Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. MMA: I'm not denying his caliber and personal achievement but what makes him to believe SL is sacred while Awdal and Khaatumo are denbiilayaal. Don't dance around the issue sheekada ku soo dhowow saaxiib.
  2. Shukaansi version 2 iga dheh!
  3. So Godane is a man from Hargeisa.
  4. War naga daaya Xiin iyo Che-yow ha isu jiibinina ... At the end of the day we all Somalis and are in the same boat. But I would like to hear Ibtisam how she sees how things stand today; she used to harass and degraded Khaatumites - Hope she repents
  5. Slowly but surely life is coming back to normal in the capital. Hope AS sleeping cells participate the peace process and choose construction over destruction.
  6. Oo ma khilaaf hoosaad ka dhexeeya Dr. Galaydh iyo Prof. Samatars baa Khaatumo galaaftay. Waa dab dhaxamooday, maxaa lagu diiriyaa! Somalina: Odayada burushka ..... -ka leh ka daa
  7. Beryahaan cuduradii Soomaalidu qabtay kuwo cusub baa ku soo kordhay. Allow sahal umuuraha.
  8. The good professor is a human and therefore he is liable to make mistakes and send sometimes conflicting signals.
  9. One has the right to remain denial.
  10. ahahha 20 years of anarchy has indeed produced the likes of Hermet & Abokor. Saaxiib, yay dhuusadu xaar kugu noqon!
  11. http://wardheernews.com/Articles_12/Jan/Osman/23_Massacre_in_Las_Anod.html
  12. Xaa waxan oo xamaasad ahi waa hordhicii isu soo noqoshada. Soomaaliya ha noolaato.
  13. Abokor Omar - Malaa anagaa xornimada jalaato u soo cunay dee!
  14. Samatarada waa role models and self made men but marka uu leeyahay ma aqoonsanayo Awdal ha u sheego, oo ha ka dhaadhiciyo hooyooyinkii ragooda laga xasuuqay iyo caruurtii la agoomeeyey. Marka uu leeyahay Khaatumo lama aqbali karo ha u sheego reer Kalshaale, Buuhoodle iyo Laas Caanood. Marka uu leeyahay Somaliland waa inay isla joogtaa, tolow Somaliland-tee buu ka hadlayaa, ma ta beesha dhexda? tolow muxuu beeshaas maamulkeeda kuwa kale kaga jeclaaday, waa dab dhaxamooday oo kale. Samatars-ku waa inay dulqaad u yeeshaan fikradaha ka duwan kuwooda sida Abwaan-ba u sheegay haddii kale waxay sameeyaanba waa hal bacaad lagu lisay.
  15. War meeye XX, JB iyo Odweyne ?
  16. Xiin waa runtaa waa ogahay inaad ku filan tahay; ee marba markaan aamus is idhaahdo baan deelqaaf arkayaa. War shacabka cajalado baa lagu gurtay xitaa dhegahooda iyo afkoodu in synch ma aha. Oo tolow Taleex yaa leh haddaa, ma hooyadaa la wareeriyey ee Hargeisa joogta?, Waa yaab, weliba yaabka yaabkiis mise tolow waaba amankaag.
  17. XF: Thanks for analyzing this looming tragedy - Peace indeed needs a partner and unfortunately in Hargeisa and Buroa such figures are rare to find.