Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Oba, don't you worry about it even my own siblings dismiss or bypass me with their proceedings fearing that I may interrupt the serenity of the discussed issues. Liibaan, ta guddoomayanimada waa layga mudan yahay ee saaxiib maad qof kale inoogu dhiibtid , yaa dadka aflagaadaynaya haddaad guddoomiye iga dhigto. Xubnaha iga sharafta roon inoogu dhiib bahasha. Knowledge management abuse garee!
  2. Very sad. Whose fault is it?, the guns or the guys?
  3. My interregional political strategy is zero problems with our neighbors. However, SL is a threat to Khatumo existence and it needs to be stopped by all means necessary until they give to Khatumo what is Khatumo's and to SL what is SL's . PL is just annoyance and the aflagaado of its leaders can be addressed in similar venue or ignored all together for the time being. No expansion policies on their part.
  4. Ahahah, why do you spin?, my views about PL are different from those I've for SL. May be I'm an outlier.
  5. Oba, congrats to the peace loving group but why did you deprive my birthright of being Khatumite
  6. Ma iskuulka warka xun in la soo dhejiyo uun baad ku takhasustay?
  7. The freedom fighters of Khaatumo are making ground and realizing the liberty has a price tag
  8. , Kismaayo iska daa warkeeda ee horta ma ladan tahay.....
  9. Sheeko xariir ka mid ah sheeekooyinka soomaaliyeed baa waxaa loo tebiyaa sidan: Berigii hore diinku inaanu lahaan jirin qoloftan adag, ee dushiisa ku genbisan, si kastaba arrini ha ahaatee maalin maalmaha ka mid ah baa shimbiro arkeen hilibka, wada casaanka ah, ee iska lugaynaya, dib bay shimbirihii isugu noqdeen si ay isula meel dhigaan sidii ay diinka hilibkiisa u hanan lahaayeen nasiib darrose markay weerar cir iyo dhul ah ku soo qaadeen, oo soo wajaheen meeshii diinku deganaa, waxay la kulmeen jab iyo halaag, oo diinkii oo qolof adag la huwiyey bay la haleeleen afafkoodii dhaadheeraa, the rest is history and markii la waydiiyey diinka halaaga ku dhacay shimbirihii wuxuu ku jawaabay; meeshii diinka loogu tashanayey sow Allaah ma joogin the moral of the story is meesha the blessed leaves loogu tashanayo, ee golaha SOL amaba fagaarayaasha kale ka mid yihiin, ambassadors of qaadku sow ma joogaan.? Additionally, cursing qaad day in and day out will NEVER diminish or slow down our social ills rather let us get to the genesis of our predicament. Btw, why do we even chew chat to begin with?, what are the causes?, Is it stoppable?, let us weigh its pros and cons?. Xukunka ha iska ridina ee bal dhan walba wax ka eega!
  10. Abwaan;898898 wrote: Reer tiin-tiin iyo reer booc-booc. Maxaa reer galool, qudhac iyo qansax-na loo hayaa?
  11. Taleexi

    Why

    The sings of the new times. Get used to it.
  12. Waan kaa shakiyey Abwaanoow ... Wax badan baad u warhaysaa , Sheekadu ma waxa weeye yaan la doogiye yaan la dacaroon.
  13. Oodweyne waa human dee muxuu ku hadlaa mar mar baa aamusku fal sax ah yahay.
  14. Tiro badanaa maxaa lean government-igii la sheegayey maxaa ku dhacay?
  15. Nuune, fadlan xaaskayga sawirkeeda meesha ka saar
  16. Taleexi

    What to do?

    Ta yarna Farah bashing baa ka soo hartay!
  17. Dhalasho wacan Khaatumo. Liibaan baan ka baqayaa inuu i budheeyo haddaan dhaho Khaatumo xafladaha yareeya waa misallocated resources'e:)