Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. How did u calculate that magic number? Aniga da'daydu waxaa weeye; labadii labaatanaad wax baa iiga dhiman
  2. Narniah: Ka dhaaf masaajidka ciyaarta
  3. Nin haween wanaagood waa kii ka xanaajiya ... badankooda dabinkaas bay ku dhacaan oo sidii raggu wax u rabay bay u dhacaan... Illeyn haween raggooda ma bartaan. Ruala: Ha ka waalin dumarka waxaas oo tools ah hadday qaataan iyagaa wax ku waayaye
  4. Waxaa ka daraan lahaa haddii wiil & aabihii wadaagi lahaayeen?
  5. rudy-Diiriye;826023 wrote: no tequila!! so sad. Lástima que digo
  6. Cinco De Mayo JB ma yaqaan e ka daa...
  7. Chimera - If I may follow up.... there is a trend in the diaspora that girls are pursuing school iyo waxaan loo joogin and getting marry late or not-marrying at all --in another words their say-wallahi time frame is been abused and extended beyond believe -- therefore, i would suggest that girls book Turkish Airline to Mogadishu oo wax ha iska soo xushaan koleyba dhul dhicimaayaane...
  8. Supply and demand iga dheh... so the business is booming in correction facilities sector...
  9. I hope so Nuune... Koleyba anigu diyaar baan u ahaa in muddo ahba.
  10. Peace is within reach ...ee su'aashu waa ma fadnaa?
  11. Mar walba kursi isma daba wadi karo haddaan u baahdo inaan shumiyo. Cakuye naag dheer.
  12. Wyre ... haween baa weligii rag isku gubi jiray yay Xaliimadani inoo been guurin . Teeda kale if Blue isn't a shorty she is all yours ....
  13. Dr. Ali la garay bal muxuu ku diiday Prof. Samatar hadh iyo habeen buuba PL amaanaaye!
  14. Xaaji Xunjuf;825300 wrote: Taleexi Taarikhda hadaynu dib u raacno Cali Mahdi ama Cali naafto sidad u taqanin. Madaxweyne ku sheegi 1991 eeh Somalia ayaa lugu yidhi Somaliland gooni isutaag bay ku dhawaqeen markasu yidhi afkooda bay ka yidhaheen this was 1991. Abdiqasim Salaad Boy ba la doortay in 2000 in Djibouti Somaliland ba la weydiyey he said wax Somaliland la yidha ma jirto aniga u taliya isagu hudheel Jabuuti ku xidhan. Cabdilahi Yusuf ba soo maray isaga la weydiyey isagu Qabiil babu ka dhigay oo wuxu yidhi walaalahayo with a mudug accent walalahayo Duriyada waanu jecelnahay isku taarikh baanu ahayn xiligi siad bare Waana la heshiinayhayna hadu alleh idmo, Taarikhdu maskaxdayda bay ku taxantahay. Hada we have Ministers in the TFG who don't really oppose Somaliland quest for recognition,we have clan elders in Somalia who support Somaliland quest for statehood we also have several clan states in Somalia who support Somaliland ,dadki way soo burarugeen adeer, oo waxay fahmeen inanay Somaliland waxbana kala maqnayn waxbana ku so dari karayn:D Sharaxaad dheer baad bixisay balse waxaan kuugu celinayaa waqooyigi afar ilaa shan maamul buu noqonayaa ee markaas hadhow yaan la odhan malaa reerku isla joogo baa fiicnaa.....
  15. Dhib ma jiro sidaas si la mid ah uun baanu Khaatumo Soomaalida kale uga dhaadhicinaynaa yaa Xaaji... bal meesha ay ku danabayso hadhow aniga ha igu eedayn....
  16. Ma sheeko marqaankii baa Abti?...... Khayr baan idiin rajeynayaa.
  17. ahahhaha ... inaanay taageerin baa u roon if they only knew.
  18. Somalia;825284 wrote: Why do you say that? Sidiisii baad u hadlaysaa.... Soomaalidu ma kala fiicna .... if you don't respect others .... expect not others to respect you.