Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Xaaji wuu khalkhalay.... wax walba ma soo dhejinayaa!
  2. Ma odhan waa beentaa, mana odhan waa runtaa balse wax waa la waydiin karaa qof kasta baan taagnahay bal waataasaye car hadalka afka ii geli.
  3. Jacaylbaro: Mujaahid Xaglatoosiye wuu ku baasay imtixaankii waxayse kuwii wax weydiinayey ku yidhaahdeen Siilaanyo baa kugu xiga.
  4. Been ma sheegin markaan ku idhi marfuucu qalam baad tahay... war wax ila fahan SSC samaday gashay ninyahow. Mujaahidka ku lahaa, haddii Siilaanyo mujaahid yahay Suleiman Al Farizi-na ma budhcadbaa? Mujaahidnimoy xaal qaado!
  5. Xaajiyow waxba lagaa qorimaayo oo marfuucu qalam baad tahay ... SSC way dhaqaaqday and northern regions of Somalia will never be the same. With that said, anybody can be alleged and questioned relating to terrorist charges but the defedents have to prove otherwise. Where will the warmonger of Siilaanyo and the likes hide?, qofka guri quraarad ah ku jiraa inuu dhagaxtuurka bilaabo ilama aha..
  6. Ku dayo professorinta ku dayo weeye sheekadu.... Abwaan la qabso saaxiib... anna waalidu waa igu soo jirtaa!!
  7. I'm a great opponent of these lands but somehow I feel like something is coming out of it. Are Somalis there yet?
  8. Ogoobay aqoondaridu waa dulliyo leele....... Halkan wuxuu caashaq qabe, Cali Maax, muujinayaa inay aqoon dariyi, iftiin la'aan tahay........War hoy dhalinyaroy aqoon dalabkeed ha mooganaanina.... Bare sare.... Showqi mahadsanid.
  9. Fa'in lam tastaxyi fasnic ma' shita.... weeye sheekada Xaabsade... I guess his name says all !
  10. Wishing success Maakhir Uni!
  11. Nice historical name... Hope there won't be any disputes!
  12. Wejibook is both blessed and cursed avenue for communication at the same time.
  13. gooni;708053 wrote: Aan qaato qaybtii geel jiraha maadaama aan kaligay ka joogo Ragga doonaya in la qayb qaybsamo waa kuwa aan waxba ka aqoon somaaliya. waa nin aan baydhabo ku dhaxamoon canabna ka cunin waa nin aan harsan geediihii gedo gaarina kula silitayn. waa nin aan kismaayo shirinbis ama ganbari ama rubiyaan loogu shiilin waa nin aan xeebtii liido ku dabaalan iyo abaay dhaxan waa nin aan hiiraan geedihii baarta ahaa qoone ka tuuryaysan waa nin aan mudug subag idaad ka kaban waa nin aan daawan fardihii nugaaleed oo banaan daaqaya waa nin aan bari maraq kaluun dhidid ka keenin waa nin aan buurtii daalo dusha uga baxin waa nin aan sayladii burco rati ku gadan waa nin aan hargaysa ku qayalin markuu marqaaman mujaahidow loogu yeerin waa nin aan boorame wax ku baran jeebka korana qalin gashan dadnimadu waxay ku jirtaa midnimo cadowgeenuna waa midnimo diide. waxba macna ah samayn mayso laan laan snm lagasoo min guuriyay. Keligaa kama joogtide ...balse war nuxur leh baad soo dhejisay.
  14. Considering the incident's face value, they deserve to be killed unless otherwise set forth
  15. Shall we leave @ neither PL admin. nor SSC is without blame? mise waynu sii qasanaa?
  16. Ka u horeeyaa waa shuluq maba ordi karo tolow maxay waardiyayaasha ugu dareen..