Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Sierra -- baaba ka darta ...
  2. That part I agree ... their military supremacy is all relative ...
  3. Ok... Sheekadu ma aha WYSIWYG. The glass is half empty iga dheh not half full.
  4. 1- citizen. 2- priority changes when 2 or more people craft a neutral customs of governance - like xeer soomaali 3- Yes/No - Soomaalidu midna uma bisla - waase lagu khasbi karaa.
  5. Ethiopia is the super power of the Horn and it also has the western backing.
  6. Siilaanyo wax cusub ma samayn ee daaya odayga... nin sii liicaya falceliskan noocan ah waa lagu yaqaan.
  7. Haa, Khaatum State needs a development in order to compete with its counterparts. Khaatumo needs to catch up with lots of things. With all that said; Somaliland oppressors have to be cleaned out in Khaatumo lands by any means necessary ... as long as they are there - Khaatumo will be singing in a vacuum in perpetuity.
  8. Waa sheeko xariir muslimiintu isku beer laxawsadaan.
  9. The Sage;803519 wrote: The "khatumo" house of cards continues to collapse... Pray for it corrupted mind.
  10. NGONGE;803747 wrote: ^^ Yes but that means that your SSC/Khaatumo loses an 'S'! Mr. Ngonge: How many Ses have you already lost?
  11. FYI - Safi is from Qardho not from Khaatumo. Khaatumo made up its mind. No more blaming game.
  12. K.O.W ... sheekada ha marin habaabin. Meel fiican bay maraysaaye.
  13. Taa been kumaad sheegin hummaagga weyn iyo sida sebenada kala duwani falgallo muuqda iyo kuwo dahsoon isula leeyihiin Cirsan ka yeedh baa inaga indho shareeray. Dad markuu dabargo'oyo - garaadku wax ma garto, oo indhuhu wax ma arkaan, oo qalbigu wuu naxariis beelaa, oo noloshu iyo geeridu isku mid bay u noqdaan, oo shisheeyaha sokeeye baa loo arkaa - isku soo xoori, cutubyada mahadhada taariikhdu qorayso wax ma ka baranaa?, gacmaha ma is qabsanaa?, denbiilayaasha reer waliba awliyada kooda u haysto isku denbi ma ku qaadnaa?, ma iska cafinaa wixii dhacay innaga oo aan weligeen illaawayn dhibcihii mugdiga ahaa ee taariikh nololeedkeena?, mise sheekadu waa halkii Timacade ka lahaa anuun bayska daalaye dheguhu uma daloolaane.
  14. Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL) — Garoonka kubadda koleyga Luujino oo ku yaalla degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho aya lagu qabtay ciyaar kubadda koleyga ah oo lagu maamuusayay maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso, iyadoo ay isugu soo baxeen tartankaas gabdhaha kooxaha kubadda koleyga ee Heegan iyo Minishiibiyo. Tartan ciyaareedkaan oo ay iska-kaashadeen wasaaradda haweenka, guddiga olombikada Soomaaliyeed iyo hay'adda wadahadalka bulshada CCD ayaa waxaa kasoo qayb-galay xildhibaanno ka tirsan dowladda KMG ah, wasiiro, madaxda xiriirada olombikada Soomaaliyeed iyo boqolaal dadweyne ah. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, xildhibaan Cali Qaloocow, wasiirka wasaaradda shaqada, isboortiga iyo dhallinyarada, Maxamed Muxudiin Amiin, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, Cabdi Cali, fannaanada caanka ah Seynab Maxamed Xaaji (Seynab Laba-dhagax) iyo madax kale ayaa si weyn ula dhacay qaab ciyaareedka ay labada kooxood halkaasi kusoo bandhigeen. Bal sii akhriso .. http://hiiraan.com/news/2012/Mar/wararka_maanta13-17271.htm
  15. Hadda innaga uun baa is hayna .... markaa hal furin uun baa nagu furan.