Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. U malaynmaayo in JB shaqadiisa diidan yahay.
  2. From my experience yes & no. Not easier yet convenient. I believe SOL is not smart phone/hand held device friendly unlike many other sites ... hence m.dns.com, like anything else it needs some resource be brain, time and how.
  3. Rag dumar baa isku dira. Chuba - lab baan kuu haystay xaal is in order.
  4. Imtixaankii waa dul dhigay. Imtixaankii waan ka dhex baxay. Imtixaankii waan ku durduriyey Haddana anaa mid abuuraya thus patented " Imtixaankii waan ku cayaaray"
  5. Waa sax. Let us not put the cart before the horse.
  6. Not now. Marka loo ogolaado reer Muqdisho inay guddoomiye ka noqon karaan Hargeysa, Burco, Laascaanood, Garoowe, Gaalkacayo iyo Kismaayo - kalsoonidu way soo noqonaysaa dabadeedna muddo deggenaansho uun baa laysku xirayaa.
  7. banaanbaxa is sexier - Oba haddaa wuu xujoobay..
  8. Showqi;907710 wrote: Abwaan, sxb Oba Iyo dad kale oo badan ayaa jira oo erayo cusub iska sameysta (Oba maalin dhoweyto wuxuu halkan ku soo qoray: limo habreed iyo limo eedo). Laakiin aniga ereyga iga xanaajiya markasta oo aan maqlo ama meel ka akhristo waa ereyga dibadbaxayaasha:mad::mad: oo ay ula jeedaan dadka banaanbaxa sameynaya. Taleexi, af Soomaaligii dad baa ku tuntey Showqi, bac ha igu xirin. Teeda kale Oba anigu waxaan u arkaa in hal abuurnimo ku jirto sababta oo ah markii ay ku adkaatay sida dadkaasi wax isugu yihiin ereyo uu isagu samaystay buu halkan ku soo dhejiyey.... Waase ereyo soomaali ah.
  9. Qaar baa oranaya, yaakheeyow nal ma lahayd, oh my gosh, if you've a flat tire on the freeway .. call box ma laha, i can't believe some people live in a such harsh life.... lagu lahaa rag baaba afar naagood qaba, iyo qaar kaloo badan .. In sum, God bless the say wallaahida...
  10. Even haddaan ku riyooday miyaanay sensitive info, the narration of such riyo ma wax halkan lagu shaaciyo baa, war wax fahan
  11. Liibaan: Aamiin, thanks and the same for you. Abwaan - I guess I'm smoking from the same pipe. When dust settles I'll have my say about these miss-allocated resources be human capital or material wealth balse hadda ha naga jiidhin xamaasadda damaashaadka. Dhalasho wacan Khaatumo
  12. Maba ogayn - No further exposure of sensitive info I neither dare nor want to share with SOLers. From this point onward, I shall exercise my fifth amendment as far as women in uniform are concerned.
  13. Showqi & Abwaan waad haleesheen ereyga ugu habboon. Afka Soomaaliga inta "say wallaahi-da" lagula hadlo keliya ma'aha ee waa af hodan ah use baahan horumarin iyo farshaxamayn hannaan dhexdhexaad ah leh.
  14. chubacka;907681 wrote: haha @ this thread. The Mexican lady looks like she's just killed 3 dozen drug smuglers and on her way to get coffee, I would not get in her way. She is actually a friend of mine. Abwaan knows it.
  15. Prof. Galaydh is a human and I've my own reservations on some of his stands but his opponents like Stoic believe their views, rudeness and monolithic political positions are holistic and divine. What is good for the goose is good for the gander comes to mind. "SL" president, Siilaanyo, is not rude rather grounded?, come on Stoic, for once give us a break for decency sake.
  16. lol@ AW -- anaa bedelay ee si sax ah baad u maqashay magaca. Reer galbeedku waa runtaa af-soomaaliga waa ka hodan. Bal Zack iyo Abtigis aan ka war sugno .... Haatu ma yara ee waxoogaa buu baadiyaha Gaarisa ku soo daahay. Yadadiilo waxbarashose waa ku jirtaa
  17. Abwaan;907304 wrote: Taleexi iyo Coofle, gabadha atariishada ah magaceedii muxuu ahaa? ISKA-DHAAR? Ilaah baa i lehe waa magac unique ah....Libaaxad iga dheh. Iska-Dhaar ma ahee waa isla dhac - Ninyahow Abwaan hadalku labo shub buu kuugu dhacaa.
  18. Abwaan: You've proofed to be true to your name. Jumca mubarak. Don't do anything wrong or illegal like me - it is Friday after all