Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Abtigiis: Waxaan sheekadaada u fahmay inaad PL ku kacsantahay, ood rabtid inaad dadka ku dirto, ee aadan gabadh reer PL ah jeclaan balse sida ereyada aad wax ku sifaynaysid iyo hadafka aad halabuurkan ka leedahay isula jaan qaadayaan waan la dhacay. Si kastaba ha ahaatee haddaan jeclaado mid reer PL ah sidan hoos ku farshaxamaysan baan u mala'awaali lahaa...... to be continued ..
  2. Bluelicious;822833 wrote: Since you are so gifted with a creative writing talent mashallah. I need you to help me write a love letter to someone that's if you want to and got the time for it Dee siduu naag isaga dhigi karayaa? yaabnay....
  3. Do you have problem deciphering the written word? I said " withing an agreed principles with regards to relevant parties" I mean if Ximan & Xeeb iyo Galgaduud u arkaan to unite with Galmudug I see no problem with that....
  4. Xaaji Xunjuf;822451 wrote: Now that's going to be a match tonight so who is going to win:D Call it night tonight but it is my morning ..... I'm cheering for Chelsea....
  5. It is not a bad thing if Galmudug expands within an agreed principles with regards to relevant parties.
  6. In all fairness, I would give them passing grade .... the potential to be something bigger and better is there nevertheless. Well done Khatumites.
  7. Our choices are limited .... Reality is forcing us to compromise and live together in peace.
  8. Habar dhali waydey aleelo ku waalatay ... Elders do not represent Khatumo admin ... Xaaji seed wax u fahamtaa ,,,,,
  9. Have fun guys ... kuwo kale qabriga bay hadda u gelayaan
  10. Showqi;821884 wrote: The entire country is yours so why I are you selling yourself short and choosing only a tiny part??? Well put ... Y I ask as well? the mother of all ironies ....
  11. Che -Guevara;821844 wrote: What about pregnanct Farahs and their chicken legs Aflagaada ragga ka daa.
  12. Ahhahah .. JB ... kaftankaad ku fiican tahay siyaasadda madax xanuunkeeda inaga daa.
  13. Went to school in Sweden and worked in Finland -- therefore, I speak Suomea & Svenska .....
  14. Blue ... anaa ku haysta ha isku keen dirin ... inay xoogaa shilistahay bay ii sheegtay.
  15. Abwaan;821579 wrote: Taleexi shuruuduhu weligoodba way jireen ee meelo ayaa fast-track ku qaatay meelo mudnaaba lama soo agmarin. Waxyaabaha ugu yaabka badan ee aan maqlay waxaa ka mid ah nin ayaa berigii dowladdii shibilka ahayd tuulo uu ka soo jeeday degmo ka dhigtay si uu kursi baarlamaan ee uu ka soo galo halkaas uga helo. Sidaan dad xog-ogaal ah ka maqlay, mid kalena waxay tahay masuul dowladdii mileteriga ka mid ahaa ayaa dhaqaale uu dowladda Soomaaliyeed ka lunsaday inta tuulo ciddiisu degannaynd ka dhisay goobihii shuudaha degmo buuxinayey oo dhan muddo yar gudaheed in loo saxiixo degmo dalbaday sidaasna degmadii lagu sameeyey. Aniga aragtidayda haddii aan la is yeelyeelayn waa la garan karaa meelaha mudan degmooyin iyo meelaha aan mudnayn wakhtigan, anigu hadda maba ku talinayo in degmooyin cinwaankooda lagala noqdo. Gartay ... waxaan moodayey inaad dadka qaar degmooyinkooda kala noqonaysid. Teeda kale Hiiraan ma aha gobolkii ugu horeeyey ee la kala qaybiyo ... South Togdheer waxay noqotat Cayn, Mudug baa laba maamul ka tirsan ... Sanaag is divided into several pieces ... the list goes on.
  16. Xaaji Xunjuf;821639 wrote: Waxay akhirka gaadhi doonta in tuulooyinka la kala qeybiyo si mamuul goboleed loo dhiso. Adaa bilaabaye wax ka dheef
  17. Two admins should live side by side in peace. 'PL' leadership laf bay toobin ku haysaa waxaana ku waanin lahaa inay ka waantoobaan wixii hagar daamo u keenaya maamulka deriska la ah.... ayna waqtigooda geliyaan horumarinta deegaamadooda.
  18. U raise a good point. Not only Khatumo but all players in the north need to have their say for the sake of finding a lasting peace in our country. Wadani: I don't believe these discussions are going somewhere as long as 'SL' occuppies some parts of Khatumo and claims all of it. A precondition, 'SL' has come terms with its constituents - and tell them her true capacity that is that they represent their clan alone ...wixii intaa ka soo hadha waa indho unmero uno qarnigan 21-aad.
  19. Wyre - Xusul baruur iga dheh... I call it moms in motion ... Exercise is and I tell them go for it by all means.