Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Faroole xaq buu u leeyahay in la soo mariyo xubnaha Soomaalida barlamaanka u gelaya haddii kale waxba ka socon maayaan.
  2. A_Khadar: Ma baratid Duke... Waa qawda maqashii oo waxba haw qaban.
  3. Some of the aforementioned mentioned elite I'm not inline with their political philosophy!
  4. SOL Nomads xitaa awliyada way u geyaan ... War XX dhiga.
  5. General Duke;855055 wrote: You are more than welcome. For Duke even in this site has spoken out against the secessionists, while you cowar and speak tough only against your fellow kinsmen....| I've no any remarks to add to this but your efforts are both noticed and appreciated
  6. War dadka yaan loo been guurin. Madaxa yaan la'iskaga ciyaarin .. goormaa raggii sidan u ba'ay .. qaar baaba transplant ka hadlaya ...
  7. Thank you Iimaan Faroole and Duke for your hard and selfless service.
  8. I hope in ay noqdaan kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca... Oo sidee wax lagu qaybiyey horta ma sida qabiilladu u kala koreeyaan bay u kala kuraas badan yihiin.
  9. Markuu mudane Shariif madaxweyne noqday wuxuu ka xayndaabmay xaqiiqada wuxuu ka adeejiyey la taliyayaal fikir gaaban.
  10. Waa sheeko fiican hadday Khaatumo isku raacday raggan. Qaar aanan ku dareen baa jira balse waa inaan tixgeliyaa doonista madaxdhaqameedka xilligan kala guurka.
  11. From Macallin dugsi to madaxweynanimo - innaanu macaanka bahasha sidaa uga degayn waa garanayey. Go Shariif go!
  12. Anigu Jaamacadda Muqdisho baan iska xaadirinayaa?... Horta Abwaanow xisbigee baad adigu ka tirsan tahay ma Islaax mise Hiilqaran?
  13. Shariifku wuu joogayaa, Dr. Baadiyow-na wuxuu noqonayaa Ra'isal wasaare. Ma isku ciyaaraynaynaa!
  14. Abwaan;854609 wrote: War waddankaani waa naga badan yahay ee maad naga deysaan tafaraaruqa! I am sure magaalooyinka aad hadda wax ka soo qoraysaan oo aan filayo in badankeen aanqurbe joogno, haddii la dhaho halla kala gooyo qaar baa naxdin la suuxi lahaa, haddana tuulooyin cidlo ah kala xigsanaya. Qarxiska dhaaf. Kuwo yar yar oo brainwash lagu sameeyey baan u caqli celinayey.
  15. Ahaa, Che adigu ma fahamtay?!
  16. Juxa, ragga aan ka midka ahay ee waraabayaasha u eg ha u gefin !
  17. Abwaan: Nasiib xumo - Bidaar khasab ma lagu yeesho ee waa loo dhashaa ... markaa intaad bidaar ka yeelanaysid dad badan raadaarkooda ma soo gelaysid
  18. Sooner or later PL will get along with Khaatumo State. Mr. Faroole doesn't get it though.
  19. Bidaarta iyo dumarka lama kala dhexgalo. Beri baa mid yari iga heshay dabadeedna waxay igu tidhi macal asif waqtiga waa kula riixi lahaa balse bidaar ma lihid habeenkii danbe bidaar man made ah baan la shir imi waxaanna ugu sheekeeyey awalba waa lahaa, oo burukaa iigu jirtay wixii intaa ka dib dhacay halkan kuma soo dhejin karo.