Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Naga daa sheekadaa hadda ha nagu furfurine.
  2. Peacedoon;813053 wrote: Somaliland should defend her border. I support that. But peace talks is the way forward. I agree
  3. Haddaad garatay in wax laga baran karo waxaan soo xasuustay murtidii Soomaaliyeed ee oo odhanaysey Madax muuqda iyo mindi af daran midna lagama samro
  4. Ta lama kala maarmaanka waa ogahay in laysku khasban yahay balse ilaa Gebiley isaga soo habarwacatee meesha xaal ku danbeeyo aragaanee ..
  5. Aragaane .... saaxiib.... Khaatumo has to liberate LA and other fallen cities if it wants to be relevant.
  6. You know the repercussion well... ma kuwiinaa qolal xaddiid ah ku jira ... waa laysku madhan haddii kale tolow colka jooja...
  7. Xaaji Xunjuf;813005 wrote: Exactly akhirka wala ogyahay halkay ku danbayn doonto Haayoo adigu cilmi qaybka baad wax ka ogtahay.
  8. Carafaat;813000 wrote: Fighting is useless. Specially when you know that peace will prevail. Nabadda labadda dhanba markay macaan u arkaan buu dagaalku joogsanayaa.
  9. Xaaji Xunjuf;812996 wrote: Liibaan lasanod.com is not telling the truth no civilians were abducted as they claim only the armed Khaatuumo Guys Taasi waa caddaaladdii Xaajiga duriyadda
  10. Tolow muxuu national arm-igu uga takhalusi waayey mucaaradkan yar yrar 21-kii sano ee SL jirtey. Annagu yaabnay balse inta nabaddu ninba labo nin le'eg yahay. All I see that SL redrawing its map if they are only wise I may add.
  11. War naag weyn oo gaaban ogaada, hadda waa iga talo. Dumarkana waxaan kula talin lahaa inaanay u daymo la'aan ciyaalka xaafadda.
  12. Madaxweynuhu ku dayasho buu mudan yahay. Hablaha halkan ku jirana waxaan leeyahay, the wish of the third first lady needs to be respected.
  13. Since I've arrived in ATL two days ago. I've been suffering from allergy, chief among them consecutive sneezing, eye irritations, hot weather with humidity. However, the natural beauty of the plains of Georgia is splendid and evergreen. But how can one enjoy all of these while someone is dealing with all sort of issues? Ma rabo inaan idhaahdo: Atlanta daawo dacalada.
  14. Juxa, weliba daqiiqadihiisii waa ka dhamaadeen ma garanayo wuxuu weli irida u sii taagan yahay. lol @ Abtigiis.. Ilfuuronline = SOL.
  15. Sorry for my mishap, I mixed up the Suldaans of the clan.
  16. Maya, lama coloobin odayga iyo reerkiisa balse siyaasadda si ba'an baan isaga soo horjeednaa laakiinse dhegeyso khudbadda uu Carafaat halkan soo geliyey bilowga. Ta xagga geesinimada, qolo walba waxay rumaysan tahay inay iyadu ugu geesisan tahay markaa cudur keligiin ku gaar ah ma aha.
  17. The prolific writer got it wrong yet again.
  18. Waxaan tixraacayey khudbadda odaygu jeediyey mise maadba dhegaysan ee golaha uun baad ku soo dhejisay. Ereyada qoute-ka ku jira anigu ma lihi odaygaa leh.... kale horena waa kii lahaa wixii hal naaskeed gaadha reer Khaatumo ha tirtiraan bal labada Xaaji Cabdikariim kee baa dhab ah, kee baase clown ah, annagu yaabnay.
  19. "Waa in lagu dhibaa oo aanad wax dhibin, waa in al lagu qadiyaa oo aadan wax qadin" Mudane Xaaji Cabdikariim afkiisa iyo dhigihiisu islama shaqeeyaan amaba isma maqlaan haddaan si kale wax dhigo.