Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Xalku waxaa weeye, bal xoog indhaha u kala fur, XALKU WAXAA WEEYE far waaweyn baan kuugu qoray just in case; In reer Khaatumo, Awdal iyo Maakhir ay guryahooda u madax banaanaadaan idinkuna haddaad tihiin reer Somaliland aad ku ekaataan your golden triangle cities dabadeedna wixii intaa ka danbeeya danaha dadka walaalaha ah ka dhexeeya waa soo dhoweynaynaa, waxaanuna ognahay inaan la kala maarmin balse wixii intaa ka soo hadha halganku wuu soconayaa...
  2. Cabaadka yaree ...... Jacaylbarow .... tani ma kala tegayso... Horaana loo yidhi "maroodigu takarta saaran ma arko ee ta ka kale saaran buu arkaa", Cantarabaqashka siyaasiyiintiina, madaxdhaqameedyadiina (sida Ina Waraabe) iyo culaamudiinkiina sida Sh. Siiro ee mar walba ku sheega sidii beelaha bariga loo tirtiri lahaa like if they can do .... taasi agtaada waa ka xalaal. Good lucky with your beloved Somaliland, and good lucky with my Khatumo Somalia, of course, to be fair
  3. Taariikhdii waqooyiga ma waxaad ku soo koobtay ilaa qarni iyo bar ka hor ... Waa amankaag. Warkaan hayo ilbaxnimada dadka Soomaaliyeed intaa ka fac weyn.
  4. Can we all get along, I guess not?
  5. Born in Taleh, Raised in Mogadishu & Helsinki and now living somewhere in the US.
  6. Ma waa doolshe xukuumadiinii isku dhex yaaciyey .. dagaal ooge Siilaanyana marba qof buu caydhinayaa ... habar dhali weyday aleelo ku waalatay War dadka waxba kama khaldana ee qadiyada baa aad u aradan.
  7. A_Khadar;787719 wrote: Oops I forgot to say "Ciidamada Qaranka".. lol .. kuwa duula. Universal has no clothes.
  8. Haa, waa aspiration of the people. None of us will have his/her wishful thinking.
  9. What Pr. Farole says about Dr. Galaydh shouldn't be concerned to you.
  10. Bal virtual oohin SOL ha ku samayn!
  11. IRIN reported only one side of the story - To be balance, they should as well talked to the Khatumo side ....
  12. Unconditional withdrawal of your militia from Khatumo lands, unconditional mutual respect of each one's birthright liberty, unconditional of knowing who represents what, unconditional of swallowing one's ethnocentrism, and clan chauvinism - I can not say no to that ... Your boys, oh sorry, the ciidamada Qaranka have to vacate Khatumo lands thereafter we can nurture peace .. I don't see any other solution to this conflict ... Good lucky with your beloved SL and good lucky to my beloved Khatumo, Somalia - just to be fair you know
  13. President Farole iyo Mic/codbaahiyaha waa in la kala fogeeyo ... la taliyey, oo la taliyey ee ma dhegbaaba jalaq lay siinayaa.
  14. A_Khadar;787306 wrote: Bisada waad ka indha adagtahay! Yaayuurtu xaal ha qaadato.
  15. Taa adigaa carqaladaynaya. Midse iga gunud, mar labadeena reerba inta ay hadda awoodoodu tahay ka liidato baa hubaal ah inaan geedka nabada isugu imanayno. Marka dhimashadu badato reer walba miyirkaa u soo noqon. It takes two to tango I can't help that .....