Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Wuu isku deyey Jamaal balse gabay sidiisii way u qoran tahay waase sheeko xariir. Tolow muxuu daraawiishtii ugu gabyi waayey
  2. Xaaji Xunjuf;815207 wrote: Lool@ Taleexi magalooyinka barakaysan noo daa haanoo muuse naabin eh Xaaji Siilaanyo wuu soo xajiyey waleh 2005anta allow ka aqbal waan u so duceyaa Madaxweynaha maalinkasta adna u ducee dee. Madaxweynahaaga waa u ducaynayaa oo weliba Alle u waydiinayaa inaanu Soomaali isku sii gumaadin. Laakiinse waano abuur baa ka horaysay
  3. Inkasta oo malkada xiis iyo maydh looga soo dego, muuse waa muusihiisii muruqa labo suule ninba si ku ah. Meesha Siilaanyo Xaaji ka noqday aakhiru seman in lagu jiro baan u gartay.
  4. Haddaa waa khayr ..... hadday masiibada Africa ku habsatay immune ka yihiin
  5. Xaaji-na split uun ba ka sheekeeyaa .. War habraha u baq.
  6. Let the artist do what he does best.
  7. I'm so pleased that they are in prison for a just cause. In their eyes I see saying Xabaal ama xoriyad sharaf leh
  8. Kuwaa yaryari nacnac bay u muuqdeen. Bilaash Sheikh Sharif uma dardarsan.
  9. Jacaylkii hore uu Abtigiis u muujiyey Somalina baan dabajoogay. Guys, fill me in... what caused such a figure to be banned?
  10. POW baa Khaatumo u qabsatay. Waase la soo deynayaa si dhakhso ah IA.
  11. Oo miyaa Somalina la mamnuucay beryahan waan maqnaaye? Goortee, goobtee iyo gefkee lagu mamnuucay waa hadday jirto'e?
  12. Sal fudayd Soomaalaan u ahee Silsiladii oo socotaan, sacabka u tumee Sorry bal an iraahdo hadday wax saxayso. Abtigiisna ma uu samrinoo Sadaradiisaa saa akhriyayee Suntii caashaqaa ku sii fidaysoo Insomniyada saamalaylkaa ka sii waashee Somaliaonline ku soo cararyoo Wixii sir u ahaa ku sifeeyoo Yartii Soomalinana dhegaha ka furaysatoo Sideen u galnaa nin sabir badan weeye. Cishqiga sidiisaba Cyberworld-kaa ka sii waaloo hanaankiisi suubanaa wuuba suuloo Skype iyo sms saa u xiimayaa seefaha u gurtee Sifaha Abtigiisna ma sii saafayee SOLers waa arkaan sida wax u dheceen Falceliskoodana waa la sugayaa..
  13. Aaliyyah;813836 wrote: Carafaat you forgot your one-clan state somaliland..oh wait qaran bay ku aheed LOL Aflagaadada ka daa qaranka
  14. Abtigiis: Qof nool ha ka rajo dhigin. There is always U turn in life.
  15. Carafaat;813687 wrote: Awdalland Seylac State Baligubadle State State of Salaxlley Oodweyne State Eyl Afweyn State Bulaxaar State(its bigger then Ras Cesyr) Sheick State Aynabo State Erigavo, Mayd and Xiis State Western Burco State Eastern Burco State Awal Bari State Gebiley State State of Allybaday State of Xaraf and Geel State of Berbera Saaxilland Did I forget any clan enclave? Waxba kama tegin. Waad ku sugtay.
  16. LA deserves to be liberated and as Xiin put it; all signs show that is a matter of time.
  17. Oo haddii Mudugba sidan barwaaqo u tahay meel dalka busaaradi taaloba ma jiree.