Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Somalina;803394 wrote: LOL, bayaano badanaa kuwan. Somalina; Bayaannada cidaha iyaga ma iska indho tirtaa
  2. War xun ma aha - maadaama ay Sanaag qaybta ugu badan degaan.
  3. Xaaji Xunjuf;803355 wrote: maxa ka fiican naas la jaqayo baad dawanaysayeh Intaan ka xishooday uun baad halkan ku soo dhejisay ... oday asaasaqay baad awelba ahayd
  4. Jacaylbaro;803249 wrote: A New name for NSPU ?? Northern Somalis for Peace and Unity is a grassroots organization that advocates the rights of northern unionists. Ka xishood ururada xalaasha ah.
  5. A_Khadar;803247 wrote: ^^ Khatumo == Osman? A_Khadar: In the eyes of Ngonge and co. --- Khaatumo = Osman....
  6. if you think in the economic of scale .... i think building a strong supply chain is the way to go... let each sector has an autonomy and advance.
  7. XX: marmar buu isku dhex yaacaa, yaa diiday dad walaalo iyo ehel ah inaynu nahay balse fikir aasaasi ah baynu iskaga soo horjeednaa, oo ah aan noolaado, adna ha noolaan, aan tashado, adna ha tashan, rag is yaqaana waynu nahay oo taasi waa habeenkii xalay ahaa oo tegey inay sidaadu socoto
  8. War ninyahow wax fahan ... Soomaalidu waa quruumo isu tegey qaar waa carab, qaarna waa cushitic, qaarna waa bantu miyaanu sii wadnaa dee. XX: Anigu saaka uma soo shaqo tegin inaan ku fircoonaysiiyo laakiin ninkaa koleyba si uun baad wax ku wadaagtaan - ama reer binihaashim ku aroor amaba fiqi buraale
  9. JB: Mid kugu raacsani oo nails-ku way bateen balse kuwa made in China in la isticmaalo maba ahayn, oo kuwo made in Philippines in la isticmaalo bay ahayd. Let Khaatumo and SL live side by side in peace.
  10. Hadday sidan SL horumarka ugu mashquuli lahayd way duushay baan odhan lahaa... nevertheless... waa sheeko wacane halkaa ka wada.
  11. Koleyba adiga maxaa kaa khuseeya illeyn reer bini-haashim baad gashaane ...
  12. Haa, Soomaali buu ahaa weliba qoladiisa baa laguu yaqaan.
  13. Mukulaalow:: the blessed, black bag waxba ha ka sheegin.
  14. Carafaat;802677 wrote: This is the top advisor of Somaliland. An illiterate old man of 100 years and 50 children. He cant write, read, never went to school. And still he is their economic, financial, politic and international advisor. Odayaashan camal ayee kudaba tukadaan. yes, Somaliland has peace but no other progress whatsoever and that is thanks to those people still following these kind of old men whoes century ended long time ago. As long as Somaliland is following Geeljire's, afminshaar's heer ma gaariso. Iyaga keligood ma aha ee Soomaali badan dhibaato maamul xumo ayaa haysata.
  15. Taasi waa dookhaaga ... anna dress midab kale leh markay gashadaan xiddigahaa lay geeyaa.
  16. ahhahaha .... waad iga gashatay. Dr. Farole ... Doctor-nimadii bililiqo xun baa ku socota.
  17. Maya ... Somalina ... sheekada baa ah mid aad u xiiso badan oo nin duulka jeceli aanu ka aamusi karin.
  18. Khaatumo has something to do with both SL and PL ... and that is to live side by side in peace.
  19. Somalina;802843 wrote: Quick question Dr Osman, what's the title of Farole's doctoral thesis? Did he write one?
  20. Weliba financial calculator - Mar waa simple, marna waxaaga laguugu taanayn.