Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. NASSIR: Great development. More of such gatherings that merely focus on development and self reliance are what needed more than anything else.
  2. Wq. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Jan. 14, 2011 Maan guursan, imanay guursan; ee waanu is guursannay. Ma jecli inaan kaaga warramo sidii ay ku noqotay ooridayda iyo goortii aannu is guursannay, baahi badanna uma qabtid ogaanshahooda. Waayo hadh iyo habeen waxaad aragtaa dad gurigooda la yagleelayo iyo sida ay isku guursanayaan, annaguna dadkaas ayuun baanu ka mid nahay. Haddiise laga tegi waayo waxaannu wada joognaa muddo ku siman sannad. Muddadaa dhib iyo dheefba waxaannu kala mudannay waxay ku yaallaan diiwaanka xusuus qorkayaga. Ka soo gudub, haddii aan iyana wax yar kaaga bidhiiqiyo qaabkii is calmashadayada, horta sida aad sawiran karto laba qof mid uun baa wax caashaqa, ka kalena waa la jeclaadaa. Haddaba aniga ayaa jeclaaday, iyaduna iguma nicin kalgacalka iyo caashaqaas. Bal iyaba waa yaabe, aniga oo jecel, haddana bilowgii si bay iigu ad adkayd, is fahankayagu ma wanaagsanayn; la jooggeeda aad uma jeclaysan jirin, la kulankeedana waaban ka meer meeri jiray. Sheekadoo dhan halkan guji Axmed (Deeq) aragtidayda waa sheeko xariir weliba ta male awaalka ku talax tegay.
  3. Marka shimbiraha loo heeso baad goroyada u heestaa. Alpha Blondy;684730 wrote: is tribe even an issue for young people these days. give them jobs and take care of their interests and you'll find that no one really cares about tribe. look at somalis in the diaspora, they are the ones who are deliberately exaggerating the role of tribe, so as to justify their self-imposed exile from Somali peninsula. here in the somaliland, we dont care much for tribe because we are focused on developing and any obstacle to our targets will be removed - including tribe.
  4. Xaaji Xunjuf;687505 wrote: A great Somali poet once said Waxa jira mashruuc aan la gelin lagana maansoonne Dibnahaa maroorsama ninkii mawqifkaa gala'e Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne Midda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaaye Maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyey macdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay Somali woman out there are all gob and they deserve our respect it's us the somali men who will be held accountable for their Misery,, Meelkasta gabadh Somali ba ku dhibaateysan whether it's in yemen sanca saudi arabia talyaaniga libiya Ceelasha biyaha xammar kenya Somali region in Ethiopia Xita naagahan la xumeyey eeh hargeysa allow no sahal oo ceebtooda astur . Somali woman are our sisters wives daughters mothers aunties Xaajigu markan wuu asiibay. Qadarintaa yaa XX.
  5. Well put!. Hadal iyo dhamaantii hablaha cunno fiican raggooda ha siiyaan haddii kale You reap what you sow iga dheg
  6. Markaad ereyada hoos ku xardhan qortay baan ku hamiyey inay ku qurux badnaan lahayd adigoo yare miisaama oo u muuqan too much negative while still maintaining the messages' intent thus, I said wax iskula har in a nice way if you know what I mean. As far as my Somali deficiency is concerned, I'm a good student who is open to new ideas and enjoys the beauty of life because I learn something new every day ee bal ii bidhaami meeshii aan shadka iyo medka ka tegay. BOB;687288 wrote: Juxa, Adigaaba kasii daray...banooniga daji oo play it on the ground...aaah you need to visit your neighbours more at the Emirates... Koleey nin walba isagaa yaqaan siduu uga dabaalanayo...mugoo aniga waan is dabari karaa...agteydana qeylo iney kasoo yeerto waa habeenkii xalay ahaa oo tagay... Juxa...saaxiibadaa u sheeg inay bartaan sida wax loo kariyo...Yurub waxaan ugu imi marwo lasoo taagan sida wax loo kariyo ma aqaan oo aan hadana xishooneyn.:mad: Raashin ma aha waxa guryaha qaarkood laga kariyo oo unhealthy...wax wada saliid miiran sida inaad makiinada saliida joogto ayaa hortaada lasoo dhigayaa...I hate Lidle...kuwaa waxee gadaan waa disgusting...caloosha waxa Faarax kasoo riday waa qashinka guriga looga xaaqo ee maskiinka wadnaha intuusan istaagin ka daaya ilaah baan idinku dhaariyaye. Peace, Love & Unity. Peace, Love & Unity.
  7. War xaaraantaasoo kale barako la'aanteeda ka sokow... waa full time job. How many DOBs, SSNs, Ten Digits, Names and addresses you need to associate with on the fly or as the need might be.... qofku muu minimum wage meel kaga shaqeeyo with his dignity in tact. Allow sahal umuuraha.
  8. @ ma gurigii Aabahay baan cuno ka waayey...
  9. Bilan & Malika: Xaajiga ha igu dirina waan saxayey uune, Allow alle mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay, maxaa iiga gidhiish ah.
  10. Bisinka labada qofba waa laga rabaa.... balse isla shaqayn waa lama huraan haddaan rabno inaan horumar ka samayno aafadan inagu habsatay..... Bob: Saaxiib wax iskula har.
  11. Ma kii fa-qa-sh-ta ahaa baa? thanks Xaaji he is not the legit Garaad for the JS though... just for your kindly info.
  12. Lol @ Bob: Knowing how to cook should be essentiall to all of us... waxa faaraxa caloosha ka soo riday gallon saliid ah baa la soo hor dhigayaa... dabadeedna lugo baaasto fiino ah baa ka soo haraya iyo calool foosto le'eg.
  13. It is sad that the national security apparatus is being outsourced one after the other until our nation becomes on the mercy of outsiders. As Nassir put it, we need genuine development projects not guns if I may add to.
  14. Sheekadu rational way ka tagtay oo cirkay isku shareertay. Wallee dumar iyo rag goor ay heshiinayaan waa garan waayey... Maahmaah Soomaaliyeed baa odhanaysa: Saddex saddex ka bari waad ka helaysaaye, saddexna saddex ha ka baryin kama helayside Rabbi jano ka bari waad ka helaysaaye, waarid ha ka baryin kama helayside Shiikh cilmi ka bari waad ka helaysaaye, xoolo ha ka baryin kama helayside Dumar guur ka bari waad ka helaysaaye, yeynaan islayn ha ka baryin kama helayside Sidaas darteed, Ismalura iyo kooxdeedaay banooniga dejiya.
  15. Lots of ifs and ??? are stated in the piece. The article deserves an hour discussion for Political 101 class but beyond that it lacks substance.... How many clan self-styled, mini states does Somalia really afford?
  16. Saaka madaxaa i xanuunaya.... waxna sidii aan rabey uma shaqaynayaan, Illaahay amarkiis.