Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. JB saas buu u hadlaa markuu marqaansan yahay balse marka uu taam yahay ma fikrado xuma.
  2. Madaxweynaha Karaash hawlo qaran buu u joogaa goobo ka mid ah cariga uu ka taliyo. Malika, I'm kind today.
  3. Hargeisa is a great city but it needs to compete.
  4. Ahhaha, There are some lessons to be learned Mr. Script. I like reading your analysis which lack substance and objectivity.
  5. I assured you LA will be returned to her rightful owners. It is not matter of IF but WHEN?.... One thing we are in agreement LA liberty is delayed and overdue! Your elusive character doesn't bother me that much.
  6. Tolow yaa lugaha ka guray, mise laysmaba waydiin. Nevertheless, shaqo wacan.
  7. read between my lines. War of words amount to nothing. Two Somali regional admins that've no borders I don't see why they would make a big deal what a dude from Hargeisa says.
  8. Galmudug and SL should've the minimum friction.
  9. Haddaa waynu isu dhownahay balse Cali Samatar xaq iyo xaq daroba waa edeb daro dacwada keligii lala beegsaday. Is yeelyeelkaaga ah in Siilaanyo layn dad badan oo maato ah ciday doonaan ha ahaato waa wax taariikhdu xusi doonto. Nabadi inaga dheer inta qolo waliba denbiilayaasheeda ugu yeedhayso mujaahidiin. Bal geediga meesha aynu ku furno aragaane.
  10. Waa mujaahidiin jannada toos u gelaya - Xasuuqii ay ja geysteen Mudug, Awdal iyo Khaatumo-na Xaaju Xunjuf baa ka cafiyey inaan kuu sheego uun baan rabey. I truly believe anyone can be accused and they should be able to have their day in court.
  11. Xaaji Xunjuf;785928 wrote: Taleexi did you forget Col Tuke was he also from a minority clan? Or judge Ali nuur iyo ki kale eeh ohio Jb ba garanaya wa Siyad bare inadeerki What about Siilaanyo, Ina Kaahin, Riyaale and Dhegawayne? Oh well, I forgot those are exceptional cases....
  12. Classical selective justice at its finest. How many criminals are roaming in Hargeisa, Las Anod, Galkaio, Beledwein, Mogadishu to all the way to Kismaio...... but they all have one common denominator - they just happen to be from so called major clans.
  13. Xaaji Xunjuf;785665 wrote: Bulshit and disgraceful two somalilanders oo xabashi heshiisnayo ileen ceeb looma dhinto Labada mid baa Somalilander ah. Ka kale ma aha ee miyaa lagu khasbayaa?
  14. Haa xuduudaha "Somaliland" waa lama taabtaan. This piece fits well on the front page of the Inquirer.
  15. Laakiin xoogaa tababar siyaado ah bay u baahan yihiin oo talaabada islama haystaan.
  16. Xaaji; Somali ha dhegaysan waa mucaarid u badheedhay wax ka sheegida ciidamada qaranka ee Somaliland.
  17. Ahahahah, waa markii ilmaadeeraday wax walba inoogu sheekayn jireen.
  18. Ma raggii maska cuni jiray baa? Let them to go Kalshaale!
  19. What leverage does President Farole have to drill in everyone's home? Waaba yaab Soomaaliyow.
  20. Ma uurkaygaa ku jirtay seed ku ogaatay inaan cadow kuu arko. Anigu waxaan u arkaa khilaafka Soomaalida walaalo is fahmi waayey inay yihiin. Haddaan diiday inaanan Soomaalida ka tegin ma denbi baa, haddaan diiday inaan caruurtayda iyo haweenkayga ma denbi baa? Xaajiyow bal mar maarka marqaanku idinka baxo dib isugu noqda oo ka wada hadla sidaad Soomaali cadkiina uga raadsan lahaydeen, gaar ahaan madaxweynhaheena his excellence Sh. Sharif
  21. Qardho has a special spot in my heart.