Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. @XX - Majaajiliiste baad ku wacnaan lahayd, hadda ka hor ma isku dayday?. Somalia fits us squarely, let us respect the government and the professional constitution of the land - if we care moving forward.
  2. Taleexi

    X Ku taal

    Ma bun baa saaka kugu maqan - koleyba hilib caddiinkii gobollada dhexe ma arko its effects'e.
  3. Taleexi

    X Ku taal

    Subaxaan inaad xarbaysoo Xumaha iyo samaha tilmaanto Oo aad xaasidnimo xumayso Xasan xarbigiis ku xaasho Xifaaltan aad ku xiiqdo Maxaa xummaddaan abuuray? Ma xisaabihii baa wareeray? Ma Xasan baa xilkii gabay? Mise anigaaba xiddigaha galay? Mise SOL baa xumaatoo Abwaan X-duu xeer ka dhigayaa?!
  4. Taleexi

    Laila Adem

    Ducaysane;886315 wrote: gabadhu ma in ay heestay rabtaa? Saas baan is iri markii hore inay ooyayso baan mooday.
  5. Wax bxintu foqornimona kuuma keento, taajirnimana kaama kaxayso. Wax ha lala baxo.
  6. wyre;887003 wrote: I wonder are there single ladies in SOL yet You are a day late and a dollar short, saaxiib. Afkaagana hagaajiso, habro ma hareen dheh, this thread was engineered in back 2001.
  7. By Abdisamad Mooge “Kayse” Tuesday, November 06, 2012 The green, white, and red flag with a centered black star, inspired by Ethiopia’s regional flag of Gambela, has been flying in some parts of northern Somalia since the collapse of the central government more than two decades ago. Proclaiming itself as an independent state from the rest of the country and the successor state of British Somaliland protectorate, Somaliland has failed to gain international recognition after long 21 years of self-imposed isolations. Read more: http://hiiraan.com/op4/2012/nov/26728/time_to_end_transition_rule_in_north_somalia_somaliland.aspx --- I found this to be a good read. Read it in bipartisan mind
  8. This is too much negative campaign. There are some legit concerns to be made against the political maneuvers of the president towards the formation of Jubaland but labeling our president a HAG fundamentalist isn't only an absurd but wrong.
  9. Freedom of expression at its best, as said others should learn from it. I may reiterate the remoteness and illusiveness of this dogmatic secessionism will hunt down the aspirations of these masses many years to come. Leaders of the enclave have to adjust the political oscillation of the nation.
  10. Xaaji Xunjuf;886975 wrote: Bal si kale an u dhigo Madaxweynuhu hadanu ahaan lahayn beeshu ka so jeedo oo u noqon laha Beelaha ka so jeeda budhlayn, Ma kula tahaay madaxweynaha oo wefdi u diray kismayo in la odhan laha meeshan ma so gali kartan.? Maxaad ka helaysaa colaadda aad hurinayso?
  11. Vsabba;886981 wrote: I couldn't stop laughing at the bacaac comments.. Lol @ Vsabba.
  12. Xaaji Xunjuf;886835 wrote: Somalidu waxay tidha xaq lama rabe eeh xal ba la raba. . Is Hassan your president?
  13. Taleexi

    Jacbur

    Che -Guevara;886797 wrote: Taleexi waa in gabar Taleexi looga raadiyaa. Che, arrintu intaa wey ka weyn tahay
  14. Taleexi

    Jacbur

    Ma anaan Abwaan dihin Ma anaan agtiisa eedaymo badan mudan Ma anaan afkay i xirin Ma anaan Blue ammaanteed Ma anaan ayaan wadin Ma anaan ibtilo dhigin Ma anaa, ma anaa, iyo afarley miyaan wadi? Abwaan halkaa ku jooji ha i kashifin
  15. Taleexi

    Jacbur

    God bless say wallaahida -- Blue, DC baad u baahan tahay.
  16. Waa ayo waayeel, waa innaga oo aan is yeelyeelayn - Mar hadduu Somaliland iyo Puntland haysto ma power base baa ka maqan?
  17. Taleexi

    Jacbur

    Magacaa jir - afka ha ii gelin jacayl ima hayo - Rabbi waa iga koriyey markuu jacaylku kac-fadhiga ii diidi jiray..... Xiiso baa i haya ... jacayl maya!
  18. Thanks XX for your feedback. So, are you saying he is only a president for central and south of Somalia not the entire nation?
  19. Taleexi

    Jacbur

    Iga daa ha i juqajuqayne !, wax baa i haya'e -- waa soo xaday gabayga- waa lamayaqaan cidda tirisay.
  20. Taleexi

    Jacbur

    ma anaa xilkay gabay? ma adaa xumaan wada? ma anaa xanaaq badan? ma adaan xaqay garan? ma anaan xisaabtamin ? ma adaa xajiin jecel? ma anaan ku soo xulan? ma adaa xigsiisana ? ma anaan an kuu xilan? ma adaan kal xaadhnayn? ma anaan xaal i qabanayn? ma adaan xishoonayn????? bal adba.