Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Women empowerment seems to be a lucrative business in our community. - Xoogaa xawaashayn ah baanse sheekada ka dhadhamiyey, qof sideeda oo kale ah (yacni indhuhu u furan yihiin, haysatana adeegyo si fudud uga samatabixin kara dacdarada haysata) ma aha wax sahlan in lagu khasbo inay qof nafsadeedu diidan tahay la noolaato - haa hal asbuuc iyo wax la mid ah khasab-raaxaysi guureed waa loogu been guuri karaa balse inay sii joogto waa lack of courage at its best.
  2. They did the right thing methinks!. And I wish them the best in their next endeavors in life.
  3. The professor remains innocent until proven otherwise!
  4. Waxaan maqli jirey qofka qurbaha aadaya oo loogu duceeyo Rabbi dadka hooyo iyo aabbe ha kaaga dhigo, oo albaab kasta ha kuu furmo. In jaranjaradana Alle ha kuu sahlo/korsiiyo lagu daro bay ahayd ducada.
  5. NGONGE;857277 wrote: Stuff and nonesense. Rehab centers must face overflow of patients!
  6. Showqi -Cali uraaye waa ka xanaaqay saaxiib.... War xaggee hilib waraabe ka helaa it must be the hottest dish in the corner.
  7. WardheerNews August 13, 2012 The situation in southern Somalia is both promising and perilous. It is promising, on one hand, because Al-Shabab fighters have been retreating and losing ground. Today, they do not control Mogadishu, Afgooye, Hiiraan, and parts of Gedo. The exception is Kismayo, the only major city the group still controls. The Kenyan contingent of the AMISOM forces has practically not made much of a progress in capturing the port city of Kismayo, a hub for the al Shabaab militant forces. Mogadishu has seen a measure of safety after the militants were expelled. Residents in the capital are openly able to run their businesses. There are also many Somalis from other parts of the world returning to Mogadishu. The situation is perilous, on the other hand, because liberated areas are suffering from poorly-organized local administration and lack of safety, and, hence, no law and order. However, Al-Shabab fighters are still able to operate and carry out assassinations in areas controlled by the TFG with impunity. The militants have been successful in melting in with local populations after their ignominious defeats. There is still pervasive fear of the radical group in the South. Moreover, the rate of political assassinations has skyrocketed in Mogadishu. Journalists, artists, and politicians are regularly targeted. The South has been experiencing a new phenomenon: the TFG armed forces are killing, raping, and pillaging in the liberated areas too. Whereas Al-Shabab imposed strict and draconian rule in these areas, there were, at least, no armed robberies or rape reported. Many of these residents are now wondering if they were better off, after all, with the hated Al-Shabab. There is also the fear that southern Somalia could resort back to lawlessness and warlordism. Read more at http://wardheernews.com/Editorial/13_count_down_WDN.html
  8. Ma saas baa!/, ma nambarka fariimaha halkan lagu soo tuuro baa codaynaya?... By the way, ma rabo inaan codka Khaatumo ee SOL bililiqaysto haddayse afhayeenkooda ii doortaan go'aanka Khaatumo waa soo dhejin laakiin inta taa ka horaysa codkayga qof ahaaneed uun baa ii furn.
  9. Life is a gift thus, cherishing or abusing it is one's choice.
  10. Sharif & Abdiweli waa mahadsan yihiin muddadii ay dalka u adeegeen balse inay soo noqdaan dani inooguma jirto.
  11. Oo maxaaba soo hadhay. Waaba naag la'aan ahow. Aniga kuwaa sms-kooda tirtira igu ogow.
  12. oba hiloowlow;855356 wrote: *^^ man gtfo ninyahow the likes of you are pathetic walahi bilahi acting wadani but inside qabyaalad baa la karkaree let me mention qeybdiid,caalin saa uu karkaari doontid ninyahow hana dambaajin waa ramadanee Malaa Illaah in charge ma aha marka ramadaan la dhaafo, Oba?
  13. Yuusuf Garaad waa run dadkiisuu wax la qabaa waxaanse ka baqayaa siduu BBC-da ugu gabood falay inuu dalkana maqaaxi uu leeyahay ka dhigto. Anigu waxaanba qabaa inuu SL iyo PL u naageeyo - Waa fikrad ka duwan ta Abwaan.
  14. Maaddeey ha la ii daayo hadda Al Islaax buu u oleleeyaa mise tolow ahlu sunna bay ahayd.