Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Abwaan;807204 wrote: lol...Inuu isku kaa qarxiyo miyaad ka baqday? Maaddeey wax walba ka filo.
  2. Maaddeey;807164 wrote: ^^ Mise waxbaad edit-gareysay? Wax dib u gocoshada iga ilaali.
  3. Haa saaxiib ... But the irony is Duulka difaacooda ma daayo, iskumana raagno.... Ma ihi mudane Hunguri.... malaa meelo aanu iska shabahno baa jirta.
  4. Maaddeey;807114 wrote: Taleexi, adiga maxaad iga sheegtay?, warkaas Abtigiis baan u waday, sxb. haddaadan arkin, Alle i badbaadi.
  5. Maaddeey;807095 wrote: Aniga laca.ta dillaalka dalka difaaciisa baan ku biiriyaa, adigase pleasure baad ka heshaa sheekooyinka foosha xun, hays kaaya meel dhigin, dulli kugu dhacye! Ma habaartan bay tagtay ... anigu wanaag uun baan kula rabaa saaxiib
  6. xiinfaniin;807071 wrote: ^^In theory, haddii iinaan soo deyn , nooma imaan karo. Xaggee buu soo marin? Waa Xaabsade -- oo marmar buu karaamo darteed duulaa
  7. NGONGE;807073 wrote: War mayaad igaga xigtaa dee? Orodo inadeerka la hadal. Anigu I don't mind A&T when he does these things. It is his habit now and only a mad person would get mad with such habits (ceebtiisa maaha, etc, etc). Lakin adigu eesh qiyaasak warya? Illaahow aqoon yarina ha nagu cadaabin, eexna hanagaga tegin .... Abtigiis, concede saaxiib oo naga daa dumarkan sheekooyinka lagu xawaashaynayo.
  8. Ma maskax faluuq baad baad qabtaa horta? Horaa Soomaalidu ugu maahmaahday Milil dushii lama dhayo
  9. Helay, deyntaan kugu lahaa. Gabaygaad xustay amaba cuskatay baan ka falceliyey.
  10. xiinfaniin;807039 wrote: Xaabsade is about to defect again, War hoy si xooga u ilaaliya Waa saas...... Khaatumo meel uma hayso ee PL u baq.
  11. Somalina;806751 wrote: Haa, waad keentey. Mahadsanid. Oo tan yar ee Somalina-na ma SL Cheerleader bay noqotay? Allow Alle - Waa duni aakhiru saman ah - Waa shaydaamad ha isku gubin ee dadka kala daa, war Xaaji bal gabaygii oo dhamaystiran iyo kii loogu jawaabayba halkan ku soo dheji.
  12. The crimes of the secessionists cult needs to be documented. However, Khaatumo needs to smell the coffee and once and for all to bring the LA saga to an end. Ha la dagaalamo - Dagaal waxaan ahayn daawo lagu waaye.
  13. NGONGE;806945 wrote: ^^ Both his daughters are married. :D Leave the Odayga gabdhihiisa alone. One of them who is from the Bay is a friend of mine. Indeed, very sweet person she is.. Maaddeey, xagaad ka shaqaysaa? kootarabaan iyo reerkiina loo kala caal waa, waa run oo taan aqaan koleyba mar waa la furay. Abtigiis, Saaxiibow jacaylka iyo siyaasada ha isku qasin haddii aadan soo asaasiqi rabin. I'm a great proponent of intermarriages, and what not ... such communal rituals make the supply chain stronger. However, one should die with his political believes and convictions.
  14. Waan ku qoslay sheekadan.
  15. NASSIR;806313 wrote: Now this is giving a terrorist dimension what's a clan issue. Wale soomaali iyagaa cadaw isu ah. Dabada ha iska raacshee bal maan deysto hadalkayga. NASSIR: Haddaynu Soomaali nahay weli wax ma baran.