Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Abwaan: Yaa tolow lyrics qoray, yaa ku luuqaynaya yaase laxanka saaray ?
  2. Waan sii wadayaa akhrintiisa haddaan meelo saluugo la mid ma'aha inaan ka soo horjeedo geedi socodka Soomaalida.
  3. Mukulaalow: Waxaad tahay the best script ever oo weliba die-hard secessionist ah
  4. Xaaji Xunjuf;825238 wrote: Every one is a Nabadidiid isbaariste dad qalato Somalidiid Qarandiid laakin ilma dastuur wa kheyr samada laga so hindhisay cajabay cajiib. Bal in cajabeey cajiib tahay XX baanu isku si wax u aragnaa!!
  5. Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution. Cutubka 2aad (Jinsiyadda) Qodobka 9aad Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta 1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali. 2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin: a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta. 3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad. Qodobka 10aad Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda 1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn. 2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale. 3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa. 4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin.
  6. Taa ma shaki baa kaaga jira waxaadse igu dishay markaad tixraacday Prof. Samatar
  7. Gheelle.T;825189 wrote: Haddi ay PL diidi lahayd contitutions-ka malaha inta hadda diidan way taageeri lahaayeen. Guddigan qoray PL waxay ku lahayd fraction, maxaa dusha looga saaray waab yaabe. Ma ha layska hubiyo baa dhib keentay. Teeda kale saaxiib macaanka reer PL ku arkay ee ummadda inteeda kale ku arki weyday waa maxay waa arrin qofku qoonsan karo.
  8. xiinfaniin;825147 wrote: lol@now it seems its the time of a new breed of warlords, The professors. Culumaa cannot oppose this. This is one of the most comprehensive constitution ever written by Somalis. Consider following snippets in the draft constitution: 1- The official religion of the State is Islam 2- No Somali Muslim can change his or her religion 3- No religion other Islam can be propagated in Somalia 4- The Law in disagreement with Islam can be adopted by the Somali parliament Adeer one cannot oppose out of ignorance, but when one reads the constitution one finds it rather reflective of the current political realities, and in agreement with the principles of Islam and Somalia social values. Bal car wakaase hasoo baxeen oo ha mucaaradeen, substantively . Si baad isu hubtaaye ma'adaa qoray mise faataxada baad u xafiday .... War car carta jooji .....Waanu akhrin galdaloolooyinkoodana halkan waanu ku soo dhejin...
  9. Carafaat;825178 wrote: We want the official TFG published version. Not the illegal pirate version Xiin rewrote and posted on his clan website sanaagmedia. Carafaat waad isku dhex yaacday.
  10. Haa inaadeer meelo ka mid ah baa iga amankaagiyey. Meelaha lagu xusay in qofkii ku dhasha Soomaaliya uu si toos ah u noqonayo Soomaali markaa waxaan ka baqay xuduudaheena Afrikaanku iska soo buuxiyaan marka fooshu qabato dabadeedna dadkaasoo dhami reer Puntland sheegtaan oo codka nagaga shubtaan !!
  11. Source: Ma adigaa kan qoray adiga oo raali ah.
  12. Taleexi

    Ha I Furin!

    Juxa;825013 wrote: I just can't imagine Somali woman saying please ha ifurin The man waa dayuus Juxa: Saaka malaa maad qaxwayn !
  13. Taleexi

    Ha I Furin!

    Thanks guys.. Wyre : Maya ma qorin wayse wacnaan lahayd sidaa heerka sare ah, ee farshaxamaysan, ee qoraa Deeq ugu fara yaraystay inaan wax u gudbin karo. Anigu beri baan gabadh jeclaaday markaas baa kulankayagii iigu horeeyey aan indhaha ka fiiriyey, mise wax laga jeensan karo ma aha, dhabannadaan ka eegay mise kaba daran, intaan Alshabaabku ina qabsan bay ahaydoo dumarku guntiino iyo dirac waxna ku tusaya, waxna kaa qarinaya bay wadan jireen, oo aniga oo aan is ogayn baan arkay indhahaygii oo hoos u dhaadhacay markaas maba ogiye show gabadhii waa ila hadlaysaa, doqon aan dantiisa sheegan karayn bay i qortay oo dabadeedna iska sii jaqaafisay. Maalintii, xigtay, anigoo diyaarsan oo B, T, iyo J ilaa Y siday isugu xigaan u xafidsan waxaan u sheegi lahaa bay i hortimi, illeyn nin sida Axmed Deeq afkiisa ku ciil bixi kara ma ihiye daawasho uun baan ugu dhaqaaqay dabadeedna quus bay i qortay illeyn gabar garoorkaaga meeqa waaye la oran waayey baa ugu darane ! Axmed Deeq baa sheekada iska leh calaa iyo xaal haddii aanan sheeko bililiqsi doon ahayn Blessed: Adiga ma kolay qumaynimadaydu wax ku yeelaysaa kuwa "say wallaahayda" baan beryahan ku mashquulsanahaye .... adiguse odayga wax Ha I Furin arrinta gaarsiiya ha ku samayn
  14. Carafaat;825127 wrote: Marka hore meeyay official final draftkii constitutionka? Ma Xiin iyo pirates kaliya ayaa la tusay. You don't worry Carafaat - Gacmo aamin ah buu ku jiraa.
  15. Good night ... caawa wayba ila tagtay.. Allow sahal ummuuraha!
  16. Marmar baa waxaa ku qabanaya dib iskuulka ugu noqo fashion-ka ku takhasus ... haweenka England ma sidan bay u lebistaan?
  17. Taleexi

    Ha I Furin!

    Wq. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) April 30, 2012 Waa habeen badh hurdana haba sheegin. Laabtu way hugmaysaa. Maanku way ducanayaa. Afku way hud hudayaa. Qallinkuna qoraal diid ee haddaba maxaan sameeyaa? Horta dhacdooyinka murugta leh maxaa igu weegaaray aniga? Sidii ay dhiillo ii timid maxaan dhabanada la haystaa? Maxaa ii diiday inaan ooridayda Aniisa si habsami ah isaga ag seexdo? Ma garan karo, laakiin sheekadan intii itaalkay qoraalkeeda waan ka meermeeray, inay igu koobnaatana waan isku dayay. Hase yeeshee, waan ka gam’i waayay oo waxay igu noqotay waran wadnaha igaga likaysan iyo waajib tunka iga saaran. Taasaa u sabab ah inaan kuu soo bandhigo ee bal illa dhugo. Bal halkan ka sii akhriso http://wardheernews.com/Sheeko_Gaaban/Axmed_Deeq/April_30_12_Ha_I_Furin.html
  18. Qandalaawi has a point the TFG & 'SL' talks are overrated. The TFG has to prioritize its deliberations ....
  19. Showqi: Magacaa jir ma shukaansi baa real ah ... planet-kee baad ku nooshahay?