Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Taleexi

    Wake up

    Tolow nin danbe afka ma ku taagi doontaa! eesh calaa dhirbaaxo.
  2. Waxaa ii muuqda Maandeeq inay foolanayso waxay dhalose we all shall wait and see.
  3. Bashiir: Garwaaqsaday hadalkaaga ee iga daa saaxiibow dacarta ha igu kicine
  4. Sir Siilaanyo is a gift from God. All SSC needed was him. We are grateful to the lord.
  5. Bashiir;700141 wrote: Ma sida hufan ee loo qoray, mise dhacdada lafteeda? Farshaxamaynta iyo falka dhacayba waa taageersanahay.
  6. Bashiir;700161 wrote: Lol. Mujaahid, daris wanaagu yey dani ugu jirtaa? Waa su'aal xambaarsan in ka badan kun su'aalood oo kale. Deris wanaag ku wada noolaanshaha waxay dani ugu jirtaa beelaha halkaa ku wada nool oo dhan haddaadse u aragto in dad gaar ah dantoodu ku jirto waa adiga iyo garashadaa! ee bring it on.....
  7. ahhaa.... markaad igu daadisay baan is idhi malaa ciyaal bay leedahay ...... 1-da Maajo baa elementary iyo hoose dhexe ku bartay ... Bilicda san ee Xamar caddeey meel ciyaal iskuul ka dhigto, laguna koriyo alleylehe way u qalantaa. Dee naga daa weedha "Koonfurianska" ma JB iyo XX baad ku hadaaqaysaa ereyadoodii ay dadka ku kala qabin jireen.... innaga oo dhan baa hal qoys ah... mar mar baad iska waashaa horta
  8. Somalina: Kuwaagii ma u dirtay!
  9. I sense semblance of peace there where city dwellers and bets can coexist... Ma'ansha Allah.
  10. War yarka Xaaji ha la ii daayo. Horaa loo yiri ilaa wan weyn la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan. PL bay Xaaji kaga dhigtay, habar dhali weyday aleelo ku waalatay.... D block inuu dhinto oo dhulkiisa xoraysto diyaar buu u yahay intaa ka dibna derisnimo wanaag idinkula noolaado balse hadda xabad uun baa inaga dhexaysa.
  11. Personally, I am more supportive of the violent dimension of the struggle, of course considering the psychic of the secessionists, but it seems some think such demonstrations as if they were complimentary to the ultimate goal of ending the oppression. We shall wait and see where Isak and Other clans showdown in the north leads us. No injustice can last forever. For SSC; sorry to inform you that freedom has a price tag on it.
  12. Hope Hargeisa admin doesn't misused the aid dollars for oppressing others.
  13. Khadar: No injustices can last forever. People of the area need to face the common challenges in unison.
  14. Horta waa su'aale, Xaajiga farihiisa iyo fikirkiisu ma isla shaqeeyaan?
  15. Somalina;698807 wrote: Xukunkiisa mee? he is a free man today. Xataa Waraabe kama uusan hadal...lol... Waraabe SSC iyo Shariifka bay kaga dhegtay dee! Waqti uu odayga Jarmalka ah wax kaga sheego ma hayo...
  16. Axmed-InaJaad;698757 wrote: maku fahmin adeer? waxba iga ma sii ah. videoga un baan raadinayaa for research iyo sidii aan uu firsado. Belo ku researchaysay...... maba dhalan ee dhowrtaysan ogaa!
  17. Timmies ma popular coffee house-kiina baa?
  18. Somalina: Ma bilaa coffee baa maanta.. waad kacsan tahay baan u gartay Illaahay amarkiis. Ahmed Ina-Jaad: Maxaa kaa si ah?
  19. Somalina: Wax fahan sheekadu waa virtual embrace via cyperspace!