Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Malika: Xaal waan bixinayaa inader of which I will pay it handsomely and in a timely manner. Ismaluray, ninkaa Zack ah inaad isla keeni lahaydeen bay u egtahay, waa haddii aad magacaaga micnihiisa ka run sheegaysid, ee naga daa rabshada.
  2. Waayahee xaal qaado, nevertheless, the sign on his forehead needs to be dealt with by any means necessary
  3. Malika: Let the kids rejoice. Daa ciyaalku ha is maaweeliyeene!
  4. Sannad wacan oo wanaagsan, waan kaftamayey, oo waxaan ku idhi markaad difaacday M . Mukhtaar, maadba ku qabatid, yacni hit on him
  5. Regardless the author's persona, the problem persists! as they say; what you resist persists. Malika hadduu qoraagu saa u fiican yahay maad ku eegtid inader, @ Ismahan....naga daa ciyaarta, and finally, I'm Zack's and Ismalura's wedding planner, so far no major obstacle I see
  6. How many more decades and, how much more tetra bytes of rebuttal secessionists need to smell the coffee and, realize that their quest of recognition for the clan enclave is elusive and remote as it has ever been. Only federal Somalia where power and wealth shared evenly and in proportion is the best offer that the wise people in Hargeisa and Buroa should expect from us. Anything short waa shimbirayahow heesa! ee bal dhaantada iyo isu jiibinta inoo tuma.
  7. Big powers are yet capable of redrawing so called borders because they seem not to be happy with their first draft.
  8. And, Some where on the cyperworld, namely SOL has no short of id-iots!
  9. Saaxiib Sayid: Bahasha soo xawaashee intaadan halkan ku soo dhejin, hadda waa iga talo
  10. Haddii aad soo hoyatana ma taqaanid sida looga qayb qaato hawlaha guriga ka socda. ;)
  11. Ismahan: Axmed waa imtixaan laysu soo diray anna intan hoos ku xardhan baan la dhacay, in kasta oo markaan dhambaalka dheehday aanu wax la tuuroba lahayn... Alla dumarow maad ragga waalida cas ka deysaan. Way ka soo gudubtay oo waxay u timid reerkayagii, anna waxaan bilaabay inaan maalinba qof kaadhka cas siiyo. Markay hooyaday soo gaadhey ayay tidhi: casaan sii, anna waxaan idhi qalad wayn may galine jaalle ayaan siinayaa. Waxay tidhi: jaalle hore ayay qabtay!. Yaa siiyay baan idhi? Anigaa siiyay bay tidhi. Haa haddaa waa la siinayaa ayaan idhi aniga oo hooyaday ka naxsan naagtaydana ka xishoonaya, istaaqfurula ka baqaya. Markay cid walba iga jartay waxay bilawday inay ilaalo xooga I saarto. Waxay faro galin toosa ku samaysay waqtigayga. Habeenkii haddii aan sagaalka ka danbeeyo cadho ayuun bay is abudhaysaa, waxaanay af labadii ku leedahay: Oradoo tii aad ku maqnayd doono. Haddii aan ka soo horeeyana carruurta ayuun bay bogga sidaa ugu haysaa. Oo haddii ay caruurteeda haysato adigu maxaad ka rabtaa? Miyaanan bogga u baahnayn anaguba? Oo adigu ma carruur baad tahay? Haddaanan ahayn maxay sida carruurta noogula dhaqmaysaa? Adiga ayaa carruur iska dhigaya. Sideen iskaga dhigayaa? Waxaad iskaga dhigaysaa haddii aan lagu odhan soo hoyo, ma taqaanid sida loo soo hoydo. Haddii aad soo hoyatana ma taqaanid sida looga qayb qaato hawlaha guriga ka socda. Wallaahi anigu noloshan kuma jirayo waayo waxa la iga jaray asxaabtii iyo ehelkii.
  12. Ismahaneey: Siduu sheeko xariirta u sameeyey baaba iga yaabisay. Waxaaba iga sii amankaagiyey sida meelo badan markuu taataabtay aan mooday inuu iga dhex hadlayo. Ugu danbayn, sacabadaadaa biyo lagaga dhergaa bay Soomaaliyi hore u tidhi saas darteed af hooyo waa lama huraan, isaga uun baadna ku ciil bixi kartaa, oo cadkaaga ku goosan kartaa.
  13. Showqiyow: Kumaa labada oday daalan?
  14. Dhambaal xiiso badan weeye ee ha moogaan..... Waxay ugu daran tahay marka aad guursato qof aadan jeclayn. Waxayse ka sii xun tahay marka ay ooridaada noqoto qof aan ku jeclayni. Waxay ugu wanaagsan tahay marka ay afadaada noqoto qof aad is jeceshihiin. Waxase ugu fiican marka aadan guurba isku deyin. Waayo guurka sabankani ma buuq yara, rabshadna ka naftaadu kugu hayso ayaaba kun jeer kaa badan. Yaase arrintan dareensan? in yar. Oo tolow dadkaa yar ma ka mid baan ahay? Maya. Oo haddaa hawlahan yaa ila socodsiiyay? Gadaal baad ka ogaan. Ha I Go'doomin Gabadh yahay!!
  15. Mr. Osman, a classmate of the Born Again Secessionist, Mr. Sifir has put in his place... Please, read an excerpt of the piece below and its full version on WDN "I read an interview you gave to Somaliland.org on your return to Hargeisa. Obviously endearing yourself to the secessionists, you justified the breakaway of Somaliland from Somalia by drawing a false analogy with other failed unions. To say the least, your reasoning is seriously flawed. Those other countries, such as the former USSR and Yugoslavia, broke up after reaching a common accord. That is not the case with Somaliland. One clan opted for secession and today's Somaliland is a one clan entity no matter how cleverly it is packaged. How sad that yesterday you were defending the union when you were a minister in the TFG and today you are defending the secession! So much for consistency. " http://wardheernews.com/Articles_10/Dec/26_sifir_osman.html
  16. Have used it for years. Resourceful site methinks.
  17. Naga daa Aliyah.. sexi baan ahay baad noo qarinaysaaye .
  18. Han snacker norsk sprak!.... looks like he is based in Norway since he and the audience are interacting in Norwegian
  19. I think since the page is CMS based certain appearances can't be controlled. However, for me logging in was a tall order and lots of my posts went with the wind. Overall, I am for it the face lift plus I commend to those whose time and material wealth invested in the forum. With that said, I will come back with my sentiments regarding how the data migration would have been implemented for the sake of minimizing the data loss.