Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Cajalad baa kaa dhex hadlaysa bal markay kaa danto isku keen soo warceli.
  2. Mooge;859485 wrote: abdikarim was relegated to translator thanks to galeyr who stole his seat. Sidaad ku ogaatay?, illeyn ciyaal loogu sheekeeyey SOL ka ololeeya baa kuugu daran.
  3. General Duke;859693 wrote: Don't thank me, direct all applause to Faroole as many here believe he was behind the selection of Edo Saado Ali... Xaasha, weli waa miyir qabaa. Saado inuu Faroole soo doorto ka xumi balse inay barlamaanka gasho waan taageersanahay.
  4. Horta Duke wax sharciyi ma qabtaa? mise hortaa banaan buu u socdaa!!
  5. Mudane Dabagooye and Cabdisamad (adeerkay) have no clothes and need to leave Khatumo affairs alone.
  6. Abwaan;859470 wrote: lol....Dee waa runtay, Aniga Abdiweli haddii uu soo baxo again waan la shaqayn adna haddii lagaa raayo waa inaad nin kasta oo Soomaali ah la shaqaysaa? Mooge waa Mooge uun ... su'aal adag baa waydiisay !
  7. Haddaadan xiishoonayn waxaad doonto samee comes to mind. Classical abuse of morality and modesty per excellence!
  8. Prof. Galaydh syndrome baa dad badan faro ba'an ku haysa!, I've my differences with the Prof. balse dad badan oo Duke and co. la cararayaan lalama simi karo.
  9. U malaynmaayo ina Faarax inay mar danbe kabo la'aan soconayso... Maxamed wuu da'daalay balse haddii gabadha halkan lagu soo dhejiyey walaashii tahay waa wax laga naxo Mo Foundation ha siiyo caawimaadda ugu horaysa ilma Faarax.
  10. Abwaan: Muqayilnimadu kuma jirin waxyaabaha diidaya in masuul la noqdo ... adigu maxaad Juriqle ku diidan tahay.
  11. Habarta orordaysaa igawalla exercise badan bay samaysay... Oo Illeyna ma ooyay !, intuu ooyayo inuu sida habarta orordo bay ahayd baruurtu ha ka dhacdee
  12. Warbaahintiina goormay waxay sheegto nowdeen?
  13. Abwaan;858654 wrote: Shariif Xasan muxuu ku qoslaa, Wakhti lagu jiro dhaarin? Xitaa habeenkii baa la isla gaarey. Sakiin wuxuu ku qoslayaa ma dhaar baa wax iga taraysa horaan boqol mar u soo dhaartaye!
  14. Abwaan, and to me Somaliland is Ngonge's family admin - Keenee saxan, waa yaabe?
  15. Khaatumo is just doing fine as of now but if they don't sort out their differences, don't prioritize and be selective in their political deliberations they may not realize their political potential.
  16. Saado is a deserving woman to be an MP. She is a progressive woman who has remained objective to her believes throughout.
  17. Maaddeey;858166 wrote: Qabiilkii dumarkoodu aysan rabin iney xildhibaanno noqdaan, ma lagu qasbayaa?. Haa.
  18. Waa history lesson bilaash - Qayil baad igu leedahay markaan is aragno.