Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Malika;776055 wrote: ^Your welcome sweetie - I am against 'xaflad' - would rather see the funds raised put in good use. I feel your sentiments. Resources for the venue could've been allocated better. But let Khaatumites dance at last!
  2. San Jose Del Cabo Baja California, Mexico Aniga, saddex kale oo Soomaali ah iyo shan Mexican ah baa habeen danbe u dabaal degayna ee haddaad aaga ka dhowdahay ha u daymo la'aan.
  3. They could. But President Karaash must deliver or be square.
  4. Wan wayn ilaa la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan. Tolow qof marqaansan sidee wax lagu fahamsiiyaa.
  5. Taas waxba kama qabno -- ee mar kasta xaafada oo shidan waa inaan nimaadnaa - yacni maalin walba waa inaan caruus oo kale naloo treat gareeyaa!
  6. Showqi;776008 wrote: :D:D..........Runta ayaan kugu jecelahay. Shaleyto iyo doraad baq baqdoodii iyo bacaaaaaaaaaaaacdoodi ayaanu ka joogi weynay.:mad: Hadana waa u jeedaa the class room is very quiet. ahah, classroom-ku marba nin buu quite ku yahay Showqiyow.
  7. Aaliyyah... Naga daa sheekada dhurwaagii baa xitaa xoolihiina ka dhaartaye !
  8. Xabashida duulaanka ah haa. Xabashida nabad doonka maya.
  9. Malaa af Soomaaligaa mergi noqday. Naf iyo maalba u wixii igu aadanaa waa u huray difaacista cadowga dadkeena - Mase ogtahay in lala dagaalamo cadowga gudaha inay lama huraan tahay si loo qeexo cadowga debeda.
  10. "SL" beesha degta ma diidani ee jujuubka ha iga daayaan. Ma waxaad taageersan tahay in aanan caruurtayda, hooyooyinkayga, iyo maatadayda difaacan? Maaddeey, sheekadaadu waa dawo bukootay maxaa lagu daweeyaa.
  11. Dhibaatada Itoobiya iyo dalalka kale ama deris ha ahaadeen amaba ha durugsanaadeene inagu hayaan xalkeedu wuxuu ku jiraa innaga oo heshiina. Xalka aan hayo waxaa weeye dawlada taagta daran ee tuugtu ka buuxdo inaan taageerno, xoojino, kala hufno oo haadino.
  12. Ha idinku taagnaato ... Illaa iyo intee baad isu jiibinaysaan !, Allow Alle.... Somalia is coming back piece by piece, brick by brick ... embrace it.
  13. Somalina - Money now can buy qurux - whatever level u want. Malika: Mid aad akhriska ka badiso haddaad heshay ha iska sheegin baan ku dhihi lahaa.
  14. Khaatumo is the official name. Get that straight Mr. Ngonge - the author is Awdalite and can refer SSC regions as he sees fit. With that said; None of us can eliminate the other needless to say Ngonge's clan enclave has tried that tirelessly for the last twenty years or so - the outcome is obvious. In my opinion, "SL" is here to stay so, do other admins be Awdal, Khaatumo or Maakhir. Your intellectual dishonest speaks in volumes and is hunting you down when you claimed those autonomous admins are only on paper. While Khatumo II is serenely sailing in Taleex without interruption and ciyaalka xaafada chased your militia from Buuhoodle. While something is cooking in LA and Erigavo is a replica of Galkaio. Then how dare you say it is only in paper. Be mind few individuals coined your beloved SNM in a little room in London - does compare or contrast or history for that matter mean anything to you? The way I see it, Khaatumo State is a blessing to all - first and foremost to its constituents and thereafter to its neighbors "SL" and Puntland and the larger Somali community. Let us welcome it in open arms. Finally, I do really believe that your people remove themselves from the shackles of isolationism. Other clans in the territory will NEVER align their destiny with your clannish dogma and make-believe chauvinistic attitudes. Ina keena gacmaha is qabsanee oo danteena garanee …. Haddii kale wallee zero baan ku baandhaynaynaa.
  15. Subtle denominator baa ka dhexeeya. Wayna kuu cadaan on due course. Ta qoute-ka farahaa iga boobay ee jawaabtaydu waxay ku socotaa dhambaalka sheekadu ku bilaabatay.
  16. http://wardheernews.com/Articles_12/Jan/Yabarag/16_Darwiishland_Death_Knell_for_Secessionists.html
  17. Mashaqada dalkeena iyo dadkeena ku habsatay haddaad u aragto hal group baa ka saari kara oo saxsan .. Dee waxaad liqday amaba aragtay nala wadaag.
  18. Maaddeey;776293 wrote: ^Edited by Taleexi. Maaddeey - Whatever he smoke --- waa wax wanaagsan.
  19. May Khaatumo prosper and live in peace with its neighbors.
  20. Inader ... waa saa iska dhaadhiciseen we guys are also obliged to be kind and sweet if we dare keeping the lady at home. Malika, a u kidding me!, what fruits are we talking about waaba dhako faare.