Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Waad iga qosliseen Wallahi this cracked me up and kicked off my Sunday morning... I think shahaadooyinka qaar jinnigiisaa u qaatay ee physically he couldn't be in different locations at the same time.... The world we are living only Somali wannable presidents can have such fascinating Resumes. La yaab, Cajiib, amankaag, iyo weliba dhabano hays iga dheh. ILLAAHAY Amarkiis!
  2. Soo dhowaw.... haddaadse Complex Girl tahay maandhaay halkaaga naga joog... timirtii horeba dab loo waa
  3. Ju mer man vet, desto mindre man vet: Swedish proverb as well The more you know shows you the less you know when loosely translated.
  4. The clan enclave has every damn right to disassociate with the union but without distortion, misinformation and misrepresenting who they really are, and concealing what their end means is is not too much to ask. I care less if they secede with their triangle cities. Live and let live or let us all be in endless cycle of violence...... SL can NOT have both ways, period.
  5. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Dooli wadkiisa galay, shaarbo makulaal aas ku ciyaaraa . Hadda Soomaalida wedkoodaa galay oo qoriga caaradiisa bay ku ciyaaraan. Deriskaaa mar ku dayo, mar ku diin, marna ka darow.
  6. Tea party is hurting more on republicans than it is on democrats. If you don't see that trend now, come back after November and share with us what you find.
  7. Sayid: Haatu collecting e-hugs from left to right is a matter of a concern for all of us and I feel your sentiments . With that said, Xamar will rise from the ashes IA. No power on earth can tie it down forever. Even though I took my first 7 years of my life in Shalanbood then Xamar, I vividly remember its beauty, my everlasting friendship with school mates, friends is something I cherish every day, when I compare her pics before and after, I hallucinate .... Rest assured though, Somalis built it and the same Somalis destroyed it and, finally only Somalis can restore the glory days of Xamar....Clearly, that calls lots of effort and hard work and let us hope that be the case.
  8. Taleexi

    My Tribe

    War kuwan yaryari waaba nacnac oo kale, Ma'ansha Allah Illaahay amarkiis.
  9. Nin baa laga sheegay ma dabto, oo ma dilo, oo meeshaan maroba way ka boodaysaa...... Liibaanow keligood qumanayaasha ma baratid miyaa?
  10. This is only a tip of the iceberg for what Al-Shabaab has in store for us.
  11. Taleexi

    My Tribe

    JUxow labadaa kala daa sawiradaana waa xasuustaa, iskoola kama aadin Soomaliya, way adag tahay in laysu guuriyo, miyaanay?
  12. Taleexi

    My Tribe

    Aaliyah: Denbi ma'aha haddaanu timahaaga kaa waraysano, xaq baanu kuugu leenahay illeyn rag geyaankaa ah baanu nahaye. Teeda kale, adaaba gabadha MMA daba dhigtay, ee maxaad u dan leedahay?
  13. Taleexi

    My Tribe

    Woow dhammaanteen waa isu da' dhownahay haddaadba sawirkaa xasuusataan :... iskuuladee aadi jirteen.
  14. Taleexi

    My Tribe

    Aaliyah: Caano geel ogow habeenka arooskaaga, waa hadaad talo iga rabtid.
  15. Taleexi

    My Tribe

    lol @Zack: Wax walbaynu isu noqon karnaa Zackoow ee aynu kala xishoono..... Aaliyah: MMA kama wada helin gabadha se qaar xubnaheeda ah buu ka helay. Balse adigaaba gabadha timaheeda wax ka sii sheegaya ee kuwo ka qurux badan miyaad leedahay
  16. Taleexi

    My Tribe

    Ma anaad igu soo rogtay, wallee ERAYGAA dib dibnahayga u soo marin maayo, balse sida aad u shareertay hadafkaagiina u gaadhay ammaan iyo wax ka barasho buu mudan tahay.
  17. Cara: Ngonge may well be the culpirt here.
  18. Taleexi

    My Tribe

    Kelmada dhabida baan ka baqay inaan NinaNC u sheego, illeyn Xiinow waxbaba kama xishootid. Caanaha geela waxaan ka baqayaa in pharmaceutical industry-gu patentiyo inooga samaystaan marba hadduu cialis iyo viagrahaba bedelkiisa noqon karo
  19. Taleexi

    My Tribe

    Your aragti is valid; Illaahay amarkiis.
  20. MMA thnx bro.... Go Xaayow go ¡