Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Good song by Fiska. Thnx NinaNC for sharing.....
  2. Taleexi

    My Tribe

    War tani qalanjo ma' ahe yay ku cunin.
  3. My cousins are coming but they're slow in motion if you know what I mean.
  4. Nina warku intaas ma ku eka oo inta SOL lagu wada jiro jadaafadahaa laysu qaadayaa. Nina, in all fairness, ka waran haddaan adiga iyo Ngonge idin dhexgalo?
  5. Haatu, Kula yaabi maayo oo Nina aqood baanad ahayn hadday iyadoon dheg la qabto lahayn soo rogaal celinaysaa...
  6. Sayid: Conflicting parties should heed your impartial mediation efforts.
  7. Ookiyaalahaa iga jabay, taas ishaad ka riday. Balse, hadduu Ngonge isku dhex yaacay xaalku ma qaniinyo qaniinyaa kaa fujisa miyaa - Illaahay amarkiis Maxaa ku dhacay xishoodkii dumarku uu lahaa?, maxaa ku dhacay common sense-gii, maxaa ku dhacay logic-kii iyo natural instinct-gii mise sheekadu war ku kacsasho uun bay idinka ahayd.
  8. War Oodweyne ha la dhigo.
  9. Aaliyah khiyaali bay ku nooshahay, hadhowna waxay na waydiin doontaa Yacht, jet and a range Illaahay amarkiis
  10. Originally posted by NinaNC: lol@Che Fiiri, taasi aan soo qorey ama aan hadda qorayo ma ahan a debate odeyahow. You are smart enough I gather to recognize the distinction between a debate and a statement nooh. Teeda kale, I never tried to chat with you adeer NEVER, adigu uun baa isku key dhadhajiyo oo isoo raadsado marwalba markaad u baahatid qof attention ku siiya. Waxaana kugu bishaareynaaya inaad hesho qof kula sheekeysta oo ku qosqosla matagaada oo desperationkaada ka bixiya. Nina: Oo maanta xishoodkii ma gurigaad ku soo ilowday?
  11. Maahmaahda ha khaldin: .... turub baray bay ahayde . Nina: Calooshaaba i xanuuntay markaad adeer igu tiri Illaahay amarkiis
  12. War sheeko kale oo ahayn waa lay dhirbaaxi karaa iyo layma dhirbaaxi karo miyaan la hayn? Nina: bootada sida loo allifo iskuulka maa laguugu dhigay? aniga iyo CH heshiis baanu nahay oo dhibi ma jirto.
  13. Originally posted by chocolate & honey: Not my natural instinct but other religious interpretations coupled with logic and understanding of the human behavioral patterns. I personally appreciate people who think outside of the box and make me uncomfortable such as you but remember your monolithic view of life, or at least on this matter, is like my way or the high way. Waryaa Seyidka: Anigu CH kuma dhacayo malaase garaacid yar way ku fiicnaan lahayd
  14. Dhegahaygu waxaanay maqlin ha ku khasbin
  15. I'm not and, I'm a staunch supporter of separation if couple can not live in peace where mutual respect is the norm. But, I want to challenge the premises of the argument the term "beating" can be associated with different connotations, and your natural instincts are tempting to overwrite some religious text interpretations, and that is the danger I see.
  16. Taleexi

    My Tribe

    Kuwa unhappy-iga ah miyaa lala guursaday tolow? Nina: Su'aal aan qabaa?
  17. Is bunching her in the stomach too far? by CH... I call that caressing What about kicking her a couple of times? by CH: This is also called kick-boxing and is used when couple wants to skip the gym.
  18. Geel_jire: Ciddii ku maqlaysa baa wax loo sheegaa, CH, Ismalura iyo gabdhaha kaleba markay soo degaan baynu arrinta u saafaynaa. Haddii degdegsiinyo door dhalaan kaadshiinyona kiish lacag ah ayuu dhalaa Ma hadday noo keeneen dad guri iskula nool marna si accident ah isuguma dhacayaan
  19. Xaaji: Having different opinion than his, sometimes, doesn't mean that I don't support SSC objectives. Unlike secessionists, we still have the choice of disagreeing on some matters. Garad Saleban is also another elder of whose opinions I'm strongly against. With that, where is the source of this? you guys don't have clothes.