Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Is your peace quest displacing, maiming, killing and causing havoc in SSC regions? if that is the case we need to coin a common definition about the term "peace" as such we can avoid further confusion yaa Xaaji.
  2. Abti, ciidanka habruhu wax ha iska celiyo, koleyba nabadii diideye bal colaadu meesha ay ina geyso waa dhowrnaa!
  3. Maxaa laysugu dagaalayaa haddaan dadba deganayn.
  4. Sheekadu ma square one bay ku noqotay after 20 yrs. Eng. Faisal horta ma waalan yahay mise waa miyir qabaa? ma maamulkii habraha buu maantana yidhi ha layska wada dhex arko.......... secessionists, ninkaa iyo codbaahiyaha (mic) kala ilaaliya, hadda waa iga talo Illaahay amarkiis.
  5. lol @ "Maroodigu takarta saaran ma arkee ta kan kale saaran buu arkaa" baa maanta talo isku fuuqsatay.
  6. Jacaylbaro;693813 wrote: Waa mashruuc ay rag doonayaan inay dhiigga dadka kaga baayacmushtaraan ,,, waanuu dhamaanayaa insha Allah sida ugu dhakhsaha badan. Been kumaad sheegin waa mashruuc rag doonayaan inay lacag ku urursadaan. Waa idinkii ku waashay ONLF iyo Al Shebab baa meesha soo galay.
  7. lol @ Abwaan,.... Somalina, prof-ku intaanu u ordin madaxtinimada wadanka bal fadlan threadkan u sheeg ha akhristee waxaaba laga yaabaa inuu ka waantoobe'
  8. Abwaanow: Waa bishaaro'e ma qof qabiil ka maran yahay baad noo ogtahay?.... if you are at the library, swing by.
  9. lol @ marketing classes; you may also do swot, growth-share matrix and other marketing techniques available on him so, he can be saleable to us. Coming back to the point, unlike brother Zack I think the guy is over qualify for Somalia presidency thus, he should opt out, or Somalis will opt HIM out fairly quickly.
  10. The spin never stops..... Ma reer Burco uun baa Soomaali caqli ka leh bay sheeko maraysaa.... Dakhtarnimoy xaal qaado Dr. Yusuf sheekadiisu waa dab dhaxamooday maxaa lagu daweeyaa!
  11. Qof walba gar leh miyaa sheekadu, Allow Alle anigu waa ka dhaqaajiyey.
  12. Che: War is always bad but the agressors must be crashed until the peace is cherished by the parties in the conflict.
  13. Somalina: Ma ila aragtay walaalaheen qar bay jafayaane markaad la talisona adigayba daalac kuu raacayaan!
  14. Xaaji Xunjuf;693460 wrote: happy day for ciidanka qaranka iyo ummada qaranimada Jecel Taas waa kugu raacsanahay. Ummadda qaranimada jecel ha guulaysato Insha Allah.
  15. Saalax;693461 wrote: Taleexi. Maxan "inshallah" uu kaga reebeeye? whoever attacked the innocent people in qorilugud and now the army. Shall pay. Inshallah. Bal aan eegno in Alle aqbalo
  16. Saalax;693457 wrote: Cidaanka Qaranka wa ini shaaqo ficaan ka qabtan kooxdan nabadiidka ah ila gudaha magaalada Buhoodle(saldhiigoda). Inshallah. Allah is just markaa Insha Allah-da ka reeb hadalkaaga.