an Lagula xiisabtamiin xuman iyo Samana Waxa uu gestayay indha Cade , Yuusuf Indha Cade waxa uu Samaestay.mamul .(ASIGA)Hoos taga oo dadka uu dhashay marka oo Lagu amray in aay Xoog Ku tageran Waxa Mar lesku dayay in mamul lag dhiso Goobla Shabelaha hose Ee Marka cadey , Waxa si Toos ah ugu Hor yimad dadka U dhashay Deganka idoo dowladii TNG lagu amaray in aan halkan Laga Dhisi Karin mamul ayasan Dadka deganka Raali ka heen , hadaba Waxaa Cad in Dhawaan Maxkamadaha islamka aay sheegeen in aay ka warejiyeen .magaladaMarka Cadey Ee Gobalka shabelada Hose Yuusuf Maxamed Siyad Indha cade in ay ka Warejiyeen Magalada marka ee Gobalka Shabaleda hose, taas oo ilaa hada meesha wax ka Hirgalay aysanba Jiriin madama Mesha uu wali Ka jiro mamulkii Yusuf indha Cade ka Dhisay walina uu Joga Niin layira Cali bariire oo ahaa ku xigeenka Shabeelada Hoose Kuna hadla Cadka Yuusuf Maxamed siyad Indha cade , Rabiga waa na Tusi kara Goobalka shabelada Hoose oo Xur ah kana madax banan Gacanta yusuf indha cade. Waxaan Si dhumasho ah 25/10/2006, an ku tagay socdaal Magalada marka ee Gobalka shabelada Hose oo an aniga kuna dhashay kuna barbaray aala mahada lahee wana meel Xaq badan igu leh wana dagan wanagsan oo an ku fano in iguna fano , oo aan xaq badan uu leyahay in aan ka hadlo ayahiisa iyo mustaqbalkisa, Walina kuma arag Sidii Hore waxa ka Duwan beesha aan ka Dhashay ilaa wali ma ku Qanacsana walina waxa lagu haya Culuski iyo Dulsarki hora uu Sarna , Fadlan NB: Waxaan umada somaliyed iyo Maxkamadaha islamka ka Codsaneyna in il Gara Lagu ego magalaada marka ee Gobalka Shabelada, Hoose oo wali besha Sheekh Yuusuf Ka dhashay Qeyradkiisa aay ka Sabri la'dahayWaxan walalahena beesha Cayar ee ********** ka Codsaneyna in aay Culeska naga dulqadan , WanaWax aan xaq badan uu lenahay in aan ka hadalno .Deegaankeena. OGeysis Waxa halkan ugu baqaya dhaman siyasiyinta beesha biyamaal ee Xaqa uleh magalada Marka Ee gobalka shabelada Hose iyo dadka kale oo Deganka uu leh xaqa kule , sida besha Tuni Galadi & Bagadi Jiiddo.Waxaa Lagu wargalinaya in ay Si Toos ah ula socadan waxa ka Dhacayo Gobalka shabelada hoose ee marka . :Og dhaman dadka kaso Jeda magalada marka Ee Gobalka Shabelada Hose waxa Lagu wargalinaya in aay la socdan Dhaq dhaqaq beesha cayar aay ka wado Gobalka Shabelada Hose waraqada Hose waxa ay kusocata Dhaman Shaqsiyadkan . aan so Shegi Dono kana so Jedo degaan kaas 1:Guddoomiyaha Golaha Maguurtida Biyomaal :Eng. Ibraahim Maadey Axmed, . 2:Prof. Abdurahman Adan Ibbi 3:Danjire CabduLahi Sheikh Ismaaciil. qowmiyada banaadiriga 4:Maxamed Cismaan maye madaxa qowmiyada banaadiriga waxa Qoray: Sheekh Cumar sheekh Farax (CIID) UK Bristol source
  4. Folk, lets be realistic here, shall we? in case a war broke out, who will fight for the this so-called UICs? Even in Mogadishu anti-uic sentiment is soaring high forget about people of Gedo, Jubooyinka, Bay & Bakool. most of the people of these regions don't like the uic's attitude. It is unpopular there, come to central somalia from parts of Hiiran, parts of Galgaduud, whole puntland and somaliland they are not liked in these areas as well, so yeey isku halaynayaan oo u dagaalamaya illeen soomali badidood mahaystaane.
  5. Originally posted by HornAfrique: At this point in time Che, I really do not know which one is the better future :confused: Horn, lets forget about the TFG, tooda ayaba haysata, however, we will never take side with clan couts especially with that ill-mannered attitude. Any blood shed in Abudwaq by these wicked clan thugs, surely Guriceel & Cadaado and whomever sides with them will regret pay the ultimate price. And to any MR sub clan brought them to Abudwaq will certainly go with them whenever their depature has come. For the clan courts, they are doomed to failure and will pay the price.
  6. Nacalad dushooda ha ahaato kuwii sidaa yeelay naf muslim ah welibana si xaqdarra ah. Subxanaka yaa Rabb!
  7. Originally posted by Khalaf: I heard this was planed from aboard....ppl in US and EU got in touch w/ folks in abuwaaq to set up "courts" what does abuwaaq need w/ courts now and to start war one brother against another...unislamic. this is about power and brothers are being used...if it was about Islam then they would be following the footsteps of the nabi scw. Khalaf, all they want is to get abudwaq folk to butcher each other. A son kills his dad, a brother kills his younger brother, father-in-law kills his son-in-laws, a cousin butcher his cousin. A brother kills his sister. Nothing else.... I hope Abdudwaq people would play the game to their adventage and try to get each sub-clans to get their brainwashed boys out of this cult then the remaining merceneries given the choice either to fight or run for their lifes.
  8. Originally posted by Djib-Somali: Did you now they set alight their Somalis captives, still alive, while hanging them by piercing their feet; not mentioning their well documentated atrocities against civilians? Djib, what evidence do you have on that? Any video photo proof or is it just rumor! am not saying it is untruth, but you know ....anyone can make up any stories...
  9. I love the jaad to be banned for good. It is killing our society today, however that method employed by UIC iant working and we all know that, they should have used different strategies than that. Hasty decision and would soon backfire on them.
  10. Originally posted by Jimcaale: If your called lazy, just skip it. It ain’t for you. Denying a service to Muslims is now called racial profiling? Did they update the dictionary? Call it a full assimilation!
  11. ^^^ the difference is that somalis are muslims whereas the lebanese case most of them are christians, thus xa*rka waay la qasan karaan cidaay rabaan.
  12. Originally posted by -Serenity-: Erm, its not Xiin , is it? looool @ XIIN, koleey wayadan dhub ayuu yiri wuu mirqay Xiin. Bishaaro Congrats wiil & caano gabar & caano!
  13. ^^^ Wiilwaal47, adiga xaggeed ka socotaa radiyahee? magaladee laga dhageystaa walaal? thanks
  14. waa la yaabay wallee. Wiilasha markii aay halkaa gaareen waxaa odayaasha magaaladu u sheegeen sidatan: "tartiibsada haddii aad leedihiin shareecada aanu isku xukuno magaalada oo dhan ayaa diyaara oo aanu isku xukuno waanu u baahanahay, haddiise warkiinu yahay cadaado ayaan nalaga soo diray Xamarna waa nalaga xukumaa sidaas waxba kuma helaysaane naftiina badbaadsada wiilalyahoow" waa sidaa sida lagu yiri wiilashan maqiiqan waxay falaan aanu aragno bal in aay shaydan ka adeegto iyo in kale.
  15. May Allah help and make the ONLF mujahideens remain steadfast in their strugle against amxaaro.
  16. Shareecada islaamka cid walba wa u baahan tahay, balse cid lagu qasbi karo ma jirto ama lagu sandulayn karo, qaasatan markii qabiilo kale inta u yimaadaan qabiil kale dhahaan wxaan idin baraynaa shareecada sidii ayagoo hadda la soo muslilminayo. Waala yaabay wallaahi!
  17. Originally posted by Mr. Red Sea: .. Wixii ku dhintay dagaaladii Allah ha unaxariisto,cidna naf baxday masoo celin karto,dhimasho iyo dhaawacna cidwalba way ugaysatay cida kale,so no need to single out Somaliland as being the only victim of the wars,we are all victims. Exactly! war kan yari ee Red Sea-ya wuu la haleelay runta maanta
  18. ^^^ CCIE is every network administrators ultimate dream. Very expensive course (materials & equipmemnts)and all the hard work involved, however, being thru all these and successful the payoff at the end is lucratively HIGH. something you wont regret! Originally posted by Djib-Somali: quote:in London, there is somali guy who runs a school called GlobalNet ICT Solution there and the price is extremely very very cheap indeed compared to others. He teaches A+, N+, Cisco courses mostly CCNA & CCNP, Security+ and MCSA/MCSE and above all in Somali language. Does he teach in English too? The company seems not to be a Somali one so how could we contact him if he is more competitive than other Somalis? Jazakhallah khayran... Brother, sorry to have overlooked your question. The last time I remember he didn't teach in english, but I dont know by now. His school is just very very close to Whitechapel Mosque. Back in the days when he is not teaching IT, he used to teach people about Islam in an east london mosque, hence he is young and well-learned sheikh. He sometimes invite somali parents to muxadaro (islamic talk) in his school about the danger surrounding their kids when using internet and try to help them out. This is his contact details. ---------------------------- GlobalNet ICT Solutions Abdalla Mualim 16-18Withechapel Road E1 1EW Tube: Aldgate East Station Whitechapel Station Bus: 5, 115, 25, 205 Tel: 07930910505 07944624176 02084782402 email: globalnetict@hotmail.com
  19. Imdhacade & mafiyadiisa waa kuwii biyaha webiga ka gadan jiray masaakinta local-ka ah ee waxba haysanin. Imagine that, biyaha roobka soo da'ayana haddii aay awoodi kari la haayeen dadka waay ku charge gareen lahayeen.
  20. The guy is exactly the Muuse Suudi Yalaxow of Hargeysa. Xoolaha ayeey wax badan wada-wadaangaan.
  21. Good counter argummemnt! markaa filimkii ahaa maxkamad ayaanu suubineynaa halkaa ha ku dhamaato. For good