Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Showqi: Weligaa gabar boorsadeeda ha isku fiirfiirin, inaadan ogaan waxa ku jira baa kuu khayr roon.
  2. Ahhaha.... Waa hagaag sow dadka meeshaa degaa inay kaa yeelaan ma aha?. Somaliland jurisdiction ma ayaad Quraan ah baa. Waxay u egtahay inay ayaamo qaadanayso inta dadka cajalladaha lagu gurtay ka baxayaan.
  3. The reason you aint married cause u've not seen me as of yet.!
  4. Educating our people must be a priority. Self awareness and self reliance should be promoted in our regions.
  5. Carafaat;791503 wrote: Federalism won't work in Somalia. There are only 2 states, waqooyi and koonfur with 2 diffrent political dimension. But splitting uppp cities, villages, shabelle region, mudug, gedo en bakool, splitting up bay and hiiraan, galgaduud en mudug, NONsense. 114-kaan aqaanaa waa haddii lagaa yeelo sow kama horayso?
  6. Waa mahadsantahay Xaajiyow. Sidaad wax u maqli weydeen baanaan waxba u maqlayn
  7. Jiiroow Bakaal: Noo cay qabiil saaxiib.
  8. Waa ogahay Xaajigu ma foga ee talada uu ina siinayo horta isagu ha isku soo dabakho.
  9. Abwaan: Waxna waa wixii fiicnaan lahaa, waxna waa waaqiciga aynu ku jirno. Federalism-ku waa laba nooc, mid tight ah sida Maraykanka iyo mid loose ah sida Germany kaynu dooranaaba innagay innagu xidhan tahay. Way wacnaan lahayd inaynu dawlad dhexe oo caddaalad ah helno balse waaqiciga dhulka taagan taa ma ogolaanayo, cadawga dibada khatarta uu jiritaankeena ku hayo ka gudaha baa ka daran. Tusaale, waxaa kuugu filan oday Xaaji maamul beeleedkiisa buu aaminsan yahay inuu wadan yahay, maamul beeleedkaygana wuu ka soo horjeedaa, dawlad dhexe oo xooggan in la dhistona wuu inooga sheekaynayaa, Agah, tolow xagay iska qabsan la'dahay.
  10. Faroole yaan reer PL loo qaban. Samafal, bogaadin sare baan kuu soo dirayaa sida sharafta leh ee aad u taageertay Khaatumo. Wixii fashil ah ee ku yimaada anigu iyaga uun baan u eedaynayaa balse juqajuqaynta ha laga yareeyo. Midda ah wax baa la kala sed bursaday, mashaariic badan baan halkan ku soo tixi kara oo laga hirgeliyey magaalooyin gaar ah balse micno weyn ii samaynmayso waqtigan xaadirka ah maadaama aan PL maamul deris ah nahay.
  11. Waanu diidnay uun baan akhriyey balse waxa lagu diiday ma fahmin.
  12. Samafal: Dhanna PL buu u xaglinayaa, dhanna mubaadin danta Soomaalidu isugu mid u tahay buu iska dhigayaa. Saaxiib, horta wixii khayraad ah ee wadanka ku jira gobolkuu doono ha ahaadee Soomaali baa iska leh ka fikir ahaan. Waxa sed bursi ah ee ka dhacaya Xamar ha ahaato deeqaha waxbarasho iyo waxa la midka ah dad aan damiir lahayn baa sameeyey haddiise dad xil kas ah bahasha gacanta loo gelin lahaa sheekadu si xariir ah bay ku dhamaan lahayd. Midda kale, hadduu reer Sanaag dhisto Bossaso lagama xigo oo waa wadankoodii. Ma waxaad naga dhaadhicinaysaa reer Maakhir wixii magacooda lagu guranayey 20-kii sano ee ugu danbeeyey lagama hagran. Reer Khaatumo waa ka tashadeen aayahooda, waxayna walaalahooda Soomaaliyeed ee reer PL ka rajeynayaan inay si deris wanaag kula noolaadaan, nabadgelyada iyo wixii horumar ahna iska kaashadaan. Ta kale waa in madaxda PL ka waantowdaa sheegashada Khaatumo sababta oo ah game-kii waa laysku fahmay - you can fool some people sometimes but you can't fool all the people all the time . Ugu danbayn Abwaan has a point, let every region comes to the table representing its constituents alone. Iga gunid once Khaatumo institutions are built and it becomes a viable admin which is both responsible and accountable then merging with Maakhir will be an option. A good option I may say.
  13. Oo haddaa ma idinkaa isu duceeya Bareejayn la mid ma aha barjayn ... Allow waan ilaaway inaad Somalilander tahay wadan kale ka yimi
  14. NASSIR..... waas saas sheekadu dad baan kuu ogolayn inaad caruurtaada iskuulka geysato sidaad rabtona u tarbiyadaysato, doonaya inay magaalooyinkaaga kugu maamulaan qarnigan 21-aad, haddaad ku dhahdo waa is maamulayaa waxay ku odhanayaa/oranayaan waxaase waa ceebe isku xishood annagaa Illaahay ka sokow ku leh. Dadkii ka yeela uun baa ka liita. Khaatumo high price bay bixinaysaa ka dib markay iska daba wareegaysay sida dibiga sisinta shiida muddo 20 sano dhan One would hope Maakhir follows suit.
  15. Anigu shaqsi ahaan waa soo dhoweynayaa qof kasta oo provocative thinker ah balse ururkaasi waa ii gooyey. Tolow yaa na caawiya oo noo sheega waxa uu u taagan yahay.
  16. Waxaan filayaa hadda geedigu federalism buu ku wajahan yahay balse sida dadku moodayo federalism-ku uma hawl yara.