Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. J Peter Pham killed the piece. The guy is not only historian revisionist but the payroll of 'SL' .... Group-ka uu ku jiro waa baa ku baryey. With that said 'SL' has indeed experimenting governance over 2 decades while PL comes 2nd.
  2. Bueno, ahora we see things eye-to-eye. I was raised in Scandinavia thus know what Hollandia means. Even the proper name is The Netherlands as Holland is associated with some parts of the country not its entirety.
  3. Blue .... Haddaad mid ku haysid Alle ha kuu barakeeyo balse kaasi wuu gacan galay . Bal wiilkaana rag kale ha ku hor shukaansan, oo dhiig kar ha ku ridin, anigu haddaba kugulama talin arrintaas. Hollandia ku lahaa, mar baan ku aqal galay oo meel khayr iyo sharba lagu hayo bay ahayd. Do you work for the homeland security? how did you know I was in Atlanta mise halkan baan ku soo dhejiyey? ... if I did blame the seniority moment.
  4. I guess so saaxiib! in niche markets being dumped is highly probable but believe me is worth trying.
  5. Bluelicious: Anigu kor iyo hoosba wax kuugu sheegay, inaan kugu daadiyo baad igu kelifaysaa... Btw,. that thing called shukaansi in my books is like an open market - A capitalism one - that is not to say seduction is exercised similarly around the globe but in the western world that we found ourselves in.... where shukaansi doonayaashu gather, both males and females, and trade their feelings, lusts or caashaq digaagooda engraved their shallow excitement ... thus, if you are saying in the magnificent market with threats and opportunities, I've to yet be dumped, where in the world are you living in?., oh girl, what fun you are missing, haddaba waa kuu digay anigu, the earlier you learn how to manage the daadiska the better prepare you are for life's future homeworks ... The moral of the story, go out this weekend, and by all means get be dumped and we shall discuss your experience on Monday.
  6. Haa, beryahan murti badani ma jirto ... gabadh baad ku oranaysaa waa kaa helay, markaas bay kuugu jawaabaysaa, say Wallahi ... intaa ka dib haddaadan been dhaaran waa ka sii jaqaafi.
  7. Wuxu edeb daranaa .. xaggee bay wasiiraddu faraha kula jirtaa .... anigu I pass it on to XX.
  8. Showqi - Tani waxay i soo xusuusisaa sheekadii magaalo joog xumo ee ahayd -- naa waxaa tahayba anaa iska kaa biyo biyaysanayaa .. oo cashadana bixinaya ee qaylada jooji ... markaasuu cabitaan koka kola ah oo furnaydna ku yiri gabadhii ... bal haddaa bill-kaagu high ahaa ee jooji cabitaanka aad sii labo lisayso ... markaasay ugu jawaabtay walaal mar haddaad furto wuu kugu khasban yahay inaad wada bixiso ee haraad ha igu dilin Bluelicious: Meel aan laguguba daadin meel rag door joogo ma aha.... Alla maxaa weli nolosha kuu dhiman haddaad suugada halkaad cusbo kaga dari lahayn aadan ku darin sonkor, shaahana cusbo ku karin, hooyadaana dhihin gabadhadaydii waa la galay beryahaan oo mingis kaa tumin yaa is gaarayba .... Haa, Showqi told the truth .. bal qof shaahii laga bixin waayey weli soo taagan Illaahay amarkiis waa halkii Wiilwaal'e ... tani waa amankaag. Sheekada layguma daadin waxaan aqbalayaa oo keliya hadday da'daadu u dhexayso 9 ilaa 11 sano .... wixii intaa ka soo hadha shimbirayahow heesa baad waddaa.
  9. Sheeko xun ma aha ... qori ku dagaalankii waa dhaantaa.
  10. Bluelicious;820338 wrote: LOL. You could be right, some people are like that Dadka ha ka waalin adiga waa lagugu daadiyaaye ... life goes on
  11. Showqi;820335 wrote: I think the Pretty Boy was trying to exercise odhaahdii Soomaaliyeed: Qof weyn tag lama yidhaahdee wuxuu ku tago ayaa la tusaa......... Fadlan dadka far waaweyn wax ha ugu qorin.
  12. *Blessed;820304 wrote: LOL. Waxay ka xanaaqday coffee-ga iibso laakin markuu naag kale ku dul shukaasaday way u dul qaadatay. Waali cas. haha Oo weliba si hufan u xawaashaysan.
  13. Wyre -- Saaxiib dhibi ma jidho hadday jidhana ma buudhna/buurna whichever is permissible. Prof. Togane, I think haddii theater-ka Muqdisho qaraxyada qarsoodiga ah laga daayo, masrixiyad casriyaysan oo Jerry Springs show-giisa la hal maasha wuu soo bandhigi karaa... Prof. Togane, maskaxdiisa macaankeedii sidii la rabay uma muudsan... ... Ta kale, anna meesha ka sii soco baan is lahaa, oo madaxaa igu xanuunay adna haddaadba baroosinka dhigatay Allow Alle.. Talo ahaan Aspirin iyo Tylenol soo diyaarso.....
  14. nuune;820247 wrote: Carafaat , siyaasad waxba kama taqaanid, sxb, no, weerar kuguma ihi, laakin siyaasad waxba kama taqaanid, siyaasad waxbaan ka aqaanaana kuma dhahayo waayo siyaasad waxba kama aqaano anigu laftirkeyga, markaan ku leeyahey siyaasad waxba kama taqaanid micnaheedu ma ahan qabiil waxba kama taqaanid, ee siyaasada dadkey taqaano u daa, adigu iskaga har, hadalkeygana haka xumaan waayo siyaasad waxba kama taqaanid, waana run oo siyaasad waxba kama taqaanid, mar labaad, siyaasad waxba kama taqaanid ee aayar sxbow iska fariiso, siyaasad dhan waxba kama taqaanid. Tolow Nuune Kewboard-ka uu isticmaalo xaggee laga helaa?
  15. Dr. Gabose is a great academician but he is misplacing his priorities he should've taught in the Medical faculties of Hargeisa and Amoud Universities.
  16. Xaaji Xunjuf;820214 wrote: Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay. Ha ka waalin Khaatumo - lixdaas baa ka badan waa halkii uu ninkii reer bari ka lahaa ... Boowe aa ka dhergey
  17. Xaaji: Ma aqbali karno in duriyadu sida **** is qabqabsato. Wax kasta, oo is khilaaf ah, waa in rug-ga hoostiisa la geliyaa sidii aynu ku caana maalnay. Reer koonfuriyaanka cudurkooda inaga ilaaliya. Kuwa reer Khaatumo ee aad la qaxwaysay dee sidii xidhiidh wanaagsan beelaha deriska amaba maamullada deriska ahi u yeelan lahaayeen bay ka shaqaynayaan.
  18. Faarax-Brawn;820216 wrote: LMA0#Shiid. and "Nah" maleh :LOL Modesty,was a character. .wonder where she is @ @Faarax-Brawn dookh xumaa ... ma Modesty baad date garayn lahayd... @Nuune, Ishaad ka riday.
  19. Oo maxaa shaaha uga bixin weyday .... cakuye dumarkan that are sandwiching both cultures ... I'm so proud of you you at least gained some first hand experience........
  20. Xaaji Xunjuf;820103 wrote: President silanyo was there he gave a speech so he was there. As for ina cabdulqadir he is not a bad guy problem was he had his own problems with his own party.He is a good man ina cabdulqadir talyane Problem was he was more mucaraad than faisal cali waraabe and when that happens dee markaas jamac shabeel baad is dilaysaan iyo xirsi. Any way lets hope he will be fine. Laakin madaxweyne silaanyo is a statesmen yaan la eedeyn. Waxad xagxagatan ina kaahin ina biixi jamac shabeel iyaga xisbiga ka masuul ah. Waryaa Xaaji..... Duriyaddu hal cadow oo Khaatumo ah ha yeelato tafaraaruqa naga daaya ... saaxiib. See camaleeto.
  21. AYOUB;820120 wrote: It's not as easy as that. The way he was treated was wrong and unnecessary. There are clannish folks out there who want revenge because they feel a gauntlet has been thrown by the likes of Muuse Biixi. Ilaahaay ha qaboojiyo cos it could easily take turn for the worse. Ma haddaad ogaatay inay clannish tahay?
  22. Wadani;820082 wrote: Che its well known that they are the majority. They inhabit one of the largest uninterrupted landmasses of any Somali subclan, spanning east of Ceerigaabo all the way to Wardheer. Hadday qolo waliba tiraahdo meeshaas ilaa halkaas baanu deganahay ... tolow yaa minority ah?.... tani yaab xitaa ma'aha, waa amankaag.
  23. Ahhhahah... Togane waa Togane .... Dadka Mudane Togane serious-ka u qaadanaya baa igaga daran.