Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Khaatumo is way far to be viable as long as it can not deal with those who sabotage it. For the scripts in here, the public has spoken and decided to be the masters of their destiny. And Khaatumo wants to live in peace with its neighbors be PL or SL. That is all I can add to this discussion.
  2. Some data are more susceptible to suffer from loss than others. Budhcad badeedka iyo electronic data lama kala dhexgalo wax fahan Abtigiis.
  3. Khaatumo has limited, contained the influence of the Garaads. Having a dinner with odayo Soomaaliyeed waxba kama bedeli karto geedi socodka Khaatumo.
  4. Xaaji Xunjuf;808650 wrote: maya anigu waxbaaan dhisa waligay waxba ma burburiyo anigu horaan ku sheegey khaatumo wa tageersanahay laakin garaad abshir salax iyo suldaan siciid iyo boqorka boocame weye dhibtu awoow. Buurmadow iyo kuwa la midka ahi maxay ka qaadayaan your beloved SL?
  5. Beryahan la isuma maqlo dadka qaar. Xaaji weli ma burburka Khaatumo baad quud daraynaysaa, If I were you I wouldn't go that path.
  6. I saw some research paper regarding this in the recent past. If located I will pass it along.... Best to u.
  7. PETER BRIDGES SPEAKING AT PORT PROJECT, KISMAYO, APRIL 1986. PRESIDENT MOHAMED SIAD BARRE IS SEATED, IN DARK GLASSES, WITH CIGARETTE. Peter Bridges vol. XXXVII, no. 1, Winter 1998 It was May in Rome. I wished it were Sunday and my wife and I were climbing Monte Gennaro. The intercom buzzed; I had a call from Robert Oakley in Washington. Bob Oakley was our Ambassador to Somalia, in Washington for consultation. We had agreed that on his way back to Mogadishu he would stop in Rome for lunch with people from the Italian Foreign Ministry. We and Italy each had a major interest in Somalia; we were both major aid donors; we often compared notes. Oakley said that he would be delayed in leaving Washington. I agreed to rearrange the luncheon for the following week. He went on to say that he had just learned that he was to leave his post, to head the State Department's anti-terrorism office. A big, hard job, I said; congratulations. Who's going to replace you in Somalia? I don't think they've given that any thought yet, he said. . . . Would you be interested? Read more http://quod.lib.umich.edu/cgi/t/text/text-idx?cc=mqr;c=mqr;c=mqrarchive;idno=act2080.0037.101;rgn=main;view=text;xc=1;g=mqrg
  8. Malika: Rabshada jooji, adiga waa meeqa meherkaagu?
  9. Warkaasi waa hadal ku tiri ku teen ah oo waxba kama jiraan ah.
  10. Soo dhowow saaxiib... Caruusnimadii waadba ku dheeraatay malaa Sweden sannad baa laga dhigay honemoon-kii
  11. Sayid: Sheekadaasi kama duwana kii reer Burco ee markuu gabadha u iljebiyey ku tidhi war maxaad samaynaysaa markaas buu baqdin darteed ku yidhi ...Naa naga raali ahow indhahaa iska kaaya raacaye ... waxba kama wadine ... markaa prison-ka iyo madax salaaxu waa iska kay raaceen.
  12. Val: Waa garanayey in eberkaa saa'idka ahi dhib abuurayo.
  13. Sayid*Somal;807701 wrote: the bazooka, boat and the ladder account for the other fifty camels Qardho waa lagu qaniimay Dumaashi - masha'Allah duco fiicana - bal ana i soo ducay. War ninayhow see wax kuugu sheegaa ... sheekada yaynaan isku halayn, dumaashi iyo waxaad sheegaysaa waa maxay ... dheh, baayo, walaal iyo wax la mid ah.
  14. Juxa;807693 wrote: lol@val. i dont want to be mean but ragaaan oo badankooda xagal shaaha raadinaya maxay dumarka wax uga sheegaan? i think i should warn all the men...MAYA = MAYA. unless you want in madaxa lagugu salaaxo xabsiga dhexdiisa! Meeshii la rabo ha la'iigu salaaxo Juxa.... Madax salaaxa uun baa muhiim ah.
  15. Sayid*Somal;807691 wrote: ^^20 halaad kaliye - inanku ma reer taleex bu aha? Aaliyah - LOL@nin aan is dabari karin. How about we make you an offer - (hopefully you won't refuse) 50 camels, bazooka, boat iyo jaranjaro? beats Val's one (take as bonus) Oo adigu ma adigaa geel leh. Kaluun baa u bixinaysaa koleyba... Sheeko xariir baa beri annaga iyo rag reer bari ah na dhex martay. Gabadh baa nalaga soo doonay, malaa nin Qandala iyo meelo reero muskood ka yimi buu ahaa, gabadhii siday doonaysay baanu ansixinay, qadadii baa lagu kaftamay, wixii hablaha laga bixin jirey baa laysla soo qaaday, hal yar oo gaaban baa yidhi; ari boowe shaaciroolayaal maa tihiin, xaggee boqol halaad laga keenayaa, hadde kalluun baan dhaqanaa, intaad rabtaan baan idinka siinaynaa, baddana waa idiinku jirayaa, oo dhulkiinii kulama noqon kartaan, hadde boowe waa baqhatiyayaa
  16. Valenteenah.;807685 wrote: Walee Taleexi waa lagu qaboojiyey. Why do meher threads turn into an auction? These sums of money wey i wareeriyeen. All I asked for were 20 halaad and an AK47. PS: To the thread starter: make it what you find acceptable and good luck. Val: Dee naga daa bahasha adaaba nagaga sii darane Aaliyyah... Tan yari weli qiimaha nooma sheegin. Su'aashaasi weli waa taagan tahay.
  17. Sayid*Somal;807681 wrote: Horta Taleexi; maxaad marlwalba oo aan damco in aan quraafaysto - ii soo ag istaagtaa ninyahow? Aaliyah - like Ngonge, I have younger brother, who just graduated and is on the look out - hence i am expected to contribute what ever the potential meher shall be. so hurry with the qiimaha Sayid*Somal: Rag wax isu deyn waaya ma nihin. Horaa Soomaalidu ugu maahmaahday Nin hulaab xumi inuu wax qarsanayo baa la moodaa Kaftanku ma ahayn midaan kugula tartamayo. Aaliya, xaggaaga bayba danaynaysaa, oo marxaladaadu waa Yellow - tayduse waa red; bal good luck.
  18. Nuune: It is an open market after all. I just want to know her demand so, I can reconcile with my budget if there is any feasibility. Adigase sheekada ka farxinta waa ka helay.....
  19. Ok, sheekadaadu minyaro baa ii dhaanta miyaa, intaan second hand sheeko xariir na dhex mari lahayd. Bal waayahee topic-iga ha lagu noqdo.
  20. Aaliyyah - Kuwa hore wax u soo furay meherkaaga ma ku waydiin karaan?