Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. In its current political formation, Puntland needs a magnificent effort for reconciling among its stakeholders that is if it only wants to have genuine dialogue with her soon to be former regions. What is remaining may well reduced further if the direction of the state not altered.
  2. Someone got her nerve touch.. Ismalura, why are you mad?
  3. Ferguson: Aalliyah way taqaanaa Farahan ee way is yeelyeelayaa....
  4. Sheeko xariir iga dheh. Anna I'm about inaan qoro a pamphlet ku saabsan how girls who ka soo guursada Africa ay integrate lahaayeen hubands-koda in the mainstream.
  5. Malika . JB... makes similar mistakes every now and then. Ferguson: Ma hubtaa?
  6. Originally posted by Jacaylbaro: Subax wanaagsan Tutti .................... Wasssup Niggas ? Ha na caayin ninyahow ...ma sawirkaygaa aragtay.
  7. Originally posted by Kool_Kat: In fairness, could a wife discipline her husband? There is a school of thought regarding when Islam came to humanity, by default Islam consolidated all local customs into Shari'a Law....UNLESS otherwise stated or prohibited. Through these lenses, if the husband is out of character of which many of us are any way, if the wife steps in, takes responsibility and aligns the husband for the sake of preserving the union and the common good, how can there be a problem?. Nevertheless, I will leave that to the religious pundits to ponder. And, another question comes to mind. Does Axkaamtu change with time and space (seban and makaan)? not the Caqida?
  8. War ragga xumaantooda haddaan la rabin, xaasaskooda ha loo daayo.
  9. Nina: JB markuu marqaansan yahay waxba lagama qoro..... dimquraadiyadoodu waa mid gees xiir ah, oo waa xaydha jecli beerka jecli waxoodu.... sheeko soconaysana ma'aha....
  10. Libaax... if he doesn't heed your advice ... ban him on SOL
  11. War Xaajiga yaan nin waalan laga soo qaadin ee hadalkiisu waa gar'e tixgelin ha la siiyo.
  12. Qandali Maxaad SSC hubka ugu diiday ma kolay adiga kula soo aadayaan... cajaa'ib mise marqaankii kaluunka baad ka dhex aragtay
  13. Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Taleexi: quote: Originally posted by xiinfaniin: ^^Tan **** block, ***** ha la siiyo **** block na Ila ma Gidiro ha siiyeen waa talayda War ninyahow ha na dhaafin booska You have not seen Gandi's Kismayo pamphlet, have you? Nimanka lagama maarmo ee haku qabsan, Taleexi War hoy bal eega wax baa salag leh!, Ma walaalkay **** baa i leh iska daa kursigaa, anna waa ku sii indho adkahay, wax weyn baa siyaasadii ****-block iska bedelay ma is tidhaahdeen [ October 19, 2010, 12:46 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  14. Originally posted by xiinfaniin: ^^Tan ******** block, ********* ha la siiyo ********* block na Ila ma ********** ha siiyeen waa talayda War ninyahow ha na dhaafin booska [ October 18, 2010, 06:43 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  15. War muddaanu lahayn aynu xag jirnimada iska deyno, oo taariikh dhexdhexaad ah caruurteena uga tagno balse sida ay hadda sheekada ku wadaan, waxay la mid tahay, ninkii sidan soo socota u talo xumaystay oo kale. Beri baa nin wuxuu haystay kildhi uu shaaha ku karsado iyo ri' uu caddayska ka maalo, dabadeed maalin maalmaha ka mid ah ayey mushkiladii ninkii haleeshay, ri'dii baa madaxa jalamadii la gashay, markaasaa ninkii talo ku cuyubantay, arrini waxay ka fursan weydey inuu wuxuun sameeyo. Talona waxay isu tustay inuu ri'da gawraco, dabadeedna ri'dii buu qoorta u dheereeyey, maba filan in madaxa ri'du ku hadhayo kildhiga , arrini tii hore way kaga sii daraatay, oo ri'dii dhimatay, balse madixii baa weli jalamada ku sii jira, haddana ninkii wuu tashaday wuxuuna go'aan ku gaadhay si uu madaxa meesha uga soo saaro inuu kildhiga kala jebiyo, taas wuu ku guulaystay, balse talo xummadiisii waxay dhaxalsiisay kildhi iyo ri' la'aan sidaas oo kale bay wallaalaheen wax ku wadaan, dee markaa soo joog ninkii laga waayo soo jiif baa laga helaa.
  16. Anaa kaa aqaan Xiinow raggan oo weli heerkaa may gaadhin balse daniba diyaaradan way uga tuuri ama anna mid baal Taleex ka taagi u Jacaylbaro ku sawiran yahay, oo caruurta bari waa sheydaan ee iska jira.